FILO PART 112

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aniga waxaa qabaa in maalin 3 lagu daraa filo inta igu raacsan laak saaro

FardowsoheydarNur-luqt
Автор

Ilaahayawoow u naxariiso intii ku dhimatay qarax yadii xalay xamar ka dhacay Allaahuma Aamiin

hodanibrahin
Автор

Ilahay ha unaxariisto intii ku dhimatay inta dhaawac ah ilahay ha caafiyo aamin aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲

AsmaAlicigal
Автор

Alleh ha u naxariizto intii dhimatay inta kalenah Alaha ha caafiyo waanu ka xunahay umada shacabka ee maalin iyo habeenba dhiigooda la xalaalsadey😭😭😭.
Aynu uducayno walehen
Muqdisho incha allh wey ka bixi dhibkan 😢

Nasrudin-ez
Автор

Allah unaxariisto inta ku dhimatay qaraxyadii ka dhacay dalkeenii Somalia 🇸🇴 😢😢😢

mowli
Автор

Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

Ismacilxasan-fk
Автор

ilaahey ha unaxariisto dhamantod dadki xalay muqdisho lagu xasuuqaye inti ku dhawacantana ilaahey ha caafiyo yarabi

sahramohamudali
Автор

Hadaa xariif thy habeyn dambe nogu dar 😂Abuukar mahdi salaan sare bro respect 🫡

Ayaan
Автор

Alle swt ha u naxariisto inta dhawacana ilaahay ha caafiyo eheladana qalbiga ha u qaboojiyo aamiin yaa rabi

roodaaden
Автор

Sabiriin nin u qalma ay heshay .well done guys👏♥️

nimco
Автор

Rer muqdisho manta ila xalay xanuun baa nahaayo 3 qof ban wayay yaa alaah qalbiga no qaboji idinkana inta dhimatay alle ha unaxariiso inta nol alle ha cafiyo idinkana uduceeya😢😭😭😭

qadromaxamud-srmg
Автор

Ilahayow intaa dimantay unaxariso intaa dawaca ah ilahayow cafii ay rabiiii😢😢😢

tushygcl
Автор

Alle hau naxaristo inta dhimaty inta dhawaca ahna alle hau booga dhayo😢😢

Queenfatima
Автор

Alxm lacagtii wala xeray team filo maskaxdaa naga gasheen manta dhan lacagta kawlwlsanaa

samsammaxamed
Автор

Please usoo duceeya reer xamr one like

MohaHussein-mu
Автор

Mashaaa Allah baxsan habaan ku siin lahaaa guul tuugtii laga guuleystey Allahu akbar

anisaabdi
Автор

Ala lacagti waa la blogey yes yes😊awalba adinka malaheyne

RahmaMohamed-vo
Автор

Alle ha unaxariisto inti ku dhimatay qaraxii xalay inta dhawaca ahna alle ha ubogo dhayo😢😭🤲🤲

aasiyaabdi
Автор

Aaway team kii sugi la, aaay qeybtan😂😂😂❤Baxsan Salan iga gaadhsii iyadan ujeclhy teamkee❤❤❤😊

Janno
Автор

Filimku manta filmadii Hollywood ka ayuu noqdee 😢😢 lkn 5 Bari yaa sugi karaya anogoo ilawnay umba jimce la gaadhaaye

nesredinismailabdilahi