KALAMAAN 24 OCTOBER 2019

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 24 OCTOBER 2019
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Kala maaneey waxa aad dadka u sheegaysaan xalkiisa raaciya.

nasiibmedia
Автор

*War Wa Adigan KashKashleyne Kalmadaad Mar Tidhaahdo Middii Kaabi laheyd Kolna Aan Odhaneyne, Ma Kaftankii "KALAMAAN" Ee Kulmiyaad Ku Barbaartey.

*Qofba Meesha Kareysa Waa Inuu Ka Hadlaaye Taada Ha Igu Kabixin.

*(AAGAH) Eega Ma Anagaa "ISKUMAAN" Ah Maxaad Keega Ku Diidi

* (WarNiw) Dee Dadkana La isku Kabaaye Midba Koonaha Jooga Adeer Yaa Isku Keeney.

*Kurudaanan Kolkooda Hogey, Kurbbadii Ihaayto Sheegadaw.

*(Boowe) KolKaan GEELA U Heesno,
Aa Dameero Kaxeen.

*(Mhhh) Haduu Kaagu SHAADH Yahay Makeegaa Nikhatala Ah.

*Dadku Waa "KALAMAAN" Kulmiyaana Mideysey.

Maxaa Tiiiiri Yaaa
"MAY ERTI" Midiii Mideeeysey Maaahiinoo.

somaliboy
Автор

Kalamaan waa barnaamij qiimo badan guuleysta

AARLIBAAX
Автор

Asc war adinku dowlad walba hadii la caayo yaa inoo talin doono waa yaabee yaa iaahoow nooga soo saar wadan ka kan ee maskiintaa iyo umadeydan yaa alaah alaahuma amiin yaa alaah alaahuma amiin wsc waraxmatlhi wabrktu

aliabdiiid
Автор

Asc dhaman rer kinn thankis mashalah abti cabdule helkeydo dhigay manta

aaminocadow
Автор

Dalkan dantiisa waa dadkoo iska difaaca daalimka 👌👏👏👏👏👍

dhiblaawe
Автор

Ahlu suna waa Xisbu Allaah higa Labanaan oo kale magaca ay bililiqaysteen iyo mabaadida ay ku shaqaynayaan inay dadka kala qaybiyaan ee halyska qabto dewersibaa lagu ogaaye goormay xukukun aadeen

Aisha-yngf
Автор

Marki 4 aad abid ay kalamaan bilaa buuq baxdo👏

ayuubupdy
Автор

Kalmaan hormar wacan chanellkaan 57k asigoo ah Ayaa ku soo biiray hda 110k subscribe

omardaahirabdirahman
Автор

Abii axmed haladhaariyee
Diintee ayuu haystaa

siciidcabdiraxmaan
Автор

Kumi nin qatay keeni mayo kamana maarmo kii lahay 😁😁👍

wadanistar
Автор

Maanta anaaba ugu horeeya please like iisara

cirjoogetv
Автор

Haduu shaar yahay ma keeygaa neqataalaa yaa garanaaya neqatala ninki sheega yaa soomaaliga si wacan ugaranaya ee neqataala bal kasoo jawaaba waxa uuyayahy na halakan kusoo qora wsc

aliabdiiid
Автор

Kala man farmajo iyo qeyre niman aanaheen horey uma wadi karo idinkana qabyaaladiistenimada joojiya dowlada difaaca siyaasiyiinta qeylinaayo waxey dhacaan ayey barteen

fartunsalahahmed
Автор

ISKUMAAN BAA FASIRI DOONTA MACNAHA SAXDA EE DAWLADNIMADA.KALAMAAN WAA ISKA HORKEEN.

alimuse
Автор

Ar midka sidedad ayn ahy like igu caawiya

claahiwadani
Автор

Kalamaan ha lugu badalo tafsiirka surata jinn knn kulmiye jinn

cabaascali