Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Kenya, FBI-da oo dacwado ku soo oogtay Soomaali | Qubanaha VOA

preview_player
Показать описание
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Kenya, FBI-da oo dacwado ku soo oogtay Soomaali, Biden iyo Trump oo dood yeelanaya caawa, Xuutiyiinta oo Markab ku weeraray Badda Cas, Israel oo duqeyn kale ka fulisay Marinka Gaza iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:14 Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Kenya
03:07 'Isku day afgambi oo ka dhacay' dalka Bolivia
05:01 FBI-da oo dacwado ku soo oogtay Soomaali
10:51 Israel oo duqeyn kale ka fulisay Marinka Gaza
13:33 Xuutiyiinta oo Markab ku weeraray Badda Cas
16:36 Biden iyo Trump oo dood yeelanaya caawa
19:00 Maxaa laga filan karaa doodda Biden iyo Trump

Mar walba nagu xirnow

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha allah maxamed colad Ex macalinkeygii Al abaadir ee muqdisho

abdallasaid
Автор

I wish the demonstrations a lasting success. In fact, the excessive taxes imposed by the government are intolerable

dalkaab
Автор

Mahadsant walaashey falstin VOA qeer sheeg ❤❤❤❤❤

husenabdimohamed
Автор

Voa waa qashin kufaarta kanaha u waada uuuuf

shamabdi
Автор

Walaahi aniga waxanku fikir ahay Cali.

batulamohamed
Автор

Habrtani 60sano jirka ah oo VOA halaga saaro

saidmussa
Автор

Habartani 60sano Cuud la yiraahdo VOA waa meel islaamo waayeel ah

saidmussa
Автор

Caasho Cuudeey, ma hadaad keentay inaad Xuutiyiintii tiraahdo Falaago ?

mohedaxmedadariadari
Автор

Maraykanka iyo yuhuuda ayaa ka danbeeyey afgambigaa waayo gaza ayey taageertay bolivia

mohamedguleid
Автор

ASC
LAABAN WAX ISDAAMAN MAJIRTO.
LABAAN WAA CADAAWADA MUSLIM WAA XUSULINTA

TheSlaveOfAllah
Автор

❤❤❤TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP

SSS
Автор

Taasi waa VOA Af -Soomaaliga oo si toos idinku turjumaysay wararkii FOX NEWS, IDF .

mussaali
Автор

somalia laaluush iyo tuugnimoo meelkasta yahuuu lacag xaarane guya keenya uga dhisteen

MOHANHAYBE
Автор

Isma -dhaanto qaxoonti quud raadisa !!!!.

mussaali
Автор

Kiiskii bey isku cadeyeyen magaciin ba

QodarAbdulahi
Автор

Voa wariyaasheedu waa dad juhala ah waxay ku leedahay falaagada xiuthiyiinta

mawledyusuf
Автор

Sxp sida gabdhaha America maxad garan qudha xiran weydey inta dhar badan isku duubtey

hanadhanad
Автор

Voa*du way ka wanaagsanaatay bbc-da marka loo eego doorashada wararka, dedegga ah hslka bbcdu sii deyso wararkii shalay dhacay oo kale

Xiingalool
Автор

VOA Idaacada af -soomaaliga ku baxo ee taageera Israel, IDF iyo FOX NEWS.

mussaali
Автор

Gaaalada sifiican ayaad oogu shaqaysaan uuuf

yacquub