NIMCO YASIN HEESTII KALI JOOG 2016 HD

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wlhi waa miro macaan badan oo hadana aad moodid in ay qiso dhab ah kaga hadlayso runtii anigu waan taageera fanka nimco yaasin waa qof waxa uu qalbiga ku hayo sisax ah uugu sifaynkara afka adigana aad dareemi karayso

sultannor
Автор

In jaceyl i helaay shagi kuma jiiiree nimco yaziin fananad buuxdo😍

ikranabdi
Автор

inuu jacayl i helley ihelley shaki kuma.jiree nimca sharaf noloow

ardocusmaan
Автор

I love u NImca sharafeey..cod, qurux iyo masraxiyad allaa ku siiyey.

sanweyne
Автор

inuu jacayl ihelay shaki kumajireee kaan ujeel qabooow ruux kuujiraban lama niyad jabshee naftan jaarka iyo ehelkaba jartay kali joogu dilayy kuu jilicsanee macaan kuu jajaban si uun ugu jaheeee mmm nimco yaasiiin i love you waad naga giisiday dhanka jacaylka kor iyo hoosba ula hadal cadiwgaa hawjabin nimco sharaf🙌🙌🙌🙌🙌🙌

nololwcn
Автор

Nimco yaasin inuu reerkaagi ku helay shaki kumajireee like ta igu qabta ayeydiin lama cadaabe

waayoarag
Автор

Heetaan cadi mahan dhibka jiro ninkeeyka mafahmaayo maxaa sameeyo somali mahan aj nabi waaye

قاسمباوفا
Автор

beautifuuul lady nimco nice voice quruuux

biche
Автор

Kuu jilicsanee mcn kuu jajaban xasuus wlhy😭

libansharifhirey
Автор

Iney jaceyl ihelay shaki kuma jire 😍😍😍😍😍

ammuunali
Автор

woow heestan wayo wayo bey ii soo xasuusisey nimco yasin wel done

baabkabaabka
Автор

nice song nimco caadi mhan in kuwa hada heeso in ay kabartan weyan hadii kle wajixun iska jifsada dheh

shuali
Автор

milgo mahamoud jcl ayaba isiqabta markan dhageysto kama daalo heskan codkiiba idey mama nolow wad inaga dhbistaye

alijohna
Автор

Heesta aniga ayeba iga hadleesa😢😢😢maamo nimco😍😍😘😘

famadiomond
Автор

waw in jaceyl ihelay shaki kuma jire nimco yasin

asmaasmayar
Автор

Waa wakabasatay waxasa ka jecela😘😘😘😘😘😘😘

sumayohassan
Автор

Raga jira ARLada Adaan kaa xushee kaan ujirgo oow 💋👍🏾

anisanur
Автор

woow ciyaalkii heesi jirey hallo digtoonow nimco fiiri oo ku dayda kolay keeni karimaysaane

mahamedabdillahi
Автор

Alla anuu Jecel i Hayaa ninkina ima so jedo ISO duceya

sahraissa
Автор

Waxay midgaheeda uga carareysaa waa odayga isaaq ee qaba jacaykiisa wey waalan tahay illaahoow walaasheed adeega iyo nimco isku bogsii, nin ku guursaday afkuu maanta kaaga qosliyo ayuu baritpole kaaga ooninayaaye, adeegase kaa tagi mayso oo waa walaashaa.

mi