MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014

preview_player
Показать описание
✔ Heesta: (CILADLI'I)
✔ Fanaanka: MAXAMED LAFOOLE
✔ ZAMI FILMS -2017
LYRICS CILAD LI’I MAXAMED LAFOOLE HEES LAYGA CODSADEY LYRICS
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan gabadhan darteed udhagaysan jiray calaf wuu iraacshay ilaahayna caruur 3ah ayuu nasiiyay habeen kastana wansii jeclaanayaa ilaahay ha iidaayee❤❤❤

naazirdayib
Автор

Waxaan isguursanay 2010kii waxaa duruufta nakala fogeysay afarsano kadib waxaan galay safar dheer ilaa amerika xarig waan maray ugu dambayn degenaashiyo baan helay waxaan soo kaxaystey lamaanahaygii aan kala tagnay hada afar caruur ah baan noo jooga heestan xusuus bay igalisaaq❤🎉

AmiirAli-lx
Автор

Heestan waxan dhagesanyaa malinkii labd ee ciidka ilahyow gabra walbo somaliyad xifidi oo awlaad salix ah sii. I love you gabdha walbo oo commentikayga akhirinayso abyo mcn riyada way ku rumowi donadaa insha Allah maranba ha si dhibin🫶🫶❤️❤️🥺

hudaabdalle
Автор

30march 2024 😢manta iguhoreyso heestaan wanakahelay inta igadanbeyso waasalama waxaan kunoolanhy South Africa 😍

amranmohamed-wykw
Автор

Waqtiga 2:10AM, Tariiqda Monday, may 9, 2022 Goobtu waa Mugadishu Somaliya xaafdda D. Hodan
Calaf nimuu ku raacshaa cawo iyo ayaanlee, hees sigooniya iitabaneyso aniga🥺
Waxaan rajeynaa qof walboo iga danbeeyo inuu like iisari doono qoraalkeyga🙏🏻😍

abdalleahmedwarsame
Автор

-Calaf nimii ku raacshaa
-Cawo iyo ayaan lehee
-Cimri dheer ku waaro ilahay
-Caruuriyo caafimaad ku siiyo
-Ifka caano iyo nabad
-Cilad li'i ku nooloow 😢.
aadban kuu jeclaa laakin wakhtigu ma habooneen, wali waa ku jeclahy sidaa aad ii jecleyd😭💗
si aan u soo xasuusto love saar❤

farrrrrrrro
Автор

Wakhtigu waa 4:30 galabmino gobtu waa hargeysa tariikhduna aytahay may18-2022 intii IGA dabaysa waxan filayaa qoralkaygaan inay like saari doonan lafoole legend of legend

abdifatahtahlil
Автор

Wakhtigu waa maqarib goobtuna waa burco waliba goob shaqo sannadkuna 14/2/2024 habeenka jacaylka aduunka waliba “velencty day ❤.love iii saara saxiibada iga danbeeye ♥️

dalqoshow
Автор

Gabdheheena soomaaliyeed meel kastoo ay Joogaan allaha sharfo. Way u Qalmaan Amaan iyo waxkastaba Waa Hooyooyinka beri E.🤝💙🥰💐

fuaadahmed
Автор

Calaacalaha nuuree
Caynka ay u yaalaan
Qof kastaba caashaqo
Cidiyaha had iyo jeer
Aan cilaanka loo wayn
Xubno wada cudooneew
Laysku wada cabiray iyo
Surka iyo cabaadhyaha
Markii aan tiniyo cidhib
Casaanka dheehdaba
La cajabay ilwaadeey
Calaf nimoo ku raacshaa
Cawo iyo ayaan lehee
Cirmri dheer kuwaaroo
ilaahay carooriyo
Cafimaad ku siiyo
Ifka caano iyo nabad
Cilad li' ku nooloow ❤.
Jacaylku waa waxa qofka gob ka dhiga, gabadh uu jeclaa buu calfi waayay hadana waxaasoo amaana iyo duco u duubay .Yaa salaaaam. Ashqaraaray ❤️😭

