SAALAX SANAAG OONTIRA NEW OFFICIAL VIDEO 2019 HD

preview_player
Показать описание
Ereyada Cali Haybe
Laxanka & Music Maftuux Cadeed
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

After 2M yaa ila dawanaya 🙋‍♀️


Saalx sanag wax yaro talented mirana 🔥🥰

bbenacnac
Автор

Wow 1million mrky gaadho heesta like ku qabo

niin
Автор

#Lyrics #Lyrics #Lyrics
Waa Ubax xareed ka abuurmay
Ilays weeye maanka iftiinshay
Waa udug ilaa xad i deeqay
Arageeda waan ashqaraaray

Quruxduu Illahaa ku ilhaamay
Aradka'ba qof aan ku ishaaro
ama ruux inuun la agg joojo
ifka wali dhigeed lama uumin

Anigana jcyl ka abuurmay
Eegmada kolkay igu beertay
Oontira miyaa istareexa nafta igu jirta ogolaatay

Waa ugub asluub ku bar-baartay
indheer garad qof weeye aqoon le
Waa ehlu diin ixtiraam le
ana waa indhaha i hagaaaya

Edabtiyo xishood asturnaanta
Ereysami odhaah daganaanta
Asalkiyo hidaha ku adkaynta
Iyadaa filkeed u horaysa

Anigana jcyl ka abuurmay
Eegmada kolkay igu beertay
Oontira [miyaa] istareexa nafta igu jirta ogolaatay

rooxanta
Автор

Heestaan wllky oo aan wada jognay 2019 ayaa ii dari jiray ane waxan dhihi jiray war naga dami wax kama fahmaaye... lkn maantay 2021 aadban u fahmay waana la dhacay axyaa hes !❤❤ ontira miya istarexa nafta igu jirta ogolaatay.
Wllky hada wuu iga tagy
Miss you wll mcn❤🙏

Aasha
Автор

Saalax iyo mursal faladaganba ilhy aya wada abuuray 🙈❤️🌹

guuleedkhayre
Автор

Wiilkayagii isku magaalo baanu kawada nimi viva ceerigaabo ❤️❤️❤️ salax sanaag nolow inta nololi jirto 👏👏👏👏👏👏👏👏

cuhpidzz
Автор

HeesTan inta ka soo aragtay kkk
Gabar madow Oo si fcn Ugu ciyaareyso like 😂🤣🤣

gabarbarichannel
Автор

Codkiisu iyo size kiisu isma leh codkii labkuu leeyahay ka yari mashaAllah.🙌🏼🌹

zalmanhajji
Автор

2019/9/29

Waxaan is baranay qofkii ugu qiimaha badnaa noloshyda ee aan xidhiidh la sameeyo galabnimadii markaan baska sii saarnaa waxaan sii dhagysanayay heestan oo markaa cusbayd
Alx ilaa imika waan haystaa
2024/2/26
❤❤❤

abdihakiinabdilaahi
Автор

Wiilkan magaca ayan ku jeclahay magacii gobolkaygi bilicda iyo quruxda ayu wataa sanaag 😁

queenfatuusha
Автор

Intii imika dhagysansa heesta like ta igu qabo indee🤣🤣😏

sakariyekayse
Автор

Saalax sanaag full respect zhp go forward 💫👏 Abwaankyga Ali haybe

officail
Автор

2m Markay Gaadhay hadaad daawaneyso like 🥰😂✌

zulthanyarre
Автор

Quruxdii buurta daalo❤gbolkeygi sanaag✋✋super salaax 😍

hizamhasa
Автор

1m views ka dib hda dawanayso like I saar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

yuusufhussein
Автор

CeerigabO intii jeceL like hayLa dhafina 🙏❤

Hkise
Автор

Ax ayaa hees waaw ishcalaa reer hargeso anigo muqdisho jogaa daremaa heesa mcn hoyada fanka jir joog

samiyacadey
Автор

dalkeyga iyo inankeygi
Masha Allah quruxda
igu joga igu jira💚⚪❤️🇭🇺

boqoradasomaliland
Автор

Heesta Horaan u Gatay
Intii Saalax Sanaag taageerta like ta haygu Qabtaan❤️

khalidgeudi
Автор

Inta Daawanyza 2020 Like ta Hyladhaafina Nacala Shaydan Kuyaale 👍👍👍😘

abdihnazerganaczadeh
welcome to shbcf.ru