KHAALID KAAMIL- HEESTA AMIIRA OFFIAL VIDE0

preview_player
Показать описание
ERAYADA IBRAAHIM XAGAR

KHAALID KAAMIL

MUUSIKADA

Flute ka - cabdale xaaji
🎸 guitar- bile osman
Violin- mustafe moalin aided
Bongaha : abokor buulo xuubey
Organ: Shabcaan Isko
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa wareey goorma inogu dambeysay Fan noocan ah KHAALID KAAMIL Fankagu waa mowjad ka duwan mowjadaha jiilka maanta heesa Macalinka Fanka kaligaaban u aqaan Ustaad🔥🎤

MOTIVATION
Автор

Cajiib Tani Hees kaliya maaha ee waa Heeso KHAALID KAAMIL ow heestii Mudad dhul dheer joogtay mad naga soo daysid Goat 🐐🔥

AamiinkaH
Автор

Dunidan masoo mari doono nin sida khalaid kamil heessaha u laxameya waa hiboole ilahay somalida usoo diray ala maxanu laxankiisa ku raaxaysnay❤❤❤❤❤😢😢

Cabdirisaaq_rissta-
Автор

Codka laxanka jilinka musiga dhamaan waa fadhidaa waayo waayo walee waa fanaan buuxa Khalid Kaamil horey usoco fanaan❤️🇸🇴🇪🇪❤️🎉🙏

abdikaniosman
Автор

Machaaa allahh echh cala fanan 😍 from Djibouti 🇩🇯

araksanhachin
Автор

Fanaaniita kale ka fadhiista fanka waad daasheene Kaamil kaligaa noo hees ❤

nololchannel
Автор

Goat An khalid kamil ahyn really Fanka kuma jiroh

KingManoww
Автор

Khaalid kaamil ilaahay codkaaga hakubarakeyo
Muxuu dad daweeyaa 👏👏👏💖💞🙌💞👏

amalianasrani
Автор

Khalid kaamil waa dhamaystiraha fanka 🎉😊

AsadAthem-ny
Автор

Inta og inuu yhy goat fanka khaalid kaamil

AliabshirSuldaan
Автор

Waa Saleebaan cusub ninkaan caadi maaha

bortieredihiiraan
Автор

Magaca Gabdhayda maanta hees ku helay Alla yacisak sxb Khalid wlhi heestan aad bay ii tabatay

ahmedsoomaali
Автор

Sidaa u heesa ama iska daaya, alleylehe fan mayahay.❤

nasserjama
Автор

Heeskan waaka yaabay abwaan ibraahim xagar iyo khaalid kaamil aadbaan idiin salaamay sxbayaal🔥🖐

kaviabdi
Автор

Kooxda astaan iyo goatka fanka khaalid kaamil yaa salaam goormee inuu gu danbeysay fan sidaan o kale❤🎉

AbshirMoha-syri
Автор

Khaalid Kaamil ow waxani hibo way dhaafeen waa awood sheegasho faneed oo caadiya 😮

MubarigMario-qdho
Автор

Qallbiga doojiyaa Nafta daryeyalaaaa Dumar taaan kadortay Dahab iyo Luulaaay Ruux ii dooran oo ii Dacad ahaay Diinta dhooraaay Dulqaaad igu kaba d

muxumadmacalin
Автор

Khalidow hestaan camal oo magaca layla kujiro igusoo shar❤

LailaAbdi-vyyl
Автор

Daawadeyda sharafey
Lagu sheeg agtaado
Boogaha shidada culus
Adiga shifeyn karaa ♥️

Kaamilka Fanka 🕊🩸

ahmedberei
Автор

Yaa Salaam Abti Khaalidow Waxaad Tahay Wllhi Hiboole 🐐 Wakhtigan Ee Fankuna Waa Adiga Wllhi Abti 🔥🔥🔥🔥🔥

salmanali