SAALAX SANAAG |QUUS JACAYL| OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
QUUS JACAYL
Ereyada: khaliif farah hayir
Laxanka:Saalah sanaag
Music : Henok
Vocal recording: Saalah jeybii
Producer by : idiris dabcasar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qof walboo 2024 daawanaayo waan salaamaya liketa haila dhaafin🫵💔🥹

sakariyemaxamuud
Автор

Nafyahay Qol Lagu ritee🕳
U qoob xidhan Ruux ka tagay 🤐
Quraaradu way jabtee 🤕
Miyay Qiiradu kabtaa☠️


Qalbigii kali kugu ahaa ☝️
Haduu qofulkiisi lumay 🔒
Nasiibku kumaanu qadin📝
Gayaankuna muu qodh bixin 💍

Dareenka qandhaysanow 😌
Qof nool oon aanan Dhiman👀
Qubuuraha Ruux ku daray ☝️
Qaraabaysiga ka, daa👏 0:22
Ka qayd Furro Ruux ku nacay 💪

Qacday ku arkaan indhihiii👀
Ilmada kuu qubijiree 😢
Kashaada qaboonjinjiray 😒
Qadaad kuu jeediyeen 🙅

Ayaamaha Qaaligaa👨‍❤️‍💋‍👨
Xusuusaha Qiimaha Jabay😢
Kadaa qooraansigoo 🏃
Naftaydaay Quusta baro ❤🙏💪

Dareenka qandhaysanow 😌
Qof nool oon aanan Dhiman👀
Qubuuraha Ruux ku daray ☝️
Qaraabaysiga ka, daa👏
Ka qayd Furro Ruux ku nacay

taaxojr
Автор

Hooyada Allah janadi ha geeyo hda like ii Sarto 😢

hogamiyearsenewenger
Автор

Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan qofkii igu raacsan like hasaaro saan u ogaado inta jecel nabiga iyo quraankiisa subxaanalaah😢

Josephboy
Автор

Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤

ASAD.HAJIO
Автор

Qalbigeeyga ayaad kujirtaa zcp saalaxoow heesahan qalbi taabadka inta ila jeclaatay likta❤️❤️❤️

abdullahiabday
Автор

Qofki iga dambeyow like isaa wll❤🥰Qofa 2027 dawan doono heestan😂😂

yaasiincabdilacali
Автор

Waxaan dhagaysanaya 2024/9/15 habeen isniin so galayso sacadu tahay 9:15 pm mudo 5+ bilood kabadan farxd jacayl maan helin wali qofkii aa jeclaa uu joòga hadana isma fahmayn wlhi 😢😢 malin aan sidan dhaamo inaan kusoo laabto rabaa hadaad iga dambayso like isaar❤😢

ApdirizakYusuf
Автор

Heesaha waka macaan dhagaysiga kalaamka alle
Maysku raacnay like isaar walalo

cabdalemaxamed
Автор

East and weast saalax sanaag is the best wlhi 😢😢

Fanaankan waa Goatka heesaha calaacalkaaH inta igu raacsan✌️

KhaalidMustapha
Автор

Xaqiiqdii Hadaan nahay Somali badankeen wayn dhawacanahay qofba Mel buu ku bukaa mid dalka iyo dibadaaba 😢 wanaag idiin Rajeyn wlaalayaal khasatan hablaha Sharaftaa badan ee somaliyed ✌✅



Salax sanaag goat heesaha calaacalka cumar dhuulaha nool ❤

AkaashSalaymaan
Автор

HeesaHa calaacalka ihi maxay kuwa kale uga mcnyihiiN 🥺
Naftaydaay quusta baRo ❤️‍🩹😔🥹

SuliishÂsadabdi
Автор

Ayaamaha qaaligaa💎
Xusuusaha qiimo jabay😒
Kadaa qoraan sigoo👀
Nafteydaay quusta baro💔

Dareenka qandhaysanoo😢
Qof nooloo aanan dhiman
Qabuuraha ruux ku daray
Qaraabaysiga ka daa💏
Ka qayd furo ruux ku nacay

Abwaan khaliif farax hayir legendry🫡Saaalax nin uu hibo faneed oo dhamaystiran rabbi siiyey🙏
Henok music 🎹 fire 🔥

Rabiyoow qalbiyada u qabooji intii dhawaacyada daran jaceylka kasoo gaaray🤲

Mohamed-abdalla.
Автор

Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

KOKO_BUULE_
Автор

Waa galap sacaduna tahay 15:45 malintuna tahay Tuesday, 10 September 2024 wxan ilaway qofkii I dhawacay hada wn fcnhy alx wxn helay qof I boog dhayda alle qof waliba oo dhawacan alle qalpugiisa ha bogsiiyo❤🙌

sharmaakempape
Автор

Maanta tani waa duni kle waxaa garanaya qof sidani ku dhacday isu eekaa qisadayda iyo heestu ❤️‍🩹❤️‍🔥💔😊

yazinahmed
Автор

Calaacalka waxaad moodaa in sonkor lagu daray. Intii qofka ay jeclaatay ku dhibtootay alle qalbiga haw hagaajiyo nasiib wacana haku beego 🤲🏻😢
Inta sidayda qofkii ay is jeclaayeen haysta alle haysku barakeeyo 🧡🫂

ayanjamma
Автор

Ayaamaha qaaligaa
Xusuusaha qiima jabay
Kadaa qooraansigoo
Nafteydaay quusta baro
Arintan qandhaysanoo
Qof nooloo aanan dhiman
Qubuuraha ruux ku daray
Qaraabaysiga kadaa
Ka qeyd furo ruux ku nacay
😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxan calaacal waa dhaaftee ma beerka leyskala soo baxaayaa yaabnaye Yuu u wada marka adigaba maqlaye ✨️🖤

sahalsaleebaanmaxamed
Автор

Si kastooo ii dhawacdo hadana qalbigayga wali raalibuu kaa yahay mana aqaaaan sababta hal eray aad I tiraah baa aduunkoo dhan ka qiimo badneeed💔🥹
Ayaamaha qaaligaa
Xusuusaha qiima jabay
Kadaaa quraansigooo
Naftayda quusta baro
Dareenka qandhaysanoo
Qof noolo Aanan dhiman
Qubuuraha ruux ku daray
Qaraabaysiga kadaaa
Ka qayd furo ruux ku nacay💔🔥

Ayaaanaaaa
Автор

Markan is iraa wad bogstyba maxa saalax ka hadashiiya😭

Subayda-jyeb