JD Vance oo aqbalay inuu noqdo ku-xigeenka musharax madaxweyne ee Trump

preview_player
Показать описание
JD Vance ayaa aqbalay magacaabista inuu noqdo ku-xigeenka musharax madaxweyne Donald Trump, isaga oo dadka isku hor baray Shirweynaha Xisbiga Jamhuuriga. JD Vance ayaa ka sheekeeyey soo koritaankiisa, isaga oo Trump ugu yeeray “rajada ugu wanaagsan ee America.”

Mar walba nagu xirnow

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Рекомендации по теме