MARWAAN YARE 2024 | MA JIRAA | HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
Thank you for watching !!!
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hees calool xanuunkeeda wadato waaye oo barteeda la dhigay jah Marwaan is back🎉😮

FatimaHassan-op
Автор

Qalbiga daloshomay sideen ugu helaa daawo

Sidaan ugu dardaara ka durug dacarta ku laaqan

Anoo ubahaan bu iga tagay oo iga dhaqajiyey 😢😢😢😢😢

UbaxAhmed-rnkc
Автор

Ayaan fanantan Uga Ashkatoona horta
😢😢😢

NihalMohamed-it
Автор

rajo Maanku daajinayayoo
doonti nacab raacday!
naf dayacan darteedoo marnana
diidmo garaneynin!
sidee ugu dardaaraa ka durug
Dacarta kuu laqan!

mohamedabdullahiqorsheeye
Автор

Wa here's xamasadeeda wadata wlhi 😢❤

asadmuuse
Автор

Soo noqotayee
Maa dawadanaad
Soo waday 😂😂

apdoulwahab
Автор

Side iga dabola wadnahan duga noqonaya heesta ane iga hadlaysa wlhi 😢😢

barwaqoabokor-gq
Автор

damqashada xuuusta u daran
diifne kgu reebtaa !
kama daashidoo daana waa
Kala dayowdaanee
qalbigow dalooshamay
sidee ugu helaa daawo

mohamedabdullahiqorsheeye
Автор

farxadii darnkaygu xaday ee iwada daysay 😢

NooraRage
Автор

damqashada xasuusta u daran diifna kugu reebta😢 kama daashida

Siciidbashaash
welcome to shbcf.ru