FILO PART 30

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
❤❤❤(ﷺ)❤❤

dheeldhoweey
Автор

Darenkeyga wuxu ishegaya shariif labadisa xaas iyo maxamed amiin inay walalo noqon donan iga qora midaan🤝😁

hamdiabdirahman
Автор

Best Actor Anwar Ahmed Naji Jilitaanka No1 adiga iyo nasteexo Ladarka Filimka Taliye Geesey Halaag

maamohabibofoundation
Автор

this is the best show ever, me and my little kids watch it. we always dance to the filo song. my 2 years old even loves it. it teaches them the somali language. thank you team gurmaad.

ikranadan
Автор

Wad kumadhadsantihin filinka filo abukar mahdi iyo teamkisa wakhtigina, maalkina iyo maskaaxdina ad galiseen si ad dadkeena somaliyeed ugusobandhigtaan waxwanaagsan.thanks

mohameddayib
Автор

Anwarow noloshaada mar dhow Isbedel Cusub Inshallah Mama siteey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏👑👑👑

anabnur
Автор

Wow! Cajib baa ahaa mantaaa nasino wacan ayan idin rajenyaaa inshallah noso dhaqsadaaa teamkeyga abukar mhdi io dhamaantini cimri dheer cafimad qab idin rajenayaaa inshaallah waxyar idinka ka codsanaya wax idinku sugno noso dhayaa micnahaa gosgoska filmka inshaAllah jazakaallahu kheyra dhamaantini

Sihaamsaciidabdullahi-pvdi
Автор

17 November way fogtahay🥺 blse wax waliba idinka aa nooga muhiimsan .🥰
wakhtikaaz farxrad iigu qaada team gurmad 🫶🥀😘

rasiaruxi
Автор

Labo shariif maa jiro mise shariifka heee qofkasto nabad iyo caafimaad ku dhameystay 30 qeybood wan salaamay

saxardiidmaxamed
Автор

Alla anwar mrku xisabta so she gaye dhowr jeer ku ceshtay qosol badnaa m.a jazakumullaah dhaman team gurmad

drmaandeeqadanxasan
Автор

Maxamed Amin ❤❤❤❤qarxis shekadan iga qarxi halaag wuu halaagsami rabaa😂😂😂😂😂.
Abukar Mahdi aad ayaad umahadsantahay❤❤❤❤

Caliya
Автор

I’m going to miss you so much my beautiful family of gurmad, without you weekend is not the same please take care of each others and stay healthy and safe ❤❤❤

nurasufi
Автор

Asc abuukar mahdi ilaahay caafimaad iyo cimridheer alaha ku siiyo adiga iyo tiimka gurmad allaha idin xifdiyo kuligiin

haawahassan
Автор

Bismillah raxmaani raxiim 17aaa
Wayahay wan ikudhibeynaa 😢😢😢kuxiisi donaa filimkeyga

maariaahmed
Автор

Ana u horeyo manta inti iga dambeysay liveta ha ila dhafin😂❤❤

MaryamoDaauudhuseen
Автор

wabaaa meel macaan bad nagaga jojiseen lkn allah haduu nagarsiiyo wan dulqadaneynaa ❤

Nusaymamoha
Автор

Meel wacan bay sheekada maraysay yaaqay 😮❤thanks you teamkena

sacdiyoxiish
Автор

Masha allaa walal abuukar abuukar jimcihii iyo sabtidii Wan folanayay xalay iyo sakana alxd anoo afar indhood ayaan firsaday lamba sugi karo waa nagu socotaa malab camal waad wad mahasantahay

NurJimcale-ly
Автор

Waa wareey Mr Halaag fashiluu xaaskii uu qarinaayey bustihiisu.waa banaanka, I can't wait qeybta danbe, anyways thank u team gurmad. ❤❤❤❤❤❤.

khayr_jecel
Автор

Walaal kay abukar mahdiyaw
Waad mahadsantahay adiga
Iyo kooxda gurmad 🙏
Waayo waxaad naga soo gaadheen
Filimo anan isku dhaqan aheeyan
Aad iyo aad ayad u mahadsantihiin
Farxad iigu noolaada abidkiin 🎉❤🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯

soumimoulid