FILO PART 51

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Filimka qeybta muqdisho inta uxiistay👍❤️

Najminaa
Автор

Wallahi musalsalka kaliya ee Somali ani ahan iqanciye waa Kan inta igu raac San 😂funny waaaye 😂😂🫶🏾🫶🏾🤏🏾

Real_queen
Автор

Hooyo waa cajiib Nin waalan Bay leedahay xagee gabar uga raadiyaa Aan u guuriyo Illaahay hooyo ha xafido Aduun iyo Aakhiraba ❤

faysalbariir
Автор

My team Gurmad sidaad nooga farxisaan, Alle ha idiinka farxiyo.
Thanks Ustaad Abukar Mahdi.

abdilqadirismail
Автор

❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

mohamedhimilo
Автор

Aduun waxksta ka filo❤ thanks abukar Mahdi and mY team ❤

ZakiipnuGapal
Автор

illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii 🥺🤲

amishali
Автор

Fariinta maanta

Dadkeenu waxay u baahan yihiin in la baro sida lola dhaqmo qofka haduu xanuun maskaxda daareemo

Ta kle xanuunada ku dhaca maskaxda iyo kuwa qalpiga ku dhaca makala naqaano

Wacyi galintiina wan jecelnahay my team gurmad ❤

naciimadiomond
Автор

Abuukarow wll Daqiiqadaha ama maalmaha mid no badi wan ognhy ina no dadaaleysid Allah ku Sharfee❤

jamiilajaan
Автор

Wallaahi sharmaarke wuu iga qosliyay 😂amazing film so far ❤
Thank you guys 😊

basrahassan
Автор

1 kaso bilaway 2 days 😂😂51 waa soo gary best show ❤❤

Hawaluulcooking
Автор

Ilaheyow waalidiinteena qadaabul qabriga ka xijaawo amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

Wll kusali nabigena

محمد صلي الله عليه وسلم❤

Suahyb
Автор

Masha Allah Sharmarke Iyo Dhamaan Team Gurmad Iyo Brother Abukar Mahdi Thanks.

osmanshareefahmedyahya
Автор

Usheega gabadha in xijaabku madaxa yahay mahan qoorta iyo luqunta waxaaa utaqaanid😢😢😢😢

K.O-chnl
Автор

Ilaheyow waalidiinteena unaxariisto janatul fardowsa allha ku bishaareyo amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

Wan aroosi raba iso duceya asxabey 😢in ilahey ibarakeyo😊

NafisoMahamed-lqwf
Автор

Ilaheyow muslimiinta oodhan meel walbo eey joogaan ku amaansado amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

I enjoy watching filo thank you so much team gurmad ❤

maryanali
Автор

So sad coz am going back to school boarding school again will miss filo😢 last episode Inshallah iwill watch next holiday Inshallah 😊 thanks 🙏 everyone see you April date 3

SaadiaAhmed-wzfs