CALAAMADAHA LAGU GARTO XASAD IN UU KU ASIIBAY IYO CILAAJKOODA!

preview_player
Показать описание
#dhaqaaqaaddhaxashidee
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

I needed to hear this. Jazakallah khair ❤

Nadiirabakery
Автор

ASC MAASHAA ALLAAH NICIIMO WAA IGA QOSLISAY FARXAD mar imanaysa mar kaa cararaysa

iqraabdirisak
Автор

Asc xbbty jazakalahu qayran wa arin Muhim xasad ka inlayska cilajiyo

zahradool
Автор

Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi 🇸🇴 ♥

qadroali
Автор

Masha allah tabarakallah gabar ku deyesho mudan baa tahay habibati ajar Allah haka siiyo ❤❤❤

jamiilanuur
Автор

Wcs naciimo hbryar mcn allaha ku xafido allaha ku barakeeyo m.a

nadiifoaxmed
Автор

Maa shaa alaah alaha ku xafido walaashay

ahmediishoow
Автор

Walal albab kasta oo ka xiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin  subscribe iisar💖❤🧡

marwodumar
Автор

Maasha Allah wlhi ilaahay dartii ayaan kuu jecelay xageen kaala soo xidhiidhaa wllshayeey

ubahabdirizak
Автор

ASC masha Allah waan ku salaamey xabiibtii wax badan aan kaa faiidney jizakallaah kheer🤲 canaalkaan waxa u istaahilaa malyan iyo ka badan😍🙏🥰🌹

aminaahmedmohammed
Автор

Inalilahi waa inaileyhi rajiicuun calamadahasodhan waan is ku arkey insha allah wan kulasowadagayaa walalo mahadsanid 👍👍

ubaxyuusuffaarax
Автор

Mashallah naima wadmahadsan tahay barnamij an hada waqtigan lajogo an ubahna waye

healthyforpurpose
Автор

Abaayo naciimo walaahi bilaahi waxaa moodaa inaa aniga iga hadleesid oo aa idaqaano 6 aa sheegtay hal maa hee shanta kale waa isku arkay mida aan isku arkin waa inaa dadka nicin taasna sikloo dadbanbaa u dareemy saas ee tahay kitaabka iyo tusbaxaba daris ayaa lahay oo waa ku dhagnahay walhi lkn bilawid ayaa leeyahay balse madhameeyo towfiqda alahanawaafajiyo adigana janadii fardooso alle haku cazuumo aamiin mahadsani bal inta dhimana soo dadaji adoo mahadsan ❤❤❤

simanyariise
Автор

Subxanallah waxa shegtay badan kod wa is ku arkay.

hamd
Автор

. maasha Allah Allah abaayo Adigana Qeyr alla ku siiye noo soo badi

sacdiyosaafi
Автор

Masha allah abaayo macanto nooso daadaji qeer allah ku siiyo 😍😍😍

fadumoyusuf
Автор

ascabaayo ilaahow noo kaa xafid adiga iyo family kaad i love you maasha allah

fartunibrahim
Автор

Masha allah Nicima xifdullah mahadsanid ❤️👍

fartunwasuge
Автор

Mashaa Allah abaayo Allah ku xafido adiga iyo Reekag

fosiyai
Автор

Masha allha Jisakumu allha qeer Walashey ❤❤

Nurasaid
join shbcf.ru