NIMCO YAASIIN & HEESTII XAAJIKEEDA CABDIRASHIID 'DUGSIIYE' DAWADA NAFTEYDA HANTIYAY | 2017 4K VIDEO

preview_player
Показать описание
HEESTII NIMCO YAASIIN
XAAJIKEEDA AMA NINKEEDA CABDIRASHIID U QAADDAY
HEESTA: DUGSIYE -
EREYADA & LAXANKA CUMAR AW JAAMC
MUSIC: AXMED WELI FURINLE
CODKA: NIMCO SHARAF NIMCO YAASIIN...
CAMERA AND EDIT BY ABDI ASKKARI @ABDIASKARITUBE
............................................................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Nice hees Iyo bar abdirashid heele ninkeyga allow ikaada mcn

umusalmanyarechannel
Автор

mansha allah maamo nimco yaasiin nimco sharaf ilaa xad wad cod mcn tahay allow ku daa maamo

sabahdagan
Автор

Nimco sharaf quruxleeyda aduunka the best sang abdirashiid iyo nimco isku waara

CawoiyoAyaan
Автор

mash alla mamo nimco yaasiin wan ku tageraaa

alishqurux
Автор

Wow nimco edo qali ebow ku dhawr. Habar awal asal dhalad ah tihin Mashl

issarahma
Автор

msh allh wanku tagera cdey cod iyo styl bxyo inta tagerto nimco yasin like igu qabta

shariqa_loveshariqa
Автор

Masha allaaah allaha isku kiiin quruxeeey nimco yaasin and xaajigeda Abdirashiid

asii
Автор

Daainoow Alahayoow Isha xaasid naga deyd.👍👍👍👍👍👍

fadumohassan
Автор

Xajiyada waa laga farxiyay walle wajigeeda xitaa wuu so ifayaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

yearsago
Автор

Inta duunka naga jecel ducadooda aamiin

naasircabdi
Автор

WAA DAB IYO NAAR IYO DACAR QARAAR ACTIONKA AY NIMCO YASIIN BIXINAYSO BAA IDILAY HEES COD MACN IYO ACTION WADATA NIMCO UGA DAMBEE

alisayid
Автор

arsenal
Ok kulankeedi


haye qaali isaaq ayaan ahay

shukrisaciid
Автор

Wa dib jacel iyo dabi iyo naar iyo dacar qarar2 marna darur hogol ku daadiyow

umulaqeyrhassan
Автор

Ha wa reer konfur ismacil sida awged ayu u xasidaya war Mashl dhe

issarahma
Автор

Wallasheed waxay u nacaday ninka kaa tegi subxaan allaah

hindaofficialchanel
Автор

naa waa ka taagaye ee naacaye haabarta rar kiidi diidaye ee daafiirtaye walidkad abdiirashid uu kanahaye dhilo nimo urto

axmadamiira
Автор

Malaha islaantuba wiilkan bay reerkoodii u inkirtay

cosobyuusuf