ALI DHAANTO -CALI DHAANTO BELXAROBEY VIDEO DHAANTO CUSUB

preview_player
Показать описание
#alidhaanto #belxarobey #dhaantocusubalidhaanto

ALI DHAANTO -BELXAROBEY- OFFICIAL VIDEO 2014
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
SOOMAAL TUBE NEW VIDEO CUSUB SOOMAAL TUBE NEW VIDEO DHAANTO iNC VIDEO CUSUB
VIDEO CUSUB SOMALI
SOMMALIDA
AF SOMALIA VIDEO
ALI DHAANTO ( ALI BASHIR) - DHAANTO

DHAANTO - ALI DHAANTO

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hello! I’m an American who lives in the Midwest of the USA. I would just like to say that this song is one that I listen to about 2-4 times a day. Although I don’t understand what he is saying this music is beautiful. Until today I never knew that there was a music video so I’m very thrilled to be able to show others!!!! I’m very blessed to have stumbled along this music.

Aronblack
Автор

Dhaqankeena marka Dib u eegto waxan Nahay Dadka ugu Dhaqanka wngsan Dunida 🌎 bil shardi 🇸🇴 ❤️💯

somaliisone
Автор

Dhanta dan xasuus ayee igu leedahy aniga iyo xaajigyga oo wada shekesana buu idhageesin jiray hadana rer buxa masha allh sadex caruura heesta iyo mid Soo socda ilaahow na xafid

fadumoismacil
Автор

I love #Ogadenka bcoz dhaqanka way jclyihiin from #Gado 👍

engabdi
Автор

Mxuu ragu wakhti soo joogey🥰
ILAHY CMRGA HAKU BARAKEYO
ALI DHANTO🥰

aravattali
Автор

runtii cali dhaanto dhaqankii iyo waaya nolaleedkii hore ee soomalida si fiican buu u turjumy masha allah

cjabdiwahabjamaabdi
Автор

hadey Somalinimadu kuğu weyn tahey like ha ulfin this💏💏💑💑💪

boqoradadadkamadoow
Автор

i said once and i will say it again''  ma joojin karo dhagaysiga dhaantadan, ali dhaanto waad ku mahadsantahay dhaantooyiinka qiimaha badan ee aad noosoo gudbinaysid wish u long life brother

abdilleelmi
Автор

Ma iloobi kari dhaantadan wxn kuxidhnaa jeel ogadeniya 😭marka eyso baxeysay qof jeel ogadeeniya yaqaano like dhac ha iigu siiyo👉

ahlukheyr
Автор

I'm from Ciyaal xamar wan jeclahey dadkeyga Gelin ka 5aad Somali galbeed Somalia hanoolato❤️🇸🇴

abdifitahafrika
Автор

Wadku daayooy
Waayo raagtayeey
Honoy wacad maan dhiganaayeey ❤
Maxay dhaanto tahy 19 10 2022

ayoubgelgaxshe
Автор

Kama daalo dawashada dhqankeena 2020 CALI DHANTO HORAY UZOCO HNO FROM RAAAASO MY HOMEY🖤

inamohamed
Автор

xishood nagu dhamedey hadaa nahey gabdha somaliyed qaar ilahey xishika kaqadey ma ahee

boqoradadadkamadoow
Автор

Yaa dawanaya 2022 waxi Ogaden ahow like sara❤✊

najiibhassan
Автор

Maasha Allah gabdhaha Soomaaliyeed aad bay u qurux badan yihiin markay xishoodka kusii darsadaanna kaba sii fiican. Ilkacaseey Noolow gabar rabbi qurux dabiici ku manaystaa tahaye

abdihassan
Автор

cali dhanto sxb qoftan mad gursatit wlh way jirtaa hadi ad u bahnayna sxb adarayskedaa I sii aniga u qalane

adenstaradenstar
Автор

Dhantooyin cali Dhanto Mid Anan ku Ciyaarin ma jiro wagii pravite Dhigan jiray maansha allah Godey Gacalo

heartlightqueen
Автор

Wooow gabdhaha sidaas u xishooda i like walhi

wiilwanaaagsan
Автор

Ali dhaanto big legend Allah waqti bean ku raaxeysan jiray dhaanta daan xusuus wlhi🥲🥲

ahmedbk
Автор

2020 lagama xiiso dhigin wali heesta
Ilaa hda hadad ila dawato liketa dhac igu siiya

iskafiirsochannel