Sida loo buuxiyo foomka ama loo xaraysto DV lottery 2025

preview_player
Показать описание
DV lottery waa barnaamaj nasiib ah oo dadyowga caalamku ay ku xaraysan karaan inay ku noolaadaan, kana shaqaystaan Maraykanka iyagoo si bilaash ah u helaya Green cardka, muuqaalkan waxaan kugula wadaagayaa sida aad u codsan kartid ama aad u xareysan kartid DV lottery 2025

Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.

Igala soco:

===================================
#eng_yuyu #dvlottery2025
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

1K Like 👍🏾 gaarsiiya muuqaalka.
Kusoo biir YouTubekeyga oo kamid noqo saaxiibada 100K inoo raacaya.

Wixii caawinaad ah kala xiriir Active Digital: : wa.me/626311193

EngYuyu
Автор

shahaado la, aan ma xaraysankara madama o aan amaandaro uga hadhay 2018 fasalka 6

NaasirMaxamed-dcwx
Автор

Aniga iyo adiga Nasiib Wacan Eng Yuyu ❤

mohameddeekabdikadirbistoo
Автор

Thanj you eng taleefan maku xareesan karaaa

Mohamuudcaaqil
Автор

Mahadsanid sxb sida dagan ee aad noofahansiisay

AbdulahiDayib-ny
Автор

Khayr badan allah haku siiyo wax badan ayan ka faaiday

hoodocaynashe
Автор

Thanks eng Yuku ❤ option simple ah waye

AbdirahmanMohammed-xu
Автор

Ustaad please qaabka sawirka loo galayo ayaan u bahanahy wliba si aad ah plz

MohamedHussen
Автор

walal wadan gaalo meel la tago maha iyaba inama rabaane maxaynu ka doonaynaa gaalka urayaa ee ina neceb

gojh
Автор

Halkan ad jogto ee borama ku buux buuxi mugdisho ad jogin maxa kugu kalifey waxan ka wada dhanka mailing adresska bro👍

alimouminkawrah
Автор

Sxp sawirka sida loo galo muqaal ka sosamee

shaafkamedial
Автор

Meel ee balaayiin iska diibaangaliyaan maxaa iskugu dhibayaa😊dalkeygaa kusabraa

PinaBinianimals
Автор

Codeka wll ma iisheegi kartaa la galinaayo

raxiimaCabdirisaaq
Автор

Number ada aagalisey maxa wye bilowga marka la furo linkiga

yaasmiincabdalla
Автор

What if you’re selected 😡 Hal boos baad khasaarisay

AsadJamaUS
Автор

Wakhtigah oo uu dhacayoh sanadkee weeye ma 2025 miyaa

xasancolaad
Автор

Ma haysaaa size sawirka iyo App lagu hagaajin karo
Sxb
Eng yuyu

tarsanckofficial
Автор

Dadki marki hore helay miyay buuxsan karan sanadkana si hadii lacala loo diido ay fursad kale uhelan mahadsanid wllo

nastexokhadir