Foomka i-134 Dv Lottery Sida Loo buuxiyo Waxaa Lagaa Raba Qofka Mareykanka Kugu Soo Dhawnayo So Buxi

preview_player
Показать описание
Waa Foomka laga rabo qofka Maraykanka kugu soo dhoweynayo waxana la dhahaa |-34 Foomkan oo la soo buuxiyey waa in aad la tagtaa safaarada xiliga aad wareysiga mareyso, Foomkana dhiib kaliya marka lagu weydiiyo
Foomka waxaad ka heli kartaa websitekan

ama linkigan ka dejiso

Fadlan🙏 Wll❤️ Nagu Soo Biir Page YouTube ka Waxan Soo Gudbina Arima Dv Lottery ga Ee Mareykanka🎊🌷 #Subcribe #Like 👍 #Share Io #Camment
Hanaga Baqiilin Wll 🇸🇴🙏
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qofka sponsorka ii ah hadan xogtiis iyo teydaba aniga wada buuxiyo dhib miyaa oo saxixa xta aniga sameyo ustaad

issemaanka
Автор

Macalin waad mahadsanthy
Su aashydu wxy thy
Manta ayaan buuxiyy Dv lottery
Aniga oo haysta shahaadada 12 ka ayn kubuuxiyay highe school no degree hadhaw hadan helo man kubuuxsankaraa foomka dambe shahaadada 12ka

xamsamahamed
Автор

Sponsoreka xogtiis hadaab haayo wax dhan aniga soo ma buuxin kari xtaa saxixis soma saari kri hdaan aqaaano oo iwakiisho

issemaanka
Автор

Ustaad waad mahadsantahay, waxaan ku weydiyay hostiga ma formkaan la buxinaa xitaa???

alikaraanchannel
Автор

Wall qof marekanka jogo ma aqaano ee maxa xal ah

Maamaan
Автор

Zipcodka Ethiopia waa +251 anigu wxn ku Qory 251 balaastii ayaan ka tay mxaa xal ah mahadsanid

xamsamahamed
Автор

WAAN KU SALAMY WLL WARQADA LAMA SO DEGI KARNO MAXAA XAL AH

abdishakurhussein
Автор

asc sawirka markakalaye background wuxu iahaa cadaan mro cadaan ayaa ikadambeye lk marda jabjab ayaa kamuqde yaci dhar fero ubahan camal markaas waxa isticmle remove background cadaan ayaa kadigte cadimiya?

HassanMohamed-rvqy
Автор

Wll xagee kala so xariira hadii Aan ku guulayso

maxamedcali