XARIIR AHMED FT MISS XIIS | BEST SONG | JANNO | NAJAX | NEW SOMALI MUSIC | OFFICIAL VIDEO

preview_player
Показать описание
Jeclaanshaha Aragtidaada
Ku jeel-baxaa Erayadaaada
Ku jiifsiga xiisahaaaga
Waxaan ku jalaa nafteyda
Jannaan u arkaa agtaaada
Jal baan u aqaan codkaaga
Hor-jooggiyo daaawadkaaga
Waxaan ku bartaaa jaceylka
…….
Xariir & xiis BABY
Heesta & Muuqaalkii Ugu Shidnaa
Ebid usoo saaro Hobolka Qarniga
King Rapper – Xariir Axmed
Official music video 2019
Best Somali artist / singers
Suldaan Seeraar
Xariir Axmed
Gulled Simba
Safwan Halac
Ayanna
......................................................
EREYADA: CABDIQANI MANDELA
LAXANKA: NABIIL BUULLE
MUSIC: MAFTUUX CADCEED
CODKA : XARIIR AXMED ft MISS XIIS
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
©ABDIASKARITUBE 2019
...............................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Allow dadka isjecel isku daa anna mid I jecel isii hunayal liketa igu qabta 💕

edebsanofficiall
Автор

🤩🤩🤩 Qof kasta Oo Qoraalkaan Arkaa Ilaa Dhibaatada Haka Dulqaado 🤩🤩🤩🤩

tiktoker
Автор

Inatii is jecel Alle ha isu daayo anigan Alle ha I siiyo nin qurux badan oo lacag le😢😢

ismahaanhaajimahmuud
Автор

Inaga is jeclaanshaheena ka dhigi jadwalkaaga gaarka ah❤

khadarcali
Автор

Ayyy wxa badan ban sugyey magcyigi 😫wali laguma heesin lkin nasiib baban leyhy hadu xariir ku hesay my favourite singer 👨‍🎤 keep going brother

najahxarago
Автор

Fanaaninta Reer JigjigaH ONe Love Wiilazha Zanadka😍

aswaangoox
Автор

Hit maker maftuux cadceed dartada ban u dhagesanaya music of the year inta ila qabta suulka

dalmaryare
Автор

intii Dhulka Somalida Jecel
is muujiya Fadlan Wiilkiinii Ahaye
😊😊😊😊😊😊😊😊

somalivlogs
Автор

Jigjjga waa meesha aan aroos ku dhigan doono..inshallah

whoisma
Автор

Inaga is jeclashahena kadhigo jadwaalkaga kaarka best🔥👏

samiiramahamed
Автор

wlhi hda coming soon keda dhageesanay notificationka aaba iso dhacay😂😍😍

mjofficial
Автор

Wilasha jigjiga waba romatic wada kalay iska arag he codna haba shegin xariir faysal muniir suldan shib iska dheh ar xabadko ii radiya xafadii jibriga ayan soxasusta markan arako dadkan rer jigjiga arast amis soosti

asaldhaladfaraxsan
Автор

Inta ka xun moshinka dowlada lagu duminayo codkada wa muhim☝️☝️☝️☝️

suldancarte
Автор

Ogaadeen yaa dhahay YouTube majoogan waar bal ilmderayal ismuujiya 😂😂😂😍

odaysoomaaliyed
Автор

Sxbta iga dambeysa hadaad qoralkeyga aragtan isoo boqo

QueenHamdi
Автор

Aaar hadii tol layahay ha la isoo raadiyo yartaa Miss xiis naftaa u bugtoo bestay u ahee

abdirahmanabdirashid
Автор

Way jirtaa hesta al fanan xariir axmed nolow bro horay uu soco

Khadarokey
Автор

Muftuux cadceed
Nabiil bulle
Xariir Ahmed
Danbi Buuxa wllhy....legends madaxiina allaha ka shubo wixii Danbi ah

FOOTBALLPLANETYT
Автор

Cawlyahaan cawlyahan dalaay igaa dehh🤣❤️❤️❤️🔥🔥

somalidiasporaunificationu
Автор

Xariiiir ahmed my fanankyga jigjiga my proh keep the going love from Swizterland miss you my home jigjiga

kinghindiholish