KALAMAAN 08 OCTOBAR 2019

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 08 OCTOBAR 2019
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Lkn oday cabdyle waxan kudardaarayaa
inuu dalka jamhuuriyada somaliland kaftanka kudifaaco
Qawdhana uu gacansiiyo
Guuuul iyo farxad soo korodhay
Oday cabdule 👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍👍💕💕💕

ibrahimhassan
Автор

Kala maan waan Idin salaamaya dhamaandiin barnamjika aad noo wadana wa mid aad uu xiisa badan oo qosal iyo siyaasada hufan ku dheehan tahay, Mida kale odey cabdille oo soo laabday aad baan uu soo dhawweynaya

samatardahir
Автор

Wa ku faraxnay soo noqday thank you good.

yusufahmed
Автор

Salaan kalamaan gaar ahaan oday cadule hala 🌹🌷

nemorachid
Автор

Oday Cabdule waa laguu xiisay ❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑

wiilohassan
Автор

Farxàdayada maanta lamasoo koobikaro
Sababatu tahay
Aabahayo cabdile ayaa soo noqday
Waa kufaraxsanahay
Aadbaanan usalaamayaa
Well come paba abdule

ibrahimhassan
Автор

dhammaan asxaabta reer kalamaan iyo Somalia wanidin salamay waxaan urajeynaya somalia nabad barwaaqo nimco bash bash insha allah

AstaanQaranTv
Автор

Somaliya intaan qaraxa ahayn 4.5 baa lagu qaybsadaa

a.rahmanmomar
Автор

cir onkoday lamoodyeey adaan kuu waramayaaye😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣, mashallah ninkan caadi mahan walaahi❤️❤️❤️❤️

nrx
Автор

Kkk eey uturjima danaa uturjuntaye dhibadaanaa kalmaan

maamomaama
Автор

oday Abdulaa Soo Laabtay Masha aalaah👌❤

maxamedsheexo
Автор

ar xariifka gabadha ugabyayo ayan kuheystaa wlhi noogu sooceli kalmaanta kuxigta kusoodar

najaxluul
Автор

Kooxda nabar iyo naxtin a roos kama rabnee hana qaadaan isbaarada ay dhigtaan cir iyo dhulba

AliAli-hxop
Автор

Mantay anaa ugu hor dawaday ad ayan ugu farax sanahy farmajo hadhoco hadhinto waa guul somaliya usohoyatay guumaysi wade khayre

wadneqali
Автор

Abdule tagareshadi ayan ahay salanta wan ka qadney so dhowo

abdulahabdifatah
Автор

Cabdulle aroos wadareedka 4 hala ii siiyo. 👋👋👋👋😂😂😂😂😂😂

sadiamohamed
Автор

Odey abdulle in the house marban shakiyey Oct 2018 miyaad firsaneysaa ayan isdhahey

abdihakimabdirahman
Автор

Hadaan labixin bill wadareed waxaa dhici furiin wadareed waxaana sawiri garoob wadareed kalamaan naga cilmibadan

hafsaabdirahman
Автор

Cabdule muwadi nimadisa makhrati baan kanahay

qarandoon
Автор

Bahad kalman waa xage meshan isheg ✋✋✋

chanelhussein