3 Calaamadood Hadii Aad Leedahay Sixir Ayaa Lagu Cunsiiyay

preview_player
Показать описание

Комментарии
Автор

Mashallah mashallah You have a nice Voice for quran mashallah mashallah my brother in Islam mashallah

shukrisimplelife
Автор

SubaxanalaaaH
Ilaahow na caafi
Waxa i xanuunay wll shiikhow laaabta ilaa sanqaroorka naqaskuna wuu ii qabtay jidhkoo dhana wuu i gariiray
Walaalahayga soomaliyeed waxan ka cosnaya inay isoo duceeyaan
Sheekhow ma aqaan wax aan sameeyo laapta aadbay ii ololaysaa waqti xadirkan aan Qoroyo yaa Allah 🤲
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم افضل خير خلق الله

drelmi
Автор

Asc sheeq allah ku xafido
Sheeq in muda ah oo dhowra sana ah wan xanunsanahay waxan aha nin dhalinyaro ah oo meel ka shaqeysato oo firfircon ka dib shaqadii dhan wan tagi la yahay xita magalad in sanado ah ma aminsanen in wax sixir la dhaha inu jira ka dib reerka ayaa quraan isaaray dhowra mar markii danbe wey hadleen waxayna sheegen in shaqalaha ka mid ay ii cunsiiyeen sixir
Calamaha aan lee yahay waxaa ka mid ah
1. In aan shaqadii iyo magalada tagi karin hadii aan hal malin tago ka dib isbuuc ayan hadana tagi
2. Calosha oo dibira ah oo iney wax igu dhex nool ku jiran loo mooda
3.calosha wax kasoo baxa oo soo aada dhan hunguriga oo hadana labta
4. Jiif fara badan oo hurdo wata

Allah haku xafiido sheeq waxan ahay nin dhalinyara ah oo in sanado ah la xanunsan cudurka aan kuso sheeg
Allah haku xafido adna ee waxan isku daweeyo iso sheeg adna iso duceey allah iso bari
Jawaab ayan ka sugi sheeq

deeqcade
Автор

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
بارك الله فيك يا شيخ حفظك الله
ماشاءالله تبارك الله
Dhirigelin badan allah haku siiyo waad noo faa'iideysa

amatallahwaan
Автор

Iso dociya allah murug igu badalo farxad insha allah jazaka allah please feeling sick

fartuunmaxamed
Автор

Ilaahay banku xawilay kuwa dadka sirxaya ilahay iyaga haku celiyo insha alaah

foziyacawil
Автор

Reading the Quran will always protect you. This is not something new. Protection is better looking for cure.

KingKong-kjjl
Автор

Shiikh riyadina wan arkay walabi jinbaa lay adeeg saday waxaan riyo ku arkay timo iyo qodob iyo dun madow oo isku xiran wana matagay wabaana qaylinay ayagoo leh wakalal jin markay halkaa maraysan tosay lkn alle ayaa mahad leh

deeqocabdi
Автор

Subxaanalaah, ILaahoow Saaxiriinta iyo Xaasidiinta Shartooda naga Xijaab.

sahranuura
Автор

Ilahey Qery haku siyo Wlhi intaba wan Leyahay Wan ku Dhib Qaba Aad iyo Aad Hada markan Dhageytay Caloosha lega Qabtay Wlhi ila iyo Micidada Aad ii Xanuntay Caloosha Dhan Waxa oo Maleya iney ii Wareganuso Mantak inu ii Haayo Ani waxba cunin Waxa oo maleyaa ina Cunto Badan cunay Caaloosha wey iii Dibire Quran Ann isku Daweyo iso Sheek Sheik Shukran Sheik jazakumullah khairy

sacido
Автор

Mashallah mashallah 👏👌😭mashallah mashallah keep going my brother in Islam

shukrisimplelife
Автор

M.a sheikh shukean waxba maiska daremin alx ilahy mhdisa wye ilahy shr iyo shydan allah ka mgn galny❤

sawaahasan
Автор

Alahu akbar walhi sheqo waxan ku raxeysanaye ano indhaha isu hayo codkada mcnkisa iyo sida u aqrineyso qir ada mashalh jazakalh alx waxba ma daremin anja ahen hanun

samiiraxassan
Автор

Shiikhaw ilaahy khayr ha kusiiyee sadexda calaamadoodba wan leyahy wmrkan quranka dhagaysty waxn dareemay xanuun calosha iyo madaxa wana is cilaajiyaa khatimadaha quranka ayn isku cilaajiyaa 6 cishoban Ku dhameeyaa isoo ducee sheikhs adiga iyo walalaha kudawada dhaman muslimiinta mahasanidiin

umalkhayraxmed
Автор

Jizakallah sheekh waaxan dareeemay kuleel dhabarka kacaya

nasracooking
Автор

Shiikh qeyr allha kusiiyo calamadaha sheegty waan isku arky waa ogaday waxa ihaaya thanks waan iscilaajin doona I.a

rahmaruun
Автор

Ilmo ayaa igu istaagty quranka allah macantiis

abdikadirabukar
Автор

Ilahay haku barakeeyee dhagaha ayaa i yuusay aniga mcnaha dhawaq ayay sameeyeen culays noqdeen😢😢😢

YurubOdowaa
Автор

masha allah sheekh jazaka laah illahy ajar hakaa siiyo sheekh aniga 3 calaamad wan isku arka Mara qur aanka aad aqrinayse waxan daremy ku layl dhanka calosho iyo matak oo meel dheel ah iyo gacmaha iyo ligaha i tawartaroway maxan sameyaa sheekh icoyo ii sojawabceli waayo hawenki ayee igu daranthy mana seexdo qur aan hada dhagesto wad naha aya igaracmayo

yaasiincabdi
Автор

Sheekh 3 dahadood waan isku arkay adiga xageey laga hela sheek caydaruus

ZeinabAbdulqadir
welcome to shbcf.ru