Xasad Ayaa Kuhaayo Ogow

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

+254713330809 numberka siminaarka kala xiriir

sheikhcaydaruus
Автор

Sheekh wajigaygu hadba wuu iqayirmaa sheekh anigu suniyihi iyo madabkii wayga gureen madax xanuun sayida iyo qorta oo ixanuunaysa sheekh istaagasu na waa igu dhip . caloosha ayaa I furaysa misna xanuunkii badna waa IGA ba ay iyo kaadi ilaa yarantaydi an la haan jiray alx adna jasaka llaahu kheyran shikhow anagan allow nagu caafi yaaa alllaaaah

احلاممحمد-عش
Автор

Sheekhow wallhi intas dhan waN isku arkay waxaan ahay hooyo somaaliyed annaa la xanuunsan ii soo duceeya asxaabey

issakali
Автор

Subxaanalaah qalbigayga ayaad buugan kasooqortay sheekh saas ayaan ahay ilaahay inta xanunsan hacaafiya amiin.

SM-qxhe
Автор

wlhi shekh waxaas wn isku arkay cilajka wn kuu imi markaa muqdsho jogta lkn wax said ah isuma arkin dadka way i dhiban hadalka hooyo waxaa dhahaa baadiyo ii dir meel an dadba ka arkeen dhimashadana sidaas waxan is dhahha waa dhimanesaa ee hdlka xun ama camlka xun iska daa lkn khyr ma sameyn karo quranka aqrintiisa we igu adgthy qosolkna wuba i dhibayaa wan dalayaa hadaa qoslo wnku xanunsadaa malintaa ilahow nacaafi yaa rabi wala wada xanun sanyahe dambi dhaaf yaa rabi

Sila-qiso
Автор

Ilahey ha naga qabto xasadka sheikh aniga ayaaba iiga hadlesaa jazakallaah kheyr sheikh

abeebaabee
Автор

Maansha allah illaah ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo sheikh

maryanadan
Автор

Shiikhow wan xanunsanhy wxan dareemaaya 1. Ubuc xanun
2.lugahoo ibararaya
3.xubnahoo ixanuunaya
4.xididada oo aad ixanuunaya
5. Caadada oo khalkhal igu haysa/bishii waxay igu dhacdaa 2jeer amaba inan 3bil arkinba
6.calooshoo i dibiraysa
7.araxda ama dhabarka oo culays iga foolayo

khadromaxamedcabdi
Автор

Asc shiikow Waxan ahay Gabar Ardayad wax barashadana jecel hadana wahsi iyo ilowsho Ayan isku hayaa
Tan kale gcmo xanun DHabar xanuun
Iyo oohin iska joogt ah
Madax xanuunku isga wa waqti Walba
Waqti xaadirka Wan jiifaa dhaktar walba wuxu idhahY waxba maqabtid
Maxan sameeya marka
Allaha ku Barakeye shiikh

fatimamoha
Автор

Shiiqow wan dhagestay ayadaha isha iyo sixirka wan matagay kadib nafis ayaan Daremay Allah ku dhowro

halimamohamed
Автор

Alle ayaynu kamagan gelaynaa isha xasadka, Sheekh Waad mahadsan Tahay.

jaamacmaxamed
Автор

لا إله إلا أنت سبحانك ربي أستغفرك وأتوب إليك، كم كنت خائفه من الموت!

tasniimmohamed
Автор

Subxanallah sheekh ma anuu iga hadlayaa dhaqatir ban ku daalnay yaa rabi na cafi🤲

Waliyullahjafaal
Автор

Mansha allaah ajir iyo xasanad allaah kasiyo dhabti wan ku faiday anig ahan wan ku ducey allaah ku xafido adun iyo an Qiiro shiq

aaminohi
Автор

Waxan si niyad Sami kudheehantahay ugu mahadcilinayaa sheikha aniga waxan ahay arday jaamacadeed markiisi hore dadaali jiri lkin hadda lakulmo inta badan guuldarro marka waxan iskga shakisanhay isha waxan dareema inan kacaajiso waxbarashada

mrkassimabdalla
Автор

Asc shiekh wadku mahadsantahay mawduca aad kahadashay xaqiiqatan xanuunkan waa midka aan kusuganahay xaga naqaska iyo oodinta

malyuunhasan
Автор

Calaamadaha kuli waan leeyahay show waxa naladagay waa il dhakhtar baan kuwaalany jasakalah sheekh cayduruus

cumaryuusuf
Автор

Sheikhow Allaha ku xifdiyo shekhow waan xanuunsanahay inta aad shegtayba waan isku arkay hadana beerka ayaa ii xanuuna hadana inaa aduunka joga iyo inkle makala garanaayo

umuahi
Автор

shiekh alle ajar ha ka siyo msha llha tabaraklaah shukran

nafisamahed
Автор

Iso ducya wlliyal waan xanuunsanhye Allah dartiisa Allah icafiye لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم😭🤲

hormarc