MAXAMED XASAN XUSEEN LAFOOLE - NIMANYOHOW DAD LAMA BEERO

preview_player
Показать описание
Waa anigoo ah cabdiraxiin cilmi yuusuf kuna magac dheer saana yare, CHANELKAAN waa mid shaqsi aniga ii ah, waxaan soo galiyaa muuqaalo maad qosol iyo dhacdooyin waxii markaas la hadal haayo.

Anigoo markaas ka cabir qaata bulshada iyo hadal heeyntooda, kumana shaqeeyo rabitaanka shaqsi iyo koox midna, hadaadan raali ku aheyn CHANELKAAN raadso meel aad raali ku tahay wabilaahi towfiiq.

MAXAMED XASAN XUSEEN LAFOOLE - NIMANYOHOW DAD LAMA BEERO

subscribe our chanel

#lafoole
#nimanyohow
Рекомендации по теме