XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

preview_player
Показать описание
Xariir, Xiis, Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio

Artist:Xariir Axmed & Miss Xiis
Song: Baby
Lyrics & Melody: Cismaan Bile Ceymooy
Music: Henok
Cameraman: Abdisalam & Waqal
Editing by Waqal
Produced: Afro Waqal Furinle Production
Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Cabdi hani
Copyright to Waqal & Afro Media Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan markay 12M+ Million gaadho liketa igu qabta Somaliyeey 🥶❤️🔥

poqorsame_official
Автор

*ان كانت الاغاني جميلة فالقران اجمل*

*Hadii Heesaha dadka uqurxoon yihiin Waxa ka sii Qurux badaN Hadalka rabbi ogsoonoow♥️🔥💥⚡*

crahmanmahrez
Автор

Heestaan waxa ku xasuustaa qof asxaab aheen baa xiriir bilaaawnay markaas inagoo meelkla fog joogna ba isku diri jirnay mudo 3sano laga joogo waxa dhacday in so tahriibo wadanka joogay imaado nasiib wanaag waxa rajaynaa in iscalfano insha alah❤ way xanuun bdnthy marka qof kla fogtihiin isjeclaataan runtii waxa iinoqday wax walba runtii hiil iyo hoo mararka qaaar waxa dareema in ahayn qofkii kuhabooona qofkaas uu mudanyhy qof aniga iga muhiimsan runtii waxa dhihi kraaa waa 1 in millions aaad baan kujeclahay runtii❤❤❣

dadsgirl
Автор

ان كنت الا غا ني جميلة فا القرآن أجمل


Hadii dadka u quruxoon yihiin heesaha 😢
Waxaa kasiii qurux badan quraanka hadalkii rabi ee ❤️ ogsonadaa

ismailganeey
Автор

Hadii Heesaha dadka uqurxoon yihiin Waxa ka sii Qurux badaN Hadalka rabbi ogsoonoow♥️🔥💥⚡


NABIGA KU SALIYA WLLO YAAL

abdullaahibashiirmohamed
Автор

Wll hestaan hda waxay maraysaa 4 million
Hadii ay garto 7 million hayla dhaafin like

Showayste
Автор

Ma aqano Cida Tahaay
Waxan Ale Idinkaga Baryaa inu Idinsiyi Udgonki Janaada Like

taamirnour
Автор

😢Qofkii hooyo macaan ka fog oo u xiisey like yusan ila dhaafin my mom miss you 😭

Anne
Автор

Hees aad u macaan balse waxaa macanaan lahaa idinkoo Quraanka ku akhriya 🙏🏽

dayswithwadanivlog
Автор

waan jeclahay qofkasta oo somali ah❤️❤️❤️❤️❤️🇪🇷❤️🇸🇴

mensurmehamed
Автор

war xita janada Allah hadan ni igagabaryo likta imasineysin miya...hoyadin jano hagashe like dac igusiye hee

arafatyussuf
Автор

Shanta Somaliyed
💬💚❤ 🇲🇵 jigjiga io qaybta Kenya

Like dhac kusii wll plz 🙏🙏🙏

nouraden
Автор

The only Yemens watching this sons my Somalian brather s&sis give me my likes💐

adamabdala
Автор

Intaa Aan Badh goin Bbe
Bacadu Aana madhan Bbe like Billasha isaara Somali Nabi maxamed ✌️
From ogadeen

naxnumusafiiruun
Автор

1.8m iyadoo maraysa daawaday iminkana 3.7m socotaa 4m gaadhi like dhac Ku sii

fadxixaamud
Автор

The only Eriterian watching Somali songs....where is my likes??

pablogariomosalah
Автор

Xariira AHmed and miss Xiis Fanaaniinta Qarnigan Logu JeceLyahaY Haddad SugaYsaY Heestan is muuji👍♥️

rithwaanabdirahmanofficial
Автор

Muuqaal iyo Hees Macaan Gaar ahaan Xiis Fanaanad Cod Halaasi ah Leh😍 Well done Khadar Wagal🔥😎

SomaliWorldOfficial
Автор

Wlhi Waa Heesti U horeysee Xariir NocaN Looga duubo Huro usoco Legend Sida Uu Uleeyay Eeg BureeqDaN Jaclaade Farxada Kamuqata qofkii ila arkaY Like

zalangaariye
Автор

Ree Jigjiga Waxay Uga Shidan Tahay Hargeisa 😍😍
Gobtii Ree Jigjiga Welcome Dhulkiina Markasta
Heestii Heesaha Markay 1M Gaadho Like Ii Saar😁

somalivlogs