SAALAX SANAAG KA AGMUUQO NEW OFFICIAL VIDEO 2020

preview_player
Показать описание
EREYADA XAMSE XADAARI
MUSIC MAFTUUX CADCEED
CODKA IYO LAXANKA SAALAX SANAAG
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Yaa ila dhagysanaya 2021🙄 Naf ku jecel mcneey ka maqnow adon oran ka ak muuqo oo dhowr😥 Heestan ma ilaawo wayo wxaa ii qaada noloshyda aan aduunka u jeclahay allow iidaa❤🌍💍

drs.ladanmaxamed
Автор

ilmahan yari wa imisa jir talow codkaa macn qur’aankeena lagu amany luguna tasliixayaaa insha allah inta janada ku kulanta rapi haynaga yaalo 👋👋👋❤️❤️

hayadhasan
Автор

Wiilkan hoyadi dhashay oo korisay wacana masha allah qurux aqlaaq wu isku darsadey 💖💖💖💖😍😍😍😍

fatima_qurux
Автор

Saalax sanaag fanaan da'yar oo fanka u soo baxay inuu yahay yaa ila qaba 🔥☝️

nageeb-mohamed
Автор

Caawa la igama soo horayn hadii somalimo kugu jirto likegyga ka agmuuq
2020ka

haykalak
Автор

Reer saNaag niyadaad badh😭 leediHiin we love erigavo ismujiYa

mustafemanne
Автор

Cod ku beer qaadaya, muuqaal degan, music wadnaha la sheekaysanaya, habsanida akhlaaqda leh ee wiilku u daadihinayo heesta waa cajiib.

ducoqabe
Автор

Hadad hestan degenideda ka heshay like isaar👍

Mohameddhegayare
Автор

His voice is always my favorite soomalinmo 😫❤️

sabahhassen
Автор

2023 Ramadan habenkii 19aad 12:50 🥺💔💔this song is memorable for me 😢

arwamohamed
Автор

Codka💯
Style💯
Ereyada💯
Musica💯
Muuqaalka💯

سندسمصطفي-دغ
Автор

Somalia Mohamed waan idin jeclahay ilahey Dartii like ta hayla dhafinina 😍Salaah Sanaag Waxa tahay fanaan buuxa well done bro mesha ku dhashay Dhahar Sanaag 🥰

Suhaila
Автор

#1m markaymarayso hadaa dawanayso like igu dhacsii

farahjama
Автор

My one and only Salax sanag wlhi love ku ahy rabbi hadyad wxu ku siyey Daganan iyo cod mcn fann qaliya thy runtii💯💯💯💯💯💯💯❤️

marwogul
Автор

❤️❤️Niyadaydu waa meel
Maamuusi kuu taal
maskaxdaydu waa tii
mudaneey ad leedoo
miyirkaad badh leedahay

😢❤️❤️qudha waad ku marantoo
waan kugu mabsuudaa
maankaa ku raacoo
marka aan ku waayana
nafta qayb dhanbay maqan


🌍🌍🌍maalmaha aduunyada
murug kama dhamaatee
naf ku jecel macaaneey
ka maqnow adoon odhan
ka ag muuqo oo dhowr



mabda'aagu waa kii
muxibada siyaadshoo
midigtaadu waa tii
an miciin bidaayoo
qof wax maamushaad tahay

abid kaama maarmoo
waxan kugu macneeyaa
marwo aan ku reeyoo
mudadaanad ii iman
murugaan la taahaa


maalmaha aduunyada
murug kama dhamaatee
naf ku jecel macaaneey
ka maqnow adoon odhan
ka ag muuqo oo dhowr
(Nimco ❤️❤️❤️)

mahamedhussen
Автор

Yaa ila dhegaysanaya 2023/11/4 habeen axadi so galeyso waana murqaamaya intii ila midka ahi ee sidaydo kale markay qaadka cunaan jacayl aan jirin iskaga dhaco like i saar subaxana sidoodi hore ku noqdaan😅 i, m come from Usa- Ohio Columbus

UsaameMaxamed-tscg
Автор

Salax sang inta taagera ta like wllyaal🖒

karamaofficial
Автор

Salax sanaag inderkey my dhiiga❤💋
Codkaga iyo qrxdada fanka ku joogta horey usoco wllo from Laasanod❤💯🙏
Boqorka codka😢❤

rahmaahmed
Автор

10 fanaan oo reer hargaysa ah wax u dhigma hal fanaan oo reer ceerigaabo
Bk
Salaax sanaag
😍😍😍😍😍😍😍

zakariamirealasow
Автор

Inankani yar meel buu kusocdaa Wallee Sanado kadib Legend baa loogu yeeri doonaa Fanka Soomaaliyeedna Magac io maamusba wuu ku yeelan doonaa Allaha Kudhowro wllkeyow Hibadaada wan kuugu hambalyeynayaaa

beerqaboje