SIDEE PAYPAL CARD KAAGA LOOGU XIRAA AÐIGOO SOMALIA JOOGO | HOW TO LINK YOUR DEBIT CARD WITH PAYPAL..

preview_player
Показать описание
Applicationka sweatcoin linkigaan ku dhufo si aad uhesho midka saxda ah 🤑

KUSOO BIIR TELEGRAM KEENA

$10 MAALINTII KASAMEEY
$100 SAMEEY ADIGOO
SIDA LOO DUUBO COD NADIIF AH
BARO ENGLISH
BADSO FOLLOWERS KA IYO VIEWS KA TIKTOK
SIDEE LOO HELAA TIKTOK VIEWS BADAN
SAMEYSO PAYPAL ACCOUNT ADIGOO SOMALIA
TIKTOK LACAG KASAMEE 2024
FACEBOOK BAGE LACAG KASAMEEY
YOUTUBERSKA LACAGTA UGU BADAN SAME..
3 SHAQO YAAN LAGAAGA HORMARIN 2024

#paypal #paypalsomalia #sideepaypal #sideepaypalloosameystaa #withdraw #withdrawalproof #paypalwithdraw
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Fadlan muuqaalka like saar sidoo kale ku zoo biir si aad uhesho ❤

KHAIRUL_DIIN
Автор

Zxp geemamka sidee loga diraa oo paypal loogu dira kadina adigo ethiopia jooga sidee kugalaxi kartaa

FarhanAnawar
Автор

Sxp card ku ma mobilkga kugu jiraa mise wa mid kle

Ahmet-yare
Автор

Ciladaan ayaa ihaysato maxaa xal ah


There's problem with your account. Please go to the resolution center so we can help you resolve this quickly.

AbdirizackKacaan
Автор

Paypal keyga lacag leygusodiry lkn on hold ileeyahay

a.jboynega
Автор

Zhp card masters card ayaan haystaa digital ee xiliga uu dhacayo halkee laga helayaa

Hanathyareh
Автор

Niyoow sidee looggu xiraa bank account qaasatan salaam bank

mohamedmuktar
Автор

Sxb dadka kle video goda lama fahmi karo lkn adiga qofki damiin ah xitaa wax ayu ka baranaa qabka noogu sharxeysid m.a sxb payoneer noso sameey

ibraahimhuseen
Автор

Wll fiiri master card in aan ku sameeyo qasab miyaa please iiga jawaab ani master card ma lihi 💔

Maqubeysato
Автор

Ustaadow aadad umahadsan tahy lkn sida cardka lacagta loogula baxo manooso raaci karta adoo mahdsan

anwaryare
Автор

Zxb waan fahmay zxb marka xogta kaar aan buxinaayo meesha oo xiliga o dhacaayo ma fahmin ee zxb intaas ifahan sii ado mahadsan

gaaldile
Автор

Ustaad wanka faaiiday wlhi sxb wana sameeyay PayPal ka lkn tiktok malagu xeran karaa sxb

ibraahimhuseen
Автор

Zxb waafi master card kuma xidhmayaa mise kuma xidhmaayo ani waa iga diidee

ismacilmahamedjama
Автор

Sxp master card mahaasto maxaa xal ah❤

ClaahiCrixmaan-fx
Автор

Wllka su.aal sidee ku ogaan karaa inaa master card iyo PayPal isku xiran yihiin

BakeeriShaax
Автор

Salaam bank caadi ma lagu xiran karaa huuno

CaafiaYasiin
Автор

Khairul diin sxb cardka la galinayo waa kee.
1. Waafi mastercard
2. Premier bank
3. IBS BANK

alinuur
Автор

Sxb waafi master card malugusamaeynkaraa

abdihakin
Автор

Asc wll ee xitta cardka hadu salam bank yahay xita si u ugu xidhmo in ay lacag ku jirto qasab waye miya❤

aseddaahir
Автор

Wall PayPal ka bank kugu xiran makagiciis nosheg❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😢😢

Diini_online