DV Lottery 2023 DS 260

preview_player
Показать описание
Sida loo buuxiyo foomka DS 260
waxan halkan si kooban ugu hadleynaa Diversity Vista Lottery 2023 iyo sida loo buuxiyo DS 260 form
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

wcs somtechonline aadbaan uga faaiday channelkiina .Aadbaan idin kugu mahadcelinayaa

bishaarosubeer
Автор

Macalin hadaan gmail aan ku xareestay lottery aan ilaaway maxaa xal u ah ds-260

abdrihman
Автор

Goormuu bilaabanayaa xarayntiisa ustaad

kingsalah
Автор

Side baan u badasha location interview ?

yasmiinYusta-yioe
Автор

Mahadsanid wlala, muddo intee leeg ayaa u dhaxaysay Maalinkaad gashay Interviewga iyo Markii laguu ogolaaday Visaha.

globalfacts
Автор

Asc wllo waan kusalamey allaah hakubarakeye wllaakey ayaa kuguleystey Ds 260 fomkaa waa ubuxiyey Lakin waxa kaqaldamey wax yar kcc ayaa u diray imeyl si logusofuro fomki Ds 260 way ufuren hadaba dib ayaa u furmiwayey wll manage cawin kartaa

faraxcabdiraxmaan
Автор

ustaadow hadii aan wili high school aan dhamey nin maxaa xal ah?

saladibrahimmohamed
Автор

Asc Ustaad xagaan kaala soo xidhiidhaa?

mustafaneero
Автор

Mahadsanid wll xaga caafimaadka maxa qofka looga baahanyey maxase qofka lagu diidi karo oo saamayn ku yeelan kara

hindaxasan
Автор

Asxaab bdn iney kafa iidi doonto rajeyna

ahmedbashirabdulkadir
Автор

Zxp wdmhdsnthy. Ee waxn kuwydiinayaye hadii qofka kuguulysta DVd lotteryga. Lknse qofkaas cidna maryknka ka aqoon. Ama uu uuwaayo qof halkaa jooga oo grb gala qofkaas inuu iskadhaafo miyay noqonysaaa?

sadiiqshugri
Автор

Asc, sxb wxaan hestaa high case number 58××× marka ma laga yaa in aan helo interviewga mise high case numbrada waa laga tagaa.jwb

cabdullaahiabshir
Автор

Buugan formka ds260 ee hadda aad akhriyeyso xagee kasoo download garaysan karaa isagoo PDF ah wll? Manoo soo dhigi kartaa

shafie_Asad
Автор

Teacher Waxn ku wayndiiyey marku qofku ku guulaysty lkn passport samaysanayo Ds form muu ma dhacaya

bilkhayrkhadar
Автор

Halkee laga helaa formka Ds260
Sidoo kale warqada married ka halkee laga samaysta?

muhamuhmed
Автор

Someteachonline wll waxan donaya linkiga website formka DS260 toos igaynaya inad isodirto fadlan

cabdiqanidheeg
Автор

Ustaad waxaa ku waydiinaa ds260 marka xareenayay Djibouti ayaa interview ka dhigtay marka ma igu filan thy mise kcc da ayaa codsi u diranaa si interview jabuti iga dhigaan mahadsanid

jamalhajji
Автор

Habaryartyda ayaa ku guuleysatay iyada iyo ninkeeda ilma uma qorna, marka ma dhihi karta ilmahan anaa korsaday

maamawadanichanel
Автор

asc ani xaaskeyga hal geys number maa lenahay

axmedcabdimuumin
Автор

Qofka maraykan joogaa maxa loga bahanyahay

ahmedomer