XARIIR AHMED IYO FATXI NUURA | SIDA MALABKA SHINNIIDAAD U MACAANTAHAY | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

preview_player
Показать описание
MURAAYADDA NAFTAAD
KADHEX MUUQATEEE
MAALIN QUDHA MIYAAN
KAA MAQNAAN KARAA..
BEST LOVE SONG 2020
OFFICIAL MUSIC VIDEO
BOQORADDA CODKA IYO
BOQORKA CODKA
XARIIR AHMED & FATXI NUURA
-----------------------------
EREYADA: …… CABDI CIISE CAJUUN
LAXANKA: XARIIR AXMED
MUSIC: HENOK ATLABACHEW
*Camera Crew..
-SHAKIIB
-SOMALI
-CR KRISH
EDITED BY: SHAKIIB
PRODUCED BY ABDI ASKARI
©ABDIASKARITUBE 2020
.................................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA – HARGEYSA – XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waawo inaba caadi ma ahan heestii sanadka 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣😍 xariir Axmad & fatxa nuuura
Codad shidan
Qurux dhamays tiran
Eraxayo iyo laxan macaan
Music dagan
Team Abdi Askari 👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏

iidlekudun
Автор

Muraayaddii naftaad
Ka dhex muuqatee
Maalin qudha miyaan
Kaa maqnaani karaa
👌👌👌ToP wlh

yahyenja
Автор

Raga jecliyaa gabdhaha la heeeesaayo iska ilaaliyo oo ku dhag dhageen xariir ahmed iyo nimcaan hilaaac iyo qaar kalo badan ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

maankadeeqa
Автор

xariir axmed boqorkeygii codkaga inaba cadi maha boqorka fanka ba thy ❤❤❤❤❤🇸🇴💙💙👌👌👌hestana cadi maha muqalkaba kasii daran wali weye runtii masha allah inantu cod halasi bey ledahay

nimcocali
Автор

Xariir nin daahira haplaha 1km u jirzada😘😘

zuldaanxaqzoor
Автор

Heesta waa cajiib balse gabadha way igu cusub tahay all in all keep going ✔👈

nasiibdiego
Автор

Fatxa nuura
Wxan Hupa inaY 2020
NoQon DoonTo fannanad kZo MuuQata zaaxada fNka
HaDDaY Jig jiga ama hargyza izka JooGtO👑

mohamettaplouz
Автор

waligey YouTube kama bixin omg 😱 ilmadeeer Daadax tihiin

Fadxa nuura iyo Xariir ahmed

sharmaanish
Автор

Gabadhaan waan ogaa wlh ineey saan u cod macantahay eena noqon donto maalin fananad habenkii ugu horeyay oo playback qaado Aniga tijaabiyay mashalah abayo horay usoco

princehabiib
Автор

Aduunka waxyaabaha aan ugu necbahay waxaa ka mid aha gabdhaha dhar ku dhagan intay xidhaan, dabada iyo xabadka soo kuusa ee haddana hagoogta, si walba ooy gabadhaasi u qurux badan tahay wlhy mar labaaad ma eego.
Waayadana waxaad moodaa in gabdhihii sidaas u bateen, ma aqaan ilbaxnimo iyo qurux midkay moodeen.

waxanimacagahaygiibaa
Автор

Mnsh alh c/askari hry uscoo adi io fanan tyda one love❤❤❤❤

amuunmukhatar
Автор

Fadxi nura and xariir Ahmed hore u socoda and abdiaskri tube horumara idin rajaynyaa👊👊👊

koraadzaki
Автор

Xarir cod wngsn ayu leyhy blse abwano ka dhiso ma hesto✅✅✅

hanadsomali
Автор

COD MACANIDA WAA LO DHASHAYE LEYSKAMA KEEN KEENO❤❤❤❤

mrguul
Автор

M.a jawiga meesha mcaan badanaaa halkee waye reer jigjiga

maryamoabdi
Автор

Buraaha Quruxda Badan Ee Karamardha iyo Jigjiga wan Uu xisaay😭😭


Watching From Turkey☪

zakariamohamed
Автор

Waan wataa labaden Asluub iyo akhlaaq baa kamuuqato.✅☑️👍🙏💜💜 saas anshaxa u ilaaliya💐🤗

asmaguhad
Автор

Xarir naagaha kuma dhegdhego yaa ila arkay😉😉😉

zeynabomar
Автор

Masha Allh horta fanaanka xariir Axmed waan taageera runtii

sacdadeeq
Автор

Woow nice song erayadii abdiciise cajuun hore u soco abwaan

MullerOfficial