Heestii qalbi lula codkii al fanan m.hassan lafoole

preview_player
Показать описание
#like #share #subscribe
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wlhi kudhartey anigo sacudiga jogo 2014 gobal baxa badiyadisa marki ugu xoreysey kadhegey sen jirey voa anigon arken qof somali anan arken mudo 1sano iyo bar illahow dadkeyga is jecleysi waan jeclahaye

MohaIbra-dnhk
Автор

13/11/2024(12:18.am) jacaylbaa si daran ii haya waxaan rajaynayaa inan marka danbeen dhagaysto inaad xaskayga ahaato waliba ila dhagaysatp adoo laabtayda ku jiifa .qalbi lula inaad tahay yusray cawan qirayaa👸😢😢😪

AbdirahmanAbdulahi
Автор

Mailaawo hestaan wiilka iqabo marka is shukansan jirne buu igu sabi jiray ilahay haisku keen daayo 🥹💍❤️

Asma-ojhy
Автор

waxaan ahay dulqaadkii oo qof ah😭😭😭 qalbigayga waxa kujira allah unbaa og .
Allow faraj khyr leh iifur adoonkaagi baan ahyee )ilahey waxaan ka baryeyaa Amina Ali maxamuud iyo familkeda meshey cagta saranba ilahey ha ugu dhigo meel qeyrqabta sharna ka xijaban aduun iyo aqiraba. Calafkeyga mesan noqon lkn qalbigeyga ayee kunoshahay 😢

SahalMohamud-wplq
Автор

Ilhayow ku naxaristo wllkay mahamed geesh aya I qadi jiray heestan markaste 😢

MariaMahmed-vybk
Автор

Gabadhaan islahaa aad heestaa uga shido arooskeeda maanta gacan kuma haayo oo waqtiga iyo waayaha baa nakala kaxeeyey lkn ilahay waxaan u waydiinayaa Nololsan iyo Niyadsan inaY ku noolaato meel walba oo ay Ku sugan tahayne dadka ehel iyo asxaab howga dhigo wax dhiba ilahay haka dhowro ilwaad qurux''.🥺❤️🙌

Mohamoud-Buuhoodlaawi
Автор

This is Masterpiece for one of the best songs around

amiinkhasiimhaji
Автор

waxay nolosha qaab dadaku qqimo ku leyhahay isqadarinta iyo qormo inay yaqleelaan from 2013 to 2024

maxamedaxmed
Автор

Qof Gabanimi Qakhalaaq wanaagsan Naxriis badan qurux Allah ugu deeqay #Nuura ipraahim muuse xasuustada lanolahy 10 /2022 Baa igu dabaysay meelay ku dabaysay kama war Qabo waxan ilaahay ugu baryayaa Inaa waxa dhabi tusin😰🤲💔

CabdirahmaanfarhaanAbdi-rmyh
Автор

Heestaan waa heestii iigu horeysay oo aan iddaacad ka qaaday mar barlaamij codka lagu tijaabiyo aan ka qeeyb galayay 2018 ayey eheyd

ismaciilaxmednuur
Автор

ladiifO mxmoud xaaji nour meel wlba aad joogti nabd ku nolow nolshydiyyy aadba kujclhy ♥️♥️😢👑

AbdlleAbdirizak
Автор

Ma ilawin heestan waxa iiqaadi jiray wiil aan aaad ujeclaa😢

zia________pea
Автор

Heestan xusuus gaara ayay igu leedahy waxaan jirtay gabadh aan xidhiidh wadaag ahyn 2019 iyada ayaan heeskan u daari jiray wayna jeclayd balse waayana nolosha ayaa nala kala fogeeyey aduunka dhinac ayay kaga nooshahy allena wax dhiba ma tuso insha alaah

Like comment ii dhaaf❤❤❤❤❤

ccsugaal
Автор

Falis mursal warsame rugunbaa waa jacayl ka rabbi calaf iskugu kaaya daray muntaha micraaj munasar muxamed muxyadiin mùniir mustafe maxamud Miski hoyadòod aad baan ku jeclahay

abdirahmaanmahamed
Автор

Qurux lamawadagooo❤❤❤❤❤mylove xamdi mmed shiikh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

cabdiqaniomar-sy
Автор

Qalbiga ayeey iga taabata markaan dhagaysanayo😢

TuriyaaqAhmed
Автор

Qalbi lula inaa tahay ayaney caawa qirayaa macan

abdisalanadanhusssein
Автор

Qaybtaan uuhelayeey qalbigad ku talah ❤🎉
29/4/2024 /9:26 ❤

ZultaanAbdihakiim
Автор

Heestan anigoo Telefon haysan baa jeclaa gorowe anigoo joga wiil abtigay dhalay telkiisa ii dhibi jiray ka dhagaysan jiray 😢 heestan sa’id baa ujeclaa in aan dhagaysto xasus wlhi ina❤abtigay marwlba ii i arko telkisa hoo idhihi jidhay malintas dhan baa ka haysan jidhay 😂❤

23.12.2022 iPhone 📱 aan Leeyahay iyo 3Tel oo ii yaalo Tv baa midkaa doono ka dhagaysan kadha 😂

Heestan ina abtigay Telkisa ku barty bowehy 😢

gabarbarichannel
Автор

Qurux lama wadaage nafta kugu qaboowdo qalbi lula inaad tahaan hibooy caawa qirayaa.

KhadarBiibshey