MAXAMED LAFOOLE ┇ Qalbigeyga Hoo ┇ Hees Cusub

preview_player
Показать описание
Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hibo maalkii hodanka lafoole
My big legendary nafku xiistay
Baad halmar mar hees shucuurteda iyo dareenkeeda wadata kaga so farxisay
Allah maxan ku jeclahay nolol dheerbaan Allah ku baryay iyo caafimad
Mucalim wanaagsan oo qalbi fiican
Intaan ka arkay waqti anan fanka ku jirin oon la kulmay

Nassinsoraan
Автор

Lafoole heesihiisa dhan waa heeso jecel marwalbo waan dhagesan jiray 😘 hees walbuu qaado waxaan u hibeeya xaaskeyga oo aan aduunka ugu jeclahay mulki 😘

liibaanliiburuuj
Автор

Heestaan Waxaan u hadiyeeyay xaaskeyga aan dunida ugu jeclahay legend Lafoole wax kle respect all time

salmaanabdikariim
Автор

Lafole waa fanaan aan aad u jclhy wlh mana jiro fanaan aan ka jclhy lakinse allee waxan uga baryayaa inuu dambigiisa dhafo aqiro iyo adunba lafole allee haku xafido sxb

fahmociise
Автор

dadka is jecel waa dadka ugu badan ee mara imtixanada ugu adag nolosha, guulleysta mucashaqiinta ixtiramay nafafyalkoda ❤

duceysanefaarax
Автор

Dadaalkaan huriyoo hamigaygiyoo is helaan arkaa allhamdulillah❤dhalinyarooy waligiin waayaha aduunka haysku dhiibina
Anigo 21 sano jiro magacayga qori karin waligayna wax barasho aadin ayaan waddan qurbaha ah imi 11 sano ka dib sanadki ugu horeeyay ayaan jamacada maraya Alx dadaala waa gaadha e waligiin hays dhiibina iga danbeeyow❤

UbaxMaxamed-hb
Автор

Waxa dareemi kara erayadan ruux lagu lamaan yahay 🙏💓
QALBI TAABAD INTA WAX JECELEEY

qaalibcade
Автор

Waaaw heestaan waxaa fahmi kara oo kaliya qof jaceel dhab ah hayo. Thanks bro lafoole

mouhattfidow
Автор

Iska Daa hantiyee Heedeygiyo xubnaha inaan kuu huraa hadey tahay muhiim kaama Heysan karo Alow soo sahal midaan u huri lahaa ruuxdeyda o dhan 🥺🥺

abdirahmanyare
Автор

Insha Allah waxaan u soolaaban doonaa heestan marka aan helo visaha canada 🇨🇦 oo aan sogayey 3sano
2025/12/1 Insha Allah
Haddii aad soo boqotay halkaan isoo xasuusi

xulufeyshow
Автор

Heestan waxad mooda inay aniga iga hadlayso❤❤ Alloow calaf igu daar mohamad dahir❤

NashaadMohamedAbdi
Автор

Axsan abwan sadiiq jiir masha allh iyo alfanan lafoole music ustaad mustafe karama

Zamzamsharafofficial
Автор

ninkan lafoole ila albumkiisi u horeyey tageero ayaan u ahaa wa hibo allah bixiyo codku nolow tan hees way dhaaftey

samatarhassansamj
Автор

"Dadaalkaan huriyo
Hammigeegiyoo is helaan arkaa
Hoodiyo nasiib is hareer socdoo
Halkii aan la rabay ku hagaagiyoo hirgalaan arkaa😭👸🤴🫂🤍




Thanks macalin lafoole

naimamaxamed
Автор

"Dadaalkan huriyoo hamigeegiyo is helaan arkaa hoodiyoo nasib is hareer socdo halkii an la rabay ku hagaagiyo hirgalaan arkaa "
Rabiyow samirkaygi hayga lumiin calafna igu daar wilkan dunida kaa dortay inchallah marnaba raxmadaada kama qustoo

fatouma-zahra
Автор

Hoodiyo Nasiib
Is hareer socdoo
Halkii aan la rabay
Ku hagaagayoo
Hirgalaan arkaa...
Yaa Rabbi Ilaahayow na tus aniga iyo aduunkeyga🤲

xilwah
Автор

Heestan waxe ka turjumeysa Aniga iyo noloshyda rnt wan ke helay thanks my lovely wife dimple ❤️mar walba hesaha lafole waxe ka turjuman qalbiyada dadka is jecel thanks for legend lafole

abdikaremawowe
Автор

Qisadeennii jaceyl ee quruxda badneed waxey noqotey mid qabyo ah😭😭😭💔💔💔

Mustafa-uqdj
Автор

Heestan daren aye ledahay manta Ayu lamana heyga adunka ujacalahay iso diray runti ad aye itabatay heestan alle ha isu Kaya keno inta is jacel ee kala fog sideno kale 😭😭

faisoali
Автор

Codkii iyo laxankii Alfanan maxamed xasan lafoole
Erayadii sxbkey wllkey my childhood sidiq muxumed Nuur
Musik Mustafe Karama

Woow wala yabay sxb Sidiiq adiga iyo dumashiyo ba hambalyo ban idin leyhy
Dhaqma oo dhisma idamka eebe

hassandweeu
join shbcf.ru