Farxiyo Kabayare Hees Hadiyad ah 'Ayaan' Official Video 2021

preview_player
Показать описание
Farxiyo Kabayare Hees Hadiyad ah "Ayaan Faarax' Official Video 2021
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxad la yabay somalida qaarbaa shar ay arkayan iyo xuman odhanaya masha allah gabadha is lulaysa waxan leyahay kow allah ka cabso oo ka xishoo oo aabe iyo muslim ah ayaa ku dhalee bulsho muslim ahna waadka dhalatee islamku wuxu faray la kaalay ilahay wuxu adoonsaday la imow oo xijaabo oo dib isugu noqo waxad eegtaa suratul axsaab iyo suratul nuur hadanad garanayn cida u ehelka weydii marlabad allah ka cabso maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa sidaa isku luli maysid allah ayaa ku siyey quruxda iyo cafimadka allah u toobad keen

mohamedabdi
Автор

Ayaan dhan waa gob xalaal Ah Thnks Hooyo mcn mgc ii doortay❤️❤️

ayaanhussein
Автор

Farxiyo masha allah wat ka tuntay ayan wlhi adigana masha allaha adi eriyada iyo laxanka adi ledahay hesta mara way shidan tahay cotna lagaga haray qofta kali cotkeda ka danbeyo tahay ani ahan

ruuni
Автор

My favourite singer ❤♥😍farhia kabta haji ❤🙏

UMUAhzabchannel
Автор

My favourite singer love from Nairobi 🇰🇪

hassanabukar
Автор

Baqortooyo marnaboqorodeena
Midlamida👍👍👍👍👍

hindaabdi
Автор

Asc, Fannanadena FARXIYA Fariid ayaa tahey Adiganna.❤️
Runtii Magaca AYAN waa magac Burji wanaagsan oo Nasiin wacan.
Masha ALLAH❤️🌺💕🌸.

ayanosman
Автор

Always her voice and her music 🎵 are soft and she is very fantastic for playing for all that I'm one of her fan's

samiirkeeyow
Автор

Ina adeerdeey Ayaan faarax gabar Karanle hawiye oo kasii ah Sixaawle

Jibril-mdvu
Автор

WAW!!! today is the day of my name thanks Sister kabtaxaaji.

ayanladanhussein
Автор

Ayaan faarax guuleyso viva kobta xaaji ❤❤❤

ninkaleh
Автор

Ayaan faarax abukar
Kp forward waa run iney wada dhashen saxwle io mursade love ❤❤

yusufmohd
Автор

Kabayare waa fanaanad aad u cod macaan ilaa xad oo aan luuqdeeda la keening karin kabasii darane aftahanimo iyo codkarnimo ayaa u dheer

rabbitalloudaa
Автор

Ayaan Abdi Axmed burji adag weeye magacaas m.a Ayaan sharafeey

ayaancabdi
Автор

maanshaaa alaah allaw ii daa eedaday ayaan faarax muuse mataan❤❤❤💋

hawamohamed
Автор

I love her plus my name is Ayan Farah 🥰

ayanfarah
Автор

Sub Allah May Allah guide her. Abayo do you not fear Allah? Do you not fear hellfire?

umkin
Автор

Hadan tolnahay somaliyey ayaantan iga daba geeyga hesta waa tii sanadkee

fjgasyarefj
Автор

Farxiyo Kabayare Iyo Laxanka Way Isfahmeen Maalmahaan 🔥😄🤣😂😆

Ehel_Caashaq
Автор

MashAllaah tabarkallah my inadeertay Ayan Farah you are amazing person i was lucky to meet you and be in your company my dear sister you deserve more then this. Also thank you our inadeertay Farhiya for singing this song. ❤❤❤❤

ayanjeite