Farhiya & Zamzam Kabayare & Ina Habreedood #Heescusub❤️😍🥰

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

❤❤❤mj habyaraha waa u hilisey🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤

Samiiro-zn
Автор

Farxiya kabayara wa walalshay xagen kala xidhidha 😢

golden_angelix
Автор

Masha allah beautiful song 🎵❤aamiin yaa rabi

kaltunashkir
Автор

Habaryar is everything i have 4 habaryar and they are like 40!!! May Allah bless them
I love you so much you’re my life🥺😭❤️

singlelife
Автор

Thank you Farhiya & zamzam & muna herstart quruxdabadan oo aad nosoo qadeen hada anay rer guure dhashoode sister for xaawo ruun rer kabayare hooyadeed ❤️❤️❤️❤️

saadiamohamed
Автор

Wan kuoyay hesta farxyo mahadsanid I love you ee so dira

nuurtomohammed
Автор

Hadey manta iska dhal ahan lahayeen sida mama malyunbey hoyadiin wasa dhihi lahayeen ee ilahay qudradi wa hablo hawiye ah rer kofurku casiyal mahan way gudan abaalka guleysta hawiyana maahi ogaada haygu danbabina

Nimcolifechannel
Автор

Ma sha Allah what a special song habaryar means hooyo yaar may Allah wahiid al ahaad protect and please our beautiful habaryar macaan always and forever.

deeqaabdi
Автор

Habaryar wacan bad qabtan dhemaney rerbicidyahan ilmahey rer abtiga u yihin wey jecelyin anaba ka mid.ah.illah hano daayo rer abtigen❤❤❤❤❤❤❤❤❤

raaxacadeey
Автор

Masha Allah Habaryar yaal Macaan Cayaar Ma Ahan Dhib La’aan Beey Ku Dhashay I Dhashay Na Wada Dhashay Habar yar Waa Hooyadaa Waxba Kama Duwana Marka I Salute Heesta Loo Qaaday Habaryar yaal Waa Ayadoo Loo Qaaday Habaryar yaal Macaan Meel Ay Joogaanba Allah Xafido Cimri dheer & Caafimaad Kuwaara Aakhirana Hooygiina Allah Ka Yeelo Jannah Fardowso!! Ameen ya rabi/ Habaryar yaal Soomaliyeed Oo Dhan Ayaan Ka Hadlayaa!! Heestaan ay Ku Socoto Habaryaraha Ayaa I Soo Jiidatay!!! Allah Idin Xafido Ilmo Kabayare!!! Habaryarahiina Allah Idin Daayo!!!!❤️❤️🌺💯

hanasheikhdon
Автор

Aniga waxan ka helay action-ka zamzam kabayr

maskaofficialmedia
Автор

Haboyarty Uma haysto iney ii thyna hapo waxan uu haysta iney yada ii dhashy malinta dhashy ila cawa ayan meel laaa jiifa waa hooyodey yada kaa jacelhy abalkaga allah janada ja ka dhigo Hooyo mcn adunka ku jacelhy waxay ii noqoty Hooyo Nd abbo Nd walalo 🥰❤️

muwamxmed
Автор

Eesh calaa hees iga dheh habaryari wax loo heeso oo loo duceeyo waa tahay ❤❤❤❤❤

hodafa
Автор

Maashaa allaah waxaad tihiin gabdho dun macaan oo habaryarahood hees mahad celin iyo amaan ah u qaaday, walaahi wax habaryar na dhaho amaba na salaamo ma aragno, nafteenana waan u soo hurnay si aan wax ugu qabano ama u soo dhoofino.

rukiadakane
Автор

Ilmo aderey wa nasab dhaba mashalah wakasa hadad ilmo murusade dhasho waa dad xalala

hoyadaiyodhalanka
Автор

Masha Allah Farhiya kareyare faariid i love you so much my beautiful sister 👌👌👌❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹 love from Hargeisa

alxmdulilah
Автор

Anaa kamida habaryarayalada rer kabayare ay uduceenayaan oo hoyadoid ina adeerteed ah waxAn leyahay thank you habooyin ❤️❤️❤️❤️❤️

saadiamohamed
Автор

Hooyo iyo habaryar midna malihi 11 sano ano jiray hooyaday dhimatay hadana waxn ahay 26 jir intay u nool yihiin allah haw daayo

munamaxamuud
Автор

So beautiful girls and very smart . The middle one is really into it

hawahalane
Автор

I don, t have hpo xata abti ma lihi hooyaday wa kaligeed ilaahay Ha i daayo lkn ilma adeeray leedahay msha allaaah 🥰💪

Fatma