KALAMAAN 15 OCTOBAR 2019

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 15 OCTOBAR 2019
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Garsaale halba goof kuyaal ninkii sugeeya waan gartaa soomliya allaha isku keeno

mireabdi
Автор

Maanta oo kale 15 .10.1969 ayuu geeriyooday Allaha u naxriistee Madaxwayne Cabdirashiid Cali sharmarke isagoona ahaa Shaqsi ku sifoobay Diin iyo Dal Jacayl .maalintaasi Waxay u ahayd Shacabka Soomaaliyeed Maalin xanuun badan .

October 15, 1969 ayaa la diley C/rashiid isagoo booqasho ku maraya Laascaanood. [C/rashiid Cali Sharmarke waxa uu noolaa intii u dhexeysey 1919 ilaa October 15, 1969].

Allow u naxriiso .

somaliapeaceprocess
Автор

SOOMAALIYEY GAMCAHA AN IS QABSANO NACABBAA ISKU KEEN DHUFTOO DHULKEENNI WACNAA JARJARAY DHURTAY KHAYRAADKAAN LAHAYN GOORMAN DHAYAHA FURNAA DHABTII FAHANNAA UJEEDKIYO
DHIBTANI XAGGAY NOOGA TIMID

kabtandhufuri
Автор

KALAMAAN Xigmo beel daran jaac jaac ku Walaatay Waayahaan

cabdiwaduud
Автор

Khalmaaan xaysinta badan barnmashka lagu furfurayaaa naga yarayaa

khadardheer
Автор

Ragga 14 October Xafladaystay Somali maaha Oo wllhi ah .

Qalbi_holcay
Автор

asc kalama n horey usocda aniga se maymayga mafahmo e nojilciya

deqoshaaraaf
Автор

Waw maanta wa soo dhaqsaday comments ka qofka 10aad cml

mohamedmohamud
Автор

45 sano wlhi inaan sanat ku dareeyn aan dhinto ama aan noolaado

yareys
Автор

somaliyay gacmaha isqabsada ee dawladena barakeysan cadawga ha ujiwinina eeaan taagerno hiil iyo howlba

xawagamele
Автор

Waxbaa LAWASAA maanta kalamaan baan kamaqalay ABWAANADII Way ceeboobeen.
Dhagaysta yaashu xaalbay idiinka fadhiyaan

_Khaalid
Автор

Kalaman runta ka hadla nimankii kismayo tagay bad baado dalka ayey wadeen marka waxaan leeyahay guuleysta ayaan leeyahay idinkana taageera

abdirizaksalad
Автор

Ar oday cabddulle habaar kululaa ciridka halagaa toobee kuye

hafsaabdirahman
Автор

Somali dowlatnimo aqoonin baa dhahay dowlat ayaan dhisaneynaa markaa wa is laayen waaye kelmada uunsiga waha ow ula jeedo Kenyan ka

nuuryare
Автор

aqli darood buu masha kuhaa ee away madaxdii iyo siyaasiitii muqdisho mabuuga.lagu buxsanaayay

umucaaisha
Автор

kalaman waad cebowden waxbaa lawasaa maxay tahay kalaman xishoodkii waa kagud bay

faysalyuusufmahamuudabdi
Автор

Bal maxeey nagalaan anagaa hore u waalneeyne, hada waa sideey tahay 😂😂👍

nrx
Автор

Qiimeey nafsada dhiirigelin muhiim ah halkan ka daawo

Shankarkuukaay
Автор

Cirid latoobana. Ma oday cabdulle ayaa keenay waa inagu cusub yahaye

زهراعبدالله-ضظ
Автор

Kala maan jafa qaran dumis baabiya hadaad qaran tahiin waceladii kismaayo tagay

zakariyemoxamed