KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

EREYADA TALASAME
LXANKA KHALID KAMIL
MUSIC MUSTAFA KARAMA
CAMERA+EDIT SAALIM KASKEY
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dadka waxay isku haystan king of Muqdisho lkn Khalid Kamil waa king of Somali musig . Ninka dadka qalbiyadoda kahadla ❤❤
Dunidad utahay hill what a song .

hannifomar
Автор

Khaalid Kamil Fanaan Dhan Walba Ka Dhamestiran, Fan Uma Baahnid Fankaa Ku Baahan Khalid

horusocodmedia
Автор

Hees Ka Midho Duwan Heesaha Sabankan oo Ereyo Amaan iyo dhaqan Ka dhamaystiran Abwan Talasame, Laxan Midkii U daganaa, Codka Laaba Xadanteeya Ustaad Khaalid Kaamil. Music Macalin Abihii Mustafe Karama .. Brilliant Sxb Khalid 👍✨

Awale.british
Автор

Waa maalin aan gaaray hammi kamida noloshayda alx 😍 ilaahow ifududee nolosha inta ii dhiman🤲🤲

jabanehirsiofficialchannel
Автор

dunidaad utahahy hiil gabar walba oo somali ah ❤🥺🦋😩

daweya
Автор

Ma favo, king Kamil. mapema ndio best, LV this song 🔥💯

yassinhajj
Автор

Cod dagn 💯
Music 💯
Heesta 💯
Erayda 💯
Laxanka 💯
Axsan fanaan 🙏 ♥️ khalid kamil

HodanMaxamud-txpe
Автор

Khaalid maxamoud cabdilaahi Kaamilka fankaH🔥

Ninka kaliya ee Qalbiyada dadka ka hadla Beryahan wan sugi la'aa wallhi🎤🔥🎸

AamiinkaH
Автор

Khalid kamil my fav fanaan heesihisu way miisaaman yhiin mar walpa 🥰🥰
Amaantada dood io dabuub kopi mayse
Dadku wuxu ku wada yiri quruxdii dalkaa tahey
Dunidaad u tahy hiil woow woow

Haji-kader
Автор

Khaalid kaamiil kaliGiiS fanan inta ila taagerta like❤

badrauk
Автор

😢❤🌍20/01/2024
Haween aan ilaabi doonin
Amaantada dooodiyo dabuub koobi meyseeh dadku wuxuu ku wada yiri quruxdii dalka tahay dunidad u tahay hiil zxp+jecell+everything qof aad isku ahayden oo adan waliga arag hadii aad sanado ka dib aad arki lahayd maxaa sameyn lahayd wlh ohin baan indhaheyga ka celin la ahay cawa illahow kullan keena kheyr ka dhig😥🤲🤲

Osmanjr
Автор

Abwaankii heestaan sameeyay ayaa taariikh uga tagay dadka soomaaliyeed fanaankuna halkeedii ayuu dhigay Big recpecte

MDheer-tyuw
Автор

Gariii dintaaa baratooo, daqaan lodaliyaay, dabacsaniii gabdleeee dunsamaan doodh iyo dabuub kobii meyseee dadku wuxuu kuwadaa yiriii quruxdii dalkaa tahaay dunidaan utahay hiiil dunidaad utahay hiil, , ....diiiir wanagsaantii aaay dacaadnimo uracdaay hoooyaaaa dumar karoon iyoo Abaa dalayeeee❤

mankadeqdaa
Автор

Amaantaada doodiyo
Dabuub koobi mayse
Dadku wuxu kuwada yidhi
Quridii dalkaa tahay
Dunidaad u tahay Hiil

Xaaskayga ayan hadyad uga dhigay hees waa dhaaftay❤

galmudugonline
Автор

Music 100%
Codka 100%
Laxanka 100%
❤❤❤❤❤ fanka waad kaso daaahday legend

abdirizakliban
Автор

Khalid kamil fananka kaliya ee heesihiisu qalbiga taabtan ❤

zeinabissa
Автор

Quruxdii dalkaa tahy taasina waxay ahayd hayada ❤❤

sharmaukey
Автор

Amaantaada dood iyo dabuub koobi meysee❤🥺

shacniinamuuse
Автор

Whtas a song🎵whats a singer🎤what a voice🔊Ruuxaanta fanka Legend Khaalid Kaamil😮✌️

Qani_
Автор

Golden tonsils and mazing lyrics what an artist - Keep up the good work 👏👏

atocareh