GALBIS XAFLAD AROOSKA FARXIYA KABAYARE iyo FAARAX AKHIYAR FARSAMDII AHMED UGAASKA

preview_player
Показать описание
GALBIS XAFLAD AROOSKA FARXIYA KABAYARE iyo FAARAX AKHIYAR FARSAMDII AHMED UGAASKA

-~-~~-~~~-~~-~-
Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
-~-~~-~~~-~~-~-
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2024 hda dawaniso love saar hodan abdirihman codkida waa loo dhigo ma jiro wllhi ❤

CabdiCade-gief
Автор

Heestan waan Jecelahay Wali Aroos MA Noqon Lakiin Wxn Donaya insha Allah Inan Malin dhaw noqdo Aroos Ilahay hayiga Aqbale ii ducee Wll Wxn dawanaya 2021

ahmetoismael
Автор

Hestan xasus ayay iileedahay😢😢malinti aroskeyga sxptey rumaad ilaa yaranteydi garabkeyga hayd ayaa habeyñki aroskeyga ii qadey😢😢sxp mcn wxd ii ahayd wehel+sxp+ wll+aad ayaan kujecla lkn rabbi iga ka jecladey 😢😢🤲allah qbriga haku waasiciyo😢😢🤲
La.aanta wlhi nolashayda cariiri ayay gashay😢😢😢🤲❤🥰

fatimaahmed
Автор

Waxaan halkaan kasalamaa dadka uso shaqo tagay iney aqristaan comments laso qoray hada kamid thy like isaar thnkz 💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

cabduqaadirmoalimarab
Автор

Hees taan waxaan dhageysanayaa habeen waqtigu dagan yahay walibo habeyn qaas ii ah oo aan aad io aad ufarax sanahy alx 3 kahor waxaa la isoo shegay xas geyga oo Mogadishu gufolaneysay mise ale ufudu deyay oo wiil idhashay ahna mid kii 2 baad alx 🤲🤲 waxana kunolahay America 🇺🇸😑 wll hadaa iga dambeyso heeystaa farxad io nolol qurux badan gurajeynaa like tane ha ila ak mari oky

yuusufcabdi
Автор

Heestaan saaid u jecelahay walina ma lay gursan lkn waxan rajeenaya nin ifahamaya oo dulqad iyo samirbadan in uu alle calafkyga ka dhigo Hadii alle idmo on ubadan quruxbadan u dhalo 2024🎉allow riyadayda ii rumee 🤲🤲waa bil ramadan

Hudaabdiraxmaan
Автор

Heestan waxa dhagsa naya 3/27/2022 walshey naxariista badned ishegtay ine Ramadan kadib aroosi rabto aniga ne iga dhigtay qofka ugu horeye ushegto🥺
Farxadeda lama so kobi karo☺️idinka ne igu so duceya ino ilahy isku barkeyo oo owlad baraya ugu deqo🤲 ❤🔥❤

zowdiina
Автор

HeesTaan Wxan Rajayna Arooska Wlashie Oo Goor Dhaw Soo Dhaw Inan U Qaado Inzhallh Alle Nabad Haigu GazrsiiYo FaatmaaY Gobaad Tahee JaH 😢 WxaN DhagaysanaYa MaaLin Jimco 3/2/2023 🥰❤️🔥

krfatima
Автор

Hestaan waxaan dhageysanayaa 2024 /8/18 malin axad ah horay malintii aroskeyga waxaa iqaday walashey mcn iyo saxibtay deeqo magaceyguna waa farxiyo mado dheer kadib hada osingl ah waxan rajeynaa inan dib igu qado saxibtey mcn fatuush ana kumey faraxeygiyow waxan kaloo jeclahay malinta aroska saxbtey inan uqado fatuush insha alaahu ❤❤❤😊

FaxiyoAbdullahi
Автор

8 sano kadib maanta OO ah 2022 ayaan Dib u dhageysanayaa it's emotional ❤️🩸

khadrayusuf
Автор

Heestani wllhi caadi maha waa hees macan oo ereyo cul culusi ku jiraan wale alle heesaha ha naga madoobeyo 15/12/2019 ayaa dawanaya sanadkan dhamaadkiisa heestan tolow wan idin salamay wixii commentigaygan arka salan qaaliya

amiiraadan
Автор

Yaaa dawanayo heestan 2019 walzhay farxiyo arooskeyda soo dhOw heestaa inzhaAllah Ku aqaL gaL gacloo💟💟💋💟💋💟💟💋💕

gabarbarichannel
Автор

Maanta waa arooskii wlshay heestaan aad ayaan waligayba u jeclaa
Iyadaan uqorayaa insha alh hada 🕊👌
Dhamaan inaa iigu soo ducaysaan ayaan idinka codsanayaa 🤲🤲🤲🌹
Ana ilaahay hayga yeelo tii ku xigta arooskaa maanta
Aamiin yaa rabi👋💗💋

amaalibraahin
Автор

7 March 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇
Haduu cawa guluuu geesigaa jecleed guriga qeyr leh kugu simay farxiyaa gob baa tehee gurigaaga ka adkoow.
Hadal weyn waaye
Inaba caadi ma aha heesta 👇👇👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😂😂😂🙏🙏🙏

caanobooro
Автор

I am Oromo I don't Speak Somali But I Love Hoden I listen here all the time.

fibr
Автор

Wwwww heestan 2020 dhagaysanayaa boqorada codka hodan abdirahmaan nolow😍❤❤❤❤❤🙏

abdihakiimking
Автор

Ilhay ha igu simo kaan dunida ugu jecelhy SuladaankayGa qalbiga ♥️😰🤴🏼2023 insha allh 😰😰😰🗣Ⓜ️🫂🥺♥️🩸🖇

nafisonuur
Автор

2020 yaa dawanayo sidaydo kale waliba jawi dagan🌺🔥🥰💖

naftauroon
Автор

2023 this song will never get old still my favorite song ❤

biyodahab
Автор

Heestan ilahay amarkiisa waan jeclahay inan dhagaysto caadi maha heestu wllhi 25/11/2019 ban dhagaysanayaa heestan 😍🙋‍♂️💃❤💫💤

amiiraadan