MARWAAN YARE - DAARA DAARA - OFFICIAL VIDEO 2025

preview_player
Показать описание
Ereyada - Najiib Diiriye
Laxanka - Marwaan Yare
Music video - Billboard (Ayanle Omarali)
Music - Mustafa Karama
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

CAANKA_OFFICIAL
Автор

Inta aaminsan haboon iyo marwaan is jecel yihiin like saar❤

Crimsonemperor
Автор

heesta haboon ba leh Durba isfahankeena daadalka caashaqeena alle calaf haysugu daro labadan Amiin 🤲🥺❤️

inaabdu-jw
Автор

Wakhtigu wuuuu safarkuna waaa kugu kaligaaa Hadaaad iga danbayso Like dhac ku siiii Legenoww❤😭.

ciraxiinshaafici
Автор

Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan 😢

joseph_boy
Автор

shuruud la'aan ku Sali xabibkena scw 🙏😢

CusmaanRaage
Автор

Warbal hubsada musican furinle mahe waa mustafe karama gacantiiisiye

sharkoali
Автор

Hanblyo Hanblyo lamanhygiiii wan islakinjecelhay runtii inad isgurusatan🎉🎉🎉❤

FadxaXaashi
Автор

Goat kii laxanka hal maalin ku noqty sxpow soo badi waa biloow shidn keep going bro 👏👏👏👏👏👏

shiineyare
Автор

music iga hubiya maha furinle malaha 😂❤

kayser_media
Автор

Hargeisa ninkan wu kuso baxayey waa nin talented ah wakhti hore inuu yimaad ayay ahayd
Isagana iyo haboon waa laba iskuma wacane Hadi dhexdoda wax jiro gulaysta

MohamedAhmed-imcx
Автор

Mansh allh wlhi labadan qof waa laysku abuuray ❤❤❤🎉🎉🎉🎉. Congratulations 🎉❤❤❤❤❤. Wad isku soo baxdee

mohamethibraahim
Автор

Heestan markeey 1million gaarto isoo xasuusiya ❤👍🏾

moismailabdi
Автор

Innadertay ❤habon jira qaali vivre de joie 🌹 cousine toi et ton prince 🤴

BarkatRouman
Автор

Seedi Keep going AdiYo BoqoraDeYada Haboon

RaxmaAdan-pb
Автор

Wlhi walaba noolo aan isla jeclahy ilaahay haysku calfo😢❤

xalimocismaan
Автор

alla labadan isla jecliyaa ilahow riyadyda ii rumee ❤

mariamaria-zzxg
Автор

Masha allah🌼 waxba lakama qaban karo Marwan oo shitey kushi💪🏽fanka wad kartey ha Oran uun adigo Djibouti iman fanki wan ka baxay wa laysku dhiman😡 tasina xuman mahin wa jecel❤ an ku hayno wll, , allah👑 ha ku sharfo hamikakana allah👑 ha ku rumeyo Amin🤲🏽insha allah❤️✌🏽

neimafouad
Автор

M.a waxani jaceyl wuu dhaafe ilahay ha isku kiin daayo kuwii midooba Allah ha iniga dhigo marwan ereyo wawaynba kasoo baxay afkisa 😅🔥🤍🖐

queenzelmizh
Автор

Esh calaa laxan marwaan lejen 2bo maaha

CabdiAadan-ikfo
welcome to shbcf.ru