KALAMAAN 24 JANUARY 2022

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 24 JANUARY 2022
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ASC KALAMAAN masha allaah illahay ha idin xafido 🤲❤️❤️🌷🌷

malyunshirwa
Автор

Kalman Ayaa Maanta Kuheesta Qaswade Dhohane!!

axmedsahal
Автор

kala man waan idiin salamey e asc waan idiin taagera haaben walbaana waan idiin dhageysta e horey u socdaa o yaan lo jojin maafiyadi dalka iyo daadka gaatey

khadrahilowle
Автор

aar kala maan wlhi caawa runtey isku raacen xaarmajo wu is cebeyey kheyrena dhiiqa la dhex taagey o wlhi ah

khadrahilowle
Автор

Asc bulshada somaliye shaman waxan idinshagaya kalaman madalkey duminayan waa in dalka lagaqabto

aliomarosman
Автор

Soomaali quraan Saar ayeey ramataa dhaman teed run markaan kahadalno

fatumanoor
Автор

Kalamaay OLF somacneeya magacaas aadna ugufiirsada

gaaraxoabukar
Автор

Wasiirka gaashaanigana wuu sheegey halkaa saxa oo kudara

BEAUTy_
Автор

Mashruuc cusub QALBI DHAGAX, inaguna waxaan soo wadnaa mashruuc WASIIR CABAAS SIRAAJI, oo ragii dilay ay yiraahdeen Eelaay xinbuu ahaa, wiilki dilayna lama toogan karo

mohamudmohamed
Автор

Somali Waxay Hoganka Udhabta Farmajo Somali Hoganka loomadhiibin Khayre!!

axmedsahal
Автор

Maanta mucaardkiibaa xogah qarasha noosoolaabeen kkkk

ahmedgass
Автор

Kalamaan aad baa idiin salame waxaa si gaar ah usalamaya saxiibaday khaaska ah cabdule iyo madeey cabdule iyo madeey taagerobkhaas ah baa u ahay

abdiisse
Автор

Qalbidhagex waxii Dhiibistiisa
Kuluglahaa oodhan waa Balaayaaku dhacdey qaarkood ayagaa isdiley
Qaarna markiiba jagadii baa lagaqaadey Yariisowna markiiba
Waa ladiley

farhiyaibrahim
Автор

Maad kahadashaan boqollaaka somaliland malinwalaba

midnimo.jaceyl
Автор

Habar gidir murusade arkid la’ aya idaacadan iska leh
Handkap tuug ayad dad noga dhigeysaan Rooble waligiis kheyre ma gaaraayo

YasinAli-hquk
Автор

Waxaan Anigu Kutimamikar Farmajo Mawuxuumodaya dadku Waxmagadat Aankalgaranin Beenta&Runta!!!

axmedsahal
Автор

maanta mawaxaad nagu wareriseen waa basaasiintii tplf iyo gabre yaab

housseinguireh
Автор

Kala maan maanta waa garbaashten tuugta maffiyada ah cayayaanka farmaajo dhoohane wadnaha dhag leh no more handcap kursiga ku asaasaqay dabadhilif afgarooc ah

abdirahmanlibaan
Автор

Koley dad la dhiibo u a jirey in galbi dhahag we tan siyaasad aa ku hood duugan 2002 wahaan boob joga boosaaso oo alikabtar ku soo degtey 3 nin looga qaadey boosaaso oo loo dhiibey itoobiya marat badan wey dhacdey laakin tan siyaasad aa ku duugan man waha dhiibey iyo Jan Hada dhahaayo wa Ln u doodaya 2bada wa isku mid iska dhamaan
Hadey ka run tahay markaasey Ay bahasha kulaleet mahey u amusnayeen markaasey mise ka dib ah dhasheen kuwaas

nuuryare
Автор

Waziirada waa useless intii markii hore diidey mooyee. Cuz waziirada waa isla iyagii Kheyr iyo Rooble un bey ku kala duwan yihiin

sadiamohamed