MARWAAN YARE ft AYAAN WADANI | ISKAABULO | OFFICIAL VIDEO 2025

preview_player
Показать описание
EREYADA Gorgor Cabdi
LAXANKA Khaalid kaamil
MUSIC Mustaf Karaama
CAMERA & EDIT BY @NASIRPRO
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

King marwan👑 and queen Ayaan 👑 Best voice 2
Labada fananba
Wan tagera ad iyo aad 🎉from somaliland 🟥⬜️🟩

sicid.bk
Автор


Laxankii khaalid kaamil
Iyo codadkii Goat 🐐 Marwaan iyo Ayaan wadani❤❤❤❤❤

SahalAbdullahi-oz
Автор

Laxanka dhadhankisa ka dareemay in uu yahay goetka khalid kamil.the legend marwanka duula❤🎉

RahminaRuuxi
Автор

Heesta /100
Ereyda/100
Laxanka/100
Codadka/100❤

Waxa la dhihi karah
Waa heestii Sanadka🎵💯💥

inaApdirizaaq
Автор

KHAALID KAAMIL kii Laxan ahaa sidu doono ka yeelay What a goat 🐐🔥

MOTIVATION
Автор

Ar abwaan gorgor abdow see wax yeshay ina adeer 😍😍😊

AhmedAbdisalaam-gnem
Автор

Hees wey dhaaftey walee marwan yare iyo ayaan wadani❤

Caaisha-zcoy
Автор

Wale waala yabey Ayan Wadni ft king of city Marwan✊🏼🔥

Abduqadir-us
Автор

Waxaa inan dhigaaga ma arkaan indhahaa ku qabtaan what a song ❤❤ 2025 you did it

Nuurkeyhaji
Автор

Marwaan yare Fanaaniinta cameraduu dheeryahay the best camera habka wax looga duubo

NAJAXAhmed-no
Автор

Fanaaniinta Muqdisho shido Marwaan iyo Ayaan ❤

KhalidCosta
Автор

Heestan inta og inay million ka dhafayso like❤

Hodanrajohasan
Автор

Sida oogta
Kaaha aduunka
Ileys kaagu
Wada ifi koonka🌎
Quruxdiyo ilwaadka
Abuurta
Qof kastoo arkaa
Ma ilaawoo❤❤❤❤❤❤

FAAD
Автор

Ayaaneey wll waanu ku tageernaa
Balse heesaha cidii lahayd hoos kusoo qor halkasa badanka laga arkaaye

Heesta iskaabulo
Erayada : gor gor abdi
Laxanka : khaalid kaamil
Music : by mustafe karama
Codadka ayaan wadani iyo marwaan yare 2025

Cabdirisaaq_rissta-
Автор

Kaamil dhadhansiiyaha heesaha legend nin aan buunbuunis u baahneyn 2:20

Tntsport.
Автор

The king of city Marwan yare Now nd ever.

shukriAbdulahiShegra-yq
Автор

Laxan baa ku dhacay heestaan! Khaalid Kaamil 💯💯

Ehel_Caashaq
Автор

Masha Allah marwan iyo ayaan wadani cod aya idinku dhamaday

BishaaroAbuukar-om
Автор

Queen of world 🌎 ✨️ ayaan wadani salamat adiga marwan yare
Ereyada 💯 Laxanka 💯

biljamibrahim
Автор

Nafta Ku ogalaatay aboowe only wiil ina adeerkey ah🆎💞🫶🏼

Ayaanaaa
join shbcf.ru