FARXIYA FISKA NAFTEYDA NAF BEEY RABTAA 2017 HD

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wax kasta oo aad dunida ugu jeceshahay waxaa jira qof adiga dunida kuugu jecel waana hooyadaa, Hadii aad hooyadaa jeceshahay like kusii qabo❤️❤️❤️❤️

abdallahhersi
Автор

Aniga ayay maanta saan ihaysataa 😭😭😭 marka qof jeceshahy adna mid aadan Rabin kujecel yahy kaad jeclaydna uu qofkale jecelyahy ❤😭😭😭 illahow Qalbiyadeena isjeclaysi ❤😢

fahmokarar
Автор

Somalida iyo jecel ka wxaa ka dhexeeya wax weyn jaceylow boska qabyaaldu ku jirto no gal ❤

Muslixmedia
Автор

Heestan waan jecelahy in aan dhagaysto waayo waxan jecladay wiil xuseen lagu magacaabo isaguna ma oga zi aan ugu sheegana magaranayo waxan ka baqaya hadii aan uzheego in uu qalbigaygu jabo oo uu isagu qof kale jecel yahy 😢 ilahayow adiga wax oge igarad sii runta anigoo karamadayda dhaawacayn qalbigiisana isoo jeedi 🥺🫶🌹

ubaxmohamed
Автор

Nafteydu nafbey rabtaa naftuna nafkaley rabtaa wadnaha nabar baa kuyaal axxx😢😢

empiregirl
Автор

Naftaydu naf by rabtaa naftuna naf kale rabtaa❤❤❤❤❤

maxamedjeego
Автор

Heestan inta jecel liketa igu qabooji&

mushtaaqhassan
Автор

Nuxuus ba igu hasaty nashaadkiibu ltagy 😭😭😭😭😭😭2021/12/23 waaa xil ay qalbiguguu taabnyso heestni jacylka oo ku nacay 😭😭😭😭😭

nasmapea
Автор

Farxiyo, wallaahi dareenkeenna ka helitaanka wax walba oo aan jeclaysanno ayay baratay sida loo soo jiito. Maxaan ku jecelahay Farxiyooy. Heeskaan, waa heesaha lagu soo kabto.

"Wadnaha nabarbaa ku yaal
Jacaylkana waan u nugulahay!"

"Nuxuus baa igu habsaday
Nashaadii buu la tagay!"

Waheey.

AbdinassirShukri
Автор

Fiska Quruxdi Fanka iyo Hees Qiimo weyn ku Fadhida
12;55 HaBeen Arbaca 7/6/2022 Jawi DaGaN
CaasizimaH DaRwiish SooL ❤️✌️😊

Mattaan.
Автор

Wan idin Salaamay Walaalayaal Waxaan idinka Raali Galinayaa Barnamijki Fanwood Oo Jimcihi Lasoo Dhaafay Baaqday Sababtuna Waxey Aheyd Anagoo Ku MAshquulsan Barnamijka Ciida iyo Musalsalka Qooto qooto Par2 Sidaa Darted Bacdal Ciid Wuu idin Bilaabmi Doonaa Fanwood iyo Musalsalka . Noolaada Asxaabeey

AbukarMahdi
Автор

Horta maxa. Qoraal. Ka. Doo doontaa adoon heesta. Dhagaysan like isaar. Kayga hadad aqrisay. Manta. Ciid. Ah. Ciid. Carafo. Ayaan dhagaysanooyaa. Anoo.jogoo. Magalada ceelbuur.

keedkafanka
Автор

Heestan adeerkeey oo xanuunsanayay 8sano ayaa maqley kadib wuxuu yiri Nuxuuzku waakan ihaysta .

AbwanMowlidQonof
Автор

Wooow Masha.allah
Taariikhdu waa 9 / 10 / 2022
Waxaa lagu jiraa dhamaadka sanadka 2022
Heestan waxaan dhagaysanaya xili habeen ah
Waxaana jooga magaalada hargeysa

Dayr
Автор

Allow kabdehena qalpiga udaur oo barake 😭💔

abdifatahqalyar
Автор

Hadad dhagesaneysid 9/4/2022 like saar waa hees waxkale ah qofka kaliya jacaylka uu kuuqabo aanan dhamaneynin ee marnaba naaquseynin waa hooyo mcn

abdulkaderhassannur
Автор

Waa farxiya fiska boqorada codka iyo quruxdaba wwww naag cod iyo quruxxx kugu gaareyso maleh walee inta fiska taageersan like ii saara kkkk

naimabarre
Автор

Uganda 11/06/2023(in process) @ modern hotel

ceeblaawetube
Автор

Naftaydu naf bay rabtaa
2017, may, 17kedii ila 2021, april 5teedii saas baanu isku macasalameyney welina waa jeclhay lkin qofkale ay jeclayd ban u daayey😢 guul baan u rajeyn

haipemedicallaboratory
Автор

17/july/2023
😭😭Maanta waa maalon aan xasuuso badan qorayo.😭💔🫂
😭😭Naftaydu naf bay rabtaaa... Naftuna naf kalay Waxaanu wada soconaa mudo hal sano ah waxaanu soo wada qaadanay wakhti aad u qurux badan oo dareen jaceyl ah naxariis ah farxad ah.❤️🫂 Todobaad maanu wada hadlin wuxuu igu yidhi gabadh kale ayaan shukaansaday aniguna waan is hayn kari waayey anigoo ilmaynaya😭😭 ayaan qorqqladiisii saaray waan ka cadhooday waan ka aamusay anigoo ilmaynaya isaguna wuu iga fogaaday balse waan u xiisay jaceylkiisii iyo farxadii aan ka Heli jiray baan waayey. Maanta murugo i haysa😢ilmo ayaa indhahayga ka socota waxbarashadii baa igu adkaatay exam baa iisoo socda isaga dartii vaan wax akhrisan kari laayahay.😭💔🫂
Hadaan is idhaahdo rag kale shukaanso la sheekay isku ilawsii xasuusaha ma awoodi karo nin kaoe lama hadli karo niyad uma hayo😭😭 balse waxan rajaynayaa inaad mar uun iisoo noqon doontid adiga dartaa baan dadkii uga dhex baxay, dartaa baan wax u akhrisan laayahay😭😭 heesaha calaacalka ah ayaan hben iyo mlinba wehel ka dhigtaa😭🫂hben hurdo ma seexdo xasuustaadii iyo naxariistii aad i siisay iyo dareenkaad i bartay baan ka joogi Kari laayahay😭😭waxad ahayd qaybta noloshayda ugu muhiimsan iisoo laabo waan kuu xiisay noloshaydii ❤🫂😭💔😭🫀🩸

nafiisaabdiomar