Soomaaliya arrimaha taagan iyo Bulshada.

preview_player
Показать описание
Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xaanshiyoow Waan ku salaamay walal
Sido kale Alle Samar haku siiyo

mohamedyussuf
Автор

Masha Allah Suleiman hashi walal wa idea wanagsan.add for me the member we will contribute more inshallah.I greet u Rashid from wajir west kenya

rashidmohamed
Автор

Allaah ha unaxariisto aabe dhamaan waalidiintayada Allaah ha unaxariisto

abdinasirnuur
Автор

Xaashi waa Aabo ilaahay ha u naxriisto ilaahay qabrigiisa ha u waasiciyo

Userq
Автор

Inalilaahi wainaileehi rajacuun allaha u naxariisto amiin yaarabii janatul fardoosa allaha geliyo amiin yaarabii xaanshiyow allaha kaa samir siiyo aabaha marti la jecelyahay allaha ka dhigo amiin yaarabii

mamma
Автор

Asc injineer xaashi iyo dhamaan shaqaalaha horofadhi waxaan leeyahay inaalilaahi wa inaalilaahi raajucaan ilaahaay hoow naxariisto injineer xaashi aabihii oo ku geeryoodey magaalada laascaanood waxaan leeyahay naxariistii jano ilaahaay hasiiiyo qabrigana ilaahaay hoowaasiciyo anagoo dhana samir iyo iimaan haaynaga siiyo marxuunkana kitaabkiisa midigta haka siiyo aamiin aamiin aamiin

mohamedmahad
Автор

Xaashi walaal Aabo ilaahay h u naxriisto ilaaahay qabrigiisa ilaahay ha u waasiciyo ilaahay janadiisa hageeyo

Userq
Автор

Inaa lilaahi
Wa inaa ilayhi rajacuun
Wllo saleebaan ilaahay
Samir iyo iimaan
Ha inaga siiyo
Asagana jandii fardawsa haka waraabiyo
Marka labaada sida ay
Soomaalidu badeeda kudifaacan karto waa lawada
Garanayaa laakiin waxa kahoreeya inla helo dad layidhaahdo
Soomaali waayo waxaad arkaysaa 10 toban qof oo soomaali ah oo wada fadhiya
Oo midwaliaba magac gooni aha sito mana aha afkaarata umada ee waa afkaarta Qawlaysatada oo umada awood usheeganaya markaa aniga waxay ilatahay in inta qawlaysatadu INA haystaan badeena aynu hashiis iskaashi aynu ugu wareejino wadamada quwada ah ee aynu Saaxiibada nahay marka aynu gaadno waanu utashan
Intaana waynu kadiyaar garoobi karnaa shan sano
Ama toban sano ama labaatan sano waa
Mahadsantihiin
Horfadhi media

mukhtaaraxmed
Автор

Walaale waxaan Alla kagabaryayaa, samiraabana, janadii, fardosa, aamin, aamin, aadbaankusalamayaa, tabantaada

mohamedmohamudmaow
Автор

Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

FADSO
Автор

Somaliyeey somalidikaley baad ceebeysee

mohamedmoussa
Автор

Allow u naxariiso abo in shaaa allah 🤲

maxamedcabdi
Автор

Badeen waxaan ku ilaashankarnaa in isku duubanaa oo ciidan awood le ilaahay baa awood lahee

Userq
Автор

Waa muhiim Soomaali iney hesho defence partnership waayo waxaan laga maarmin in la helo Ciidamo tababar fiican leh kuna qalabeysan Maraakiib Raadaro leh, inta Ciidamadeena laga up date gareeynayo lagana qalabeynayo.

abdialisidow
Автор

Somaaliya saxiibakeed waa turkiya waa sabiikeeda wanaagasanya ayaga halawaydiisato ciidmdii badeen noo difaaci lahaa noo dhisaan

Userq
Автор

Asc all somaliwey walalkey xaanshi adban kuusalamay adga iyo asaxaabtadu👍

canadiidcaano
Автор

Bad iyo barriba dalka dawladnimo Somalinimo midnimo iyo ciidan xoog leh baa lagu ilaalinkaraa.

mohamedmahad
Автор

Waan kutacsiyaynaya eng xaashi ilahay danbigiisa hakadhaafo aabe qabriga ha uwaasaciyo

axmedmaxamedyusuf
Автор

War dadkani miyaysan ogayn in badii qayb aanay xaq ulahayn lasiiyey kiiniya miyaysase in 1945 dekeda laamo ingiriisku kuwareejiyey Kenya oo aan laba cali iswaydiin taking tahay damage labaad

mahamoydali
Автор

Keniya ayaa naga guulesatay hanti ay laheen qaadatay 1mile muqdisho iyo lafole 12 ayaa xaqdaro loosiiyay

btechnology