Group 5 ka USA iyo form ka I-134 maxaa iska quseeya? Kuwa beenta xalaalaystay,

preview_player
Показать описание
Join this channel to get access to perks:

#Dvlottery #group5 #Somalia #somalivlog #vlog
Join this channel to get access to perks:

#dvlottery2024
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waad mahadsantahay brother waan arkay 134 sida aad ugu danqaneso umada alaha kaa awaal mariyo brother thanks a lot

runway
Автор

Shaciye one show wan Kuwata zxbky keep going ❤❤❤🎉Eid Mubarak zxbky

yussufasad
Автор

Asc wall Shaaciyeone waaku salaamey wall labo sùaal
Mida kobaad kaso hadal x prince
Mida labaad kaar qahooti cusub
Gurubka 5 Maka cudsan karaa

cabduqaadirsamatar
Автор

SHAACIYOW SHB WAAN KU SALAMY MARKA KOWAAD. BACDAL SALAAM SHB SUAAL. MARKA LA II QABTO INTERVIEW QAABKEE AMA WARQADE LAGU GALAYA SAFARADA.
ILEEN SAFAARADU ISKA GAL NOQON MAYSE.

IGA SOO JAAHIL SAAR

findhexaaji
Автор

Wa all of the above. Dad waalan ban ka dhalanay ogow

ziao.
Автор

Shaaciye thanks 👍🙏 runtan kugu taageeraa

daawade
Автор

Ha la yaabin. Soomaalida aqoondaraa haysa badankooda. Waxaa laga yaabaa inuu qofkaasu luqada uuna fahmayn.

ahmedhusseinfarah
Автор

Mahadsanid bro waxyapo padan paa inaga dapa geesay 🙏🏼

abdinajibibrahimkar
Автор

Shaaciyow waxad iga soo jawabtaa ilaa imisa sano ayey qadan kartaa dacwada usa marka la xaraynayo mahadsanid

omarhaji
Автор

Shaciyow anoo Africa joogo ayaa buufis America igalay

Ali-ziiza
Автор

shaciyow zxp waxan ahay dadkii ka qaxay dagaalka zool ee tagay xeryaha qaxoontiga ee eithopia hore waxa noloziiyay card tiro koob ah hadana faro iyo indho nalaga qaday marka zxp intanan card kii helin ee laso diyaarinayo line maku xarayzan karaa ?

jemalhertah
Автор

War niyahow shaaciyow sxp adiga ma xaasid baa thy imisa jeer ayaan su aal kaa codsaday inad iga soo jawaabto wllo qali markaad dookhanayso meeshad interview ku galayso ma waxaad kadhex dooranaysa ds260? Suaasha kale waxaa weeye safaaradaha ugu fiican waa kuwee ?sxp please iga soo jawab

jaallecabdale
Автор

Wll Shaaciyow waxaad noo Sheegtaa Qofka kaarka qaxoontiga 1 bil haysta maxaraysan karaa iiga soo jawaab walaalow mahadsanid

AbdirihmanMohamuud-vcvq
Автор

wll shanta qof 2, 375 miya laga raba qof walba mise hal qof kaliya bixinaya isoo jawaab wll thanks🙏🥰

maxamedsiciid
Автор

Shaaciyow sxbow Kaso hadal caafimatka qaab loo marayo iyadoo fahfaahsan

iamhareeri
Автор

Shaaciyeone waad mahadsantahy walal, suasheyda waxey tahy anigo process qaxoti ah kujiro ayan dvd lottery kubuxsade passport Somalia lacala hadan helo mawax dib aya iga sogari karaa

mohamedxiish
Автор

Su aal shaaciye: qofka ku guuleesto lottery ga i-134 miyaa laga raba mase 1-864?
Website ka dowladda i-864 ayaa ku qoran dad kale ayana idhahay i-134 aya laga raba, marka arintan inoo.cadey wll.

mohamedbarqadleofficialcha
Автор

Kay 1 maxaad ka wadaa iyo k2 noo micnee shaaciye

NearachAhmed-okxy
Автор

Asc wll shaaciye qaxootiga dolo ayan isqoray Basabor Ethiopiana ayan haysta mawax dhib baa jira
Jawab Wacan

ifraaxmaxamuud
Автор

Asc shaayiye kasohadal maxaa kacusub group5 Canada? 🇨🇦

abdihakimabdulahi