KALAMAAN 19 OCTOBER 2019

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 19 OCTOBER 2019
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Meel umada ka qoslisa weeye wlhi mucaarid iyo muxaafidba 😂😂😂😂 American late night show oo kale weeyi

Globeltravel
Автор

Taalooyinka inlasoo Celiyo maxuma balse waxaan kajeclaa Xaawo Taako in dhar asturan loo geliyo. Cunugeedina loo xambaariyo, Siyaad barana lagu soo darro, asagoo farteena Somaaliga Shaqalkii iyo Shibanihiisi Qoraayo👈💙👈

AMATALLAAH-qdpq
Автор

😀😀😀 cabara debshid wlhi waxan soo xusuustay shakadii Qaam Quu oogle lang Tim👍👍👍

wadanistar
Автор

Ha iitaalo meesheeda waan soo noqonayaaye, 😂😂😂😂😂 intaasaan kusoo koobayaa yaanan siibadine waa ku salaamay saxiib afkada caano dhaay ah lagu qabay

nrx
Автор

Ciyaalka Xaafada. Kalamaan Cidna Kama Tirsano Soomaalidaan Ka Dhashay Pls Mucaarad Yaanan Lagu Noqon pls Kalamaan

abdimohamed
Автор

Ilahay hidiin xafido kala man wlh waa iga qosliseen istaqfurullh

suweydaquruuxqarankasomali
Автор

IDIN ALLE HA SOO NOQDO WILI SOOMAALI HOWSHEEDII WAA QABYO’E MUDANE MADAXWEYNE HASSAN SHIIKH MOHAMUD WAA LOO DARSADEY NABEE WAXKALE ISKA DAAYE QABYAALADII BAA WADANKA KU LABAJIBAARANTEY DHULKAYAGIINA SHISHEEYUU GACANTA SI DADBAN UGU SII GALAYAA HALDOORKIINA WAA LAGA DHAMEYNAYAA ALLOOW NAMOOTI KUWAAN IYO WIXII SOOMAALI HAGARDAAMEENAYA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

halimaisse
Автор

Kuwa asnaam taalooyin ah caabuda dhamaantoodi inteeysan caabudin wexey dhihi jireen waa taariiq miyaadan ogeen oo aadan muslim eheen in uu ilaahey marnaba ogoleen sawiro laqorqoray weliba dad loo ekeeysiiyey in uu rabbi swatacaalaa maalinta qiyaamaha ladhi doono ruuxna ugeli dowlad kusheek walle waala weeydiin Doonaa malaayiinka doolar kubixisey asnaamtaan iyo inta kufaraxsan kuna taageertay asnaamtaan oo ah kuwo لاينفع و لا يضر

mohamednoor
Автор

Waan Soo daahay bilaacalayk like ta iisaar

cirjoogetv
Автор

Dadkan beenta ha usheegin yanan sokorta lagu qaalin

qadijamohamed
Автор

Wadanka Jin baa nala dagan😂😂😂kalaman gacan ban u taagay😂😂😂

gaazyare
Автор

Afraad yaa igu hesta saxby waligay rer kalamn 10 like magrin

claahiwadani
Автор

Kala maan waa runted ee geesiyaashii somalida male qabiil. Xawana cunuga ay markii hore wadatey wuxuu ahaa timaanta hooyo xata yaabo iyo bunduq ayey wadatey oo lagu xayeysiin kuwo iniga mustinsan dadka dilin oo aan isqarxin kuwo is dhicin daw

dahaboshariif
Автор

War awal carab mxay noo heysay caloosha ha wareegtee😅😅😅

somaligirl
Автор

Af maymayga ka daaya meesha nacala shaydaankuyaale ciyaal reer hargaysanahe afkaa ma fahmayne ama noo micneeya

abdirazaksenior
Автор

Carab awal maxeynohaysay calosha hawaregatee

sadaamsomaali
Автор

Oda cabdule habaarki. yoow sooceliyay ducadadi waa nacay xaa jirehee

rashidahmed
Автор

Ina cadule bahgeri maxay noogu soo celiyeen ma qaf ka wanaagsaney waayeen

ibadoosman
Автор

Ciidan beeleed aan iska warqabin oo isku dhaca mar kasta ayey ku leeyihiin ciidan xoogga dalka
Duf ku baxa dhamaantiina

omarfiin
Автор

Qawdhan waa runtiis oo xaawo taakadii hore ilmey xanbaarzanad ee maxaa ilmihii looga reerabay xaawadan cusub?

زهراعبدالله-ضظ