Nabaddoon.
Автор

Waqtigu waa 6:30AM goobtu waa south Africa Cape Town xaafada KHALIIJA waa hees iyo Bar xaqiiqdii Inta iga danbey doonto like ta igu qabta aqyaareey

caddekacadde
Автор

Waa haben isniin ah 26/2/2024.hargeisa heestan wax u dhegysanyaa wiilka aan jecla mudo 3 years aan adunka ka jeclday 6 months igu danbeysay wa jeclaa in xidhidhkenu noqdo mid dheer oo waara oo mustqabal ku dhamaada lkn may dhicin wax ku leeyhy ifka caano nabad cilad ku noolow ❤😢 Maalmihi Quruxda badan aan kula so Qaatey iyo sadexda sano aad noloshyda ku jirtey wax ahyeen kuwa Qurux bdan cimri dheer ku waaro ilaahy wax aad ha jeceshy ku siyo❤🤲🏻

nimcoahmed
Автор

2016 waxan is baranay wiil waxa Aan u jecladay si Aan qof Bini Adam Ah loo Jeclaan waxan Naftayda iyo Qalbigaygaba ka Dhaadhiciyey inuu yahay Qofkii la ii Qoray oo Aanu waligii iga tagayn Agtiisa waxan ku Dareemi jiray Farxad Saa'id Ah La Hadalkiisu wuxuu ii Aha sidii inaan Ahay Qof Janadii loogu bishareyey Aduunko dhana Mulkiday Yacni saan ugu Farxi jiray Darteed waxan ka Doortay waxa Dunida saaran oo dhan Jacayl Badan Farxad Badan ka dib wuxu Jecladay inu xidhiidhkayagu halka ku Dhamaado waa 2020 ee waxan Aha wlhi qof xoog u Jecel La'aantii waan Dhibtooday Jacayl kan u Qabayna waan ilaawi Kari wayey Qofkii sida ii galay ee icidleeyey Ee ilinta iga keenay 3years ka Dib wali waan jeclahay Mana ilaawi karo💔😥
Ilahayow siduu ii ilaaway ii ilawsii Qalbigaygana ka Maydh Badalkiisana isii qof si dhaba ii Jecel💔

hannelayousuf
Автор

Wakhtigu waa 7:45 habenimo gobtu waa garmany tarikhdu waa 14.04.24 inti igadanbaysa waxan filaya inay qoralkaygan like isaar wll aan dub usoo xasuuste

HamseIbrahim-sy
Автор

Heestaan anigo aan wali maqlin ayaan ku arkay wiil ciyaartoy ah OO Khaalid ladhaho Cod bilaa music ah barnaamij kaga qaaday waan ubogay balse uma malayneen in Lafoole qaaday runtii waa fanaan aaan jeclhy heesihiisa siiba laba heesood ayaan ka dhagaysata midana top 3 Ii noqon goobta Jigjiga
Taariikhda 2/10/2022
Saacada 10:10Am

Cimri dheer ku waaro
Ilahay caruur iyo caafimaad
Ku siiyo
Ifka caano iyo nabad
Cilad li'li ku noolow
Cilad li'li ku noolow

ahmednageeye
Автор

Wakhtigu waa 23/2/2024 goobtu waa Hargeisa saacaduna waa 3:00 inta iga dambaysa like ta igu sharfa ehlu caashaqoww😅❤

MubaarigMaxamuud-jx
Автор

Heestan waxa so boqday malin malmaha iga duwan ❤😫1/13/2023 magalada:hargeisa
Xafada :150
Hada iga danbyso like isar wll aan dib uso xasuste

ayaanmawliid
Автор

23/1/2024
Kal horena waan soo booqday balse ma taariikheyn runtii waa erayo iyo laxan iyo cod musik qof jacaylkiisii waayay ku cataabo
Xaaskii ugu wanaagsanaa ee aan nolosha wadaagnay markii calafku na kala geeyay ayaan la wadaagay
Fardowsa cali Maxamed hadii aad faaladeydan aragto waxaan ku leeyahay farxad ku nooloow marwalba iyo meel walba

Ajmoha
Автор

Heestan mar waliba aan sogalo Qoraalka ayaaan Akhariya 20, 20ilaa 20, 23 mantan ban jecleysatay in aan Wax Qoro hees xasuus gar ah iku leh 🥰🇸🇱zivas

suhaybofficial
Автор

Heesta hada waxaa u dire. Exteydi. Oo labo cunug haysato ana wali iskabulo ahy 😂😂😂

Emotional 😢😢ayey dareemtey. Waqtiga nakala geye ❤❤❤. Allah haku dhowro

MohameddekAbdi-lvrr
welcome to shbcf.ru