QUEEN FISKA FEAT KING KHALID 2018 BALANTEENI HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
HEES SHIDAN FISKA IYO KHALID MUSIC BY CUJERI CAJAMI.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Reer woqooyi hadaynu nahay waa inaynu fahanaa banaadiriga walaalehen weeyi qalad ha fahmina Viva isku jir r.woqooyi iyo reer koonfureed 2diinuba liketa

axsanismael
Автор

Heestaan waxaa horey ugu luuqeeyayay Allaha u naxariistee Axmed Shariif Killer iyo Maryan Naasir Cali, waxeyna ku jirtay Ruwaayadii caanka eheed Cadaabtii Caashaqa ee uu sameeyay allaha u naxariiste Dr. RAAFI

UmadanewsTv
Автор

Qofkii 2022 dhagaysanya legend waaye 👏

maymuunnuur
Автор

Reer waqooyi ha idinku tagnato
Konfur Iyo intii ku dhaqantay le fahmi karaan😂😂
💖💖💖💖💖💖Ciyaal xmar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

kokokoko-qpfx
Автор

He is king and she is Queen of somali music both legends, i learned about them over 15 years ago and i am not somali, been to wedding and meet ling khalid man he can sing very nice at live weddings just moves everyone

henzshaz
Автор

King khalid fanan nagu qly welcome back aya ku leyh
Boqorada codka fiska hees mcn iga dheh 😍😍💗💖👌👌👌👏

namiishabdulahi
Автор

King khaalid wxu kamid yahay fanaaninta marku fankii xumaday ka gabsaday legend

zalmiita
Автор

Inaa ku baal marinaa ballankeenna ahee ayuu dhahay King Khalid dhammaan waan fahmay hadana reer waqooyi ayaan ahay marka soomaaliyeey lahjad iyo luuqad halakala saaro

eidfantasticibrahim
Автор

☺☺War ninkan hestii najma ku xasuustaa xiligan dugsi quranka dhameeyay king khalid nin iga weyn kasii weyne😂🤣

caamirfarah
Автор

Isoo buub, iisoobuubeey baalal la'aaneey boggaa isaareey, adaa baashaaliskaa beerta ujoogaayeey.Inaan kubaalmarinaa balankeenna ehee, habaqaniee barni adaa bidixdaa joogee axsan hees waadkabaxsateen waa hees kalakacsan

midnimadasoomaali-weynwaam
Автор

waa naagta ugu quruxda badan dhaman dadka heesa ee somaliyeed aniga aragtitayda

MsQeyliye
Автор

Axsan ismeal thanks walaal isku mid aa nahay reer waqooyi iyo reer koofur dad wado dhashay ayaa nahay walaal qaali

aragsanilovemom
Автор

Waa ubislaadee an waa ubislaadee bad baa dadaadee baasku mayaa bee runee ku ma beeyla haayee bisteey waayee uu tagan yahy king khalid yahoo fiskaay utartiibi bal 😂
King iyo Queen 😍 korkaa iisaaran tihiin

mulkikoolkooliso
Автор

wooow anu reer jabuti yan ahay hadana wan fahmaa af banadiriga isku dhaya inaad u firtasan kalmadahaa wax walba firsashaday ku xidhan yihin

ahmedfatouma
Автор

Waa u buskoobay an waa u buskoobe is biirsigeyne iyo inaan bahawne bilanow balantii lahey maba qanin amaizing song

guzelneha
Автор

Heestan Abwaanka sameeyay waa Banaadiri best song in the year 🤘✌

triple
Автор

Walle heesihii hore muuqaal ha loo soo sameysto yaa ka dhacday dad baa u maleyn doono hees cusub 😉

munomohamud
Автор

Wllee nagtan wan jeclahy 😆😆😆😆 darteed like igu siya

abdirahmanjiimi
Автор

Abayo xidig nimada weli Adhaa uwadha Hablaha the Golden Voice by our choices 😃🇩🇪

mahadledigaaye
Автор

Wixii daarood ismaacilla like ii saara

xanafmohamed