NIMCO YAASIIN 2017 HEESTA DUGSIIYE (HEESTA EE U QADAY NINKAYDA C/RASHID)

preview_player
Показать описание
NIMCO YAASIIN HEESTA DUGSIIYE EREYADII IYO LAXANKII ABWAAN CUMAR AW JAAMAC CAYNAB MUUSIGII AHMED WALI IBRAHIM FURINLE.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Nimco nolow, farxadaadu waa tayda, you are my Favorite Singer. Da'inow alahayow ISHA xasid idinka dayr. Insha Alah

amalali
Автор

Daainow Allahayw isha xaasid naga dayr
Isu kaaya daayoo inta duunka naga jecel ducadooda amen❤

gobaadmohamed
Автор

Dawadii nafteen dooni jiray cabdi samiic hele daa imow alahayow isha xaasid naga dayr isu kaayadaayoo inta duunka naga jecel ducadooda aamiin aaamiin
I love you my king cabdisamiic

Nimco sharaf thnks ilahay xaajigaaga haysku kiin daayo

nololwcn
Автор

nimco yaasiin quruxley runtii waad nuuraysa manchallah cadowgaa ha jabo we love you nimco yaasin sahra halgal and nimco degan

cawocawo
Автор

abdirashid. Helee rabiyow iskukayadaa masha alaah wuxu ilamuqdaa qof fican dadnimo leh

anabdahir
Автор

Wooow so nice song nimca yaasiin Masha Allaah isku wara abid xayaati alpi 💉💯💘💘💘💘💘

nadiimchannel
Автор

Ilaahay xaajiga ha kuu daayo eedo nimco! Waad isku qurux badantihiin 👌

deeqaluul
Автор

Aloowww Owlaad Ugu Deeeq Inkastooow Maamo Weyn Tahay Oo Hadana WaxKa Soo Soconin Hadana Rabi Waa Qafuuru

malmo
Автор

My favourite singer .farxad ku noolow habo 😍😍😍😍😍😍😍

zaxarlazz
Автор

Maskiin naag ama hawaynaado ama ha yaraato jaceyl yar hatii la tuso mid wayn oo kal iyo laab ah ayey soo bandhigaan xitaa ma qarsan karaan allow sida ay niyadeeda jeceshahay uga dhig

wadani
Автор

heestan waxa ku xasusta wllkey Abdirshid Ibrhim ❤❤❤👈

maryamahajimuse
Автор

Musicagaa macaan Ustaad Axmed wali furinle❤
nimco yassin carale Nimco sharaf❤

adamali
Автор

Aamiin aamiin isha xaasid ilaahay ka dayr😍

deeqaluul
Автор

Lool ana ilahay haydaayo my king
Nolow nimco caadi mahan heeskan

quman
Автор

Amiin Amiin Amiin yaa rabbi xayaati alpi nimca yaasiin

nadiimchannel
Автор

weeeey Nice one alle ha daayo more more

hoodoibrahim
Автор

habar yar alah ha i din daayo ubad kheer khaba alah ha idin siiyo aamiin aamiin

muhsinali-fxrl
Автор

Masha Allah Alhayow isku daa lamanahan is jecel

suraley
Автор

Nimco yaasin nimco sharaf ku jecliya Mama sharaf cadowga MA ciil baxo 😍😍❤❤😘😘😘

ayanchopra
Автор

Nimco guurso  ceeb maad sameyn una  hees hadba kii alle calaf kuugu daro

suleekhaosman