Abdikarim Ali Shaah | Abdirisak & Mabruka |Arooski Qarniga 2020

preview_player
Показать описание
This Song Is A Gift From Safa Abdillahi Ahmed!!
” Waxaan Heestan Ugu Talogalay Arooska Abtigay Abdirisak Elmi Abdillahi & Mabruka Mohamud Daud ”
Waxan Idin Leeyahay ” Allow Ubad Qaaliyo Qaayo Badana Idinku Deeq ”
Ereyada : Ahmed Haraf
Laxanka & Codka : Abdikarim Ali Shaah
Music : Maftuux Cadceed
Special Thanks To ( Cadceed Studio )
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wow Wlhy wa Gabadh Qiimo leh Aroski Abtiged in Tay hees U Hibaysay Ayay Arooskina Shiday👏👏 Hambal yo wallo

quraish_x
Автор

Masha Allah isku wara
Waxan ka helay inanta garbasarka cas farxadeda iyo sida ay ushiday arooska❣❣💋💋🔥🔥🔥

faizabullay
Автор

Mansha Allah waxan Hambalyo uu diraya Abtigay Cabdrisaaq Cilmi Cabdilahi jamac iyo marwadisa mabruka Maxamuud Daa'uud Cali noqda reerki isku wara ee ubad khayr qaba kala hela insha Allah

adnantetra
Автор

qof abtigiis saaid u jecel uun baa saan sameyn karo sida anigoo kale allow abti hanoo waayin❤💋😥

seynabibrahimali
Автор

Markay noloshu isugu ka dhacsantay xag kasta adiga iyo famliy giniba mashlllh❤❤❤

badraxirsi
Автор

#Abdikarem ALi moHamout Hussein sHaaH

Fanaanka xiLiGan uGu HeezaHa Mcn dHinaca Aroozyada wN ku wataa #EnadEr 💯🔥
#AroozkyGa Hqiiq Heez wD ka qaadyzaa 🇬🇧🖤

Ibby_hashi
Автор

Cabadi cali shaaah inoooow legen yahay inta qiyaasta ugu jirtaaay heee ismuujiya

mohamedfarah
Автор

Masha Allah tabarakallah waa fariid inanta shalmada CAS. Abtiged wey u shiiday hees qaliyana wey u hibeysay eshacala inaan❤❤❤

essiahassan
Автор

Inantaa shalmad cas waa farxda ay uu qabto Btigeed marshalls wey ku farxsnthye

queenkunkaroon
Автор

Mashaa allah safa madasha way bishay
Dhisma oo dhaqma qoyska cusub ❤👏

hoodokhadar
Автор

Masha allh inanta wey u hagar baxdey abtigeed ilaahy qoyskaa soo bireyna hasku barakeeyo

asmahussein
Автор

Mnshallah wanka helay inanta abtigeed heesta uhibeysey arooskana shiday hambalyo lamanaha ku midobay nolosha😍

jannathaashi
Автор

Waaaw masha alh jacylka abtigeed aya ku wayn inanta allow isku daa reerkan qurxoon 💕❤

huthaofficial
Автор

Mnzha alah waxan ka helay inanta shiday arooska
Abtigeed ❤❤

nasraslbnduale
Автор

Amazing wlhi innta gabsarka cas gabadh io badh iga dheh❤️🖤

zunduznor
Автор

Rockstone sxb wixii hadlayba ha iska hadlee hadad gashay dhabihii guusha waxa hore loo yidhi wixii indho arkaan ayey ilko jaraan muqlda heesaha aroosyda intaba wad mujisa sxb insha alah hada waxa noo hadhay uun inad muxaadiro inad noo soo duubto uun legend

crizakmuhmed
Автор

Wow m.a waxan aroos lama dhihi karo hadana safaa abtiged aroskisi kala kicisay😘🤴👸♥️

miskimarian
Автор

masha allah abdirizak iyo mabrouka wada noolada habo safa yar midho qurux badan u hanaysay abtigaa

sagalabdirahman
Автор

❤❤❤❤ so gorgeous couples 😭❤❤ my allah protect from evil eyes

ملكةجمال-كك
Автор

Ina cali shaah mucjisada fanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

FunnyOctopus-smoo