Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅

preview_player
Показать описание
Muuqaalkaan Dheer Waxa aan kusoo koobay, macluumaad soo koobaya dhammaan waxyaalaha muhiimka ah ee ay tahay in qofkasta oo Trader ah uu ogaado ka hor inta uusan suuqan si full time ah u dhex galin.

Muuqaalkaan Keligii oo aad daawatay kuguma filnaan doono oo suuqu intaan wuu ka balaaranyahay balse waxa uu kuu noqon karaa fure aad ku bilowdid sidii aad ku heli lahayd Faham buuxa oo suuqaan ah📊

🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX ✅

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Who is with me the first rime hw visted this youtube ustaad mualimu forex🎉❤

yaxyeaadan
Автор

"Adigoo dhaxal Reebi kara Hanaqon dhinte aan latabin". ustaad full course baad bixisay taasoo hadiyad uga dhigtay jiilka kaa danbeeya suuqa forex hami kaleh allaha ku barakeeyo❤

ayubabdidahir
Автор

00:00:01 - Intro & halkee Forex ka bilaabaa
00:02:13 - Waa maxay FOREX
00:09:56 - Tradingview
00:48:28 - Basics of technical analysis ( Aasaasiyaadka taxliilinta farsamo )
01:42:59 - Market structure ( Qaab dhismeedka suuqa ) 30%
02:08:26 - Supply and demand zones ( Sayladda Suuqa ) 30%
02:22:42 - Liquidity and the manipulation process ( isleegta suuqa iyo nidaamka beenguurka ) 30%
02:36:31 - Countertrend Break 10%
02:47:36 - MT5/MT4 Sidee Loogu isticmaala Mobileka

iamabdirahman
Автор

Fri, 19 janury 2024
10:23
Ayaan soo booqday insha'Allah sanad kadib ayaan eegi doonaa waxaan isbadal kagaadho forex insha'ALlH guul ayaan idiin wada rajayn dhalinyaro wadankeena shaqo mataalo Dowlad caadil ah Allah nookeeno❤

SuldaanYusuf
Автор

Run ahaanti aad ban u dharar nay video aan mudo sugeynay runtii waa muuqaal aad u qurux bdn editing kisa codkisa iyo duubis tiisaba macluumadka ku jira aya wax la siisto laheyn jasakallah macalin hadanu nahay somalia runtii abaalkaga ma gudi karto 2018 ila maanta 2022 waxad inogu helaneyd si hagar la’aan ah marna ma qiyaasi kartid mudo kadib in aad muuqal sidan u qurux bdn inala soo wadaagto waxa ay inoga dhigan thy we love u macalin allah SWTC janadiisa hakugu abaal mariyo

“ Qofkii nool Natiija ino balan ah”

aminaalinur
Автор

Forex waxaan bilaabatay inaan barto 12/may/2024 ilaa haddana waan wadaa waxay ka mid noqotay noloshayda iyo caadooyinkayga inaan maalinkasta xiisad qaato ama practice gareeyo
Weli profit ma samayn lkn waa shayga keliya ee intaan dadka soo hor istaago wax uga sheegi karo xataa jaamacada waxaan ku bartay ama batch-kayga sidaan forex uga faaloon karo ugama faaloon karo
Sannadkaan bilaaban rabo inaan profitable noqdo baan rajaynayaa macalimowna ilaahay khayr ha siiyo abaalkiisa janno haka dhigo.

Muhiimada waa joogtaynta iyo focus-ka ilaahay dhaqaale yarida hanga saaro.

ZahraEmail
Автор

Waxaan bartay cilmiga caafimaadka (MEDICINE) caawa oo ay taariiqdu tahay 7/5/2024 waxaan go, aansaday inaan bilaawo barashada FOREX insha allah sanad kadib waxaan rajeeyn inaan guul ka gaaro

awilabdalla
Автор

I started forex trading on 30 January and will come back to this comment after 4 years inzha allah 📈📊

farrrrrrrro
Автор

5 October 2024

Waxaan ahay ardeey barta Koliyada Cafiimadka Medical medicine and Laboratory
Maanta Laga bilooba waxaan go.aansaday in aan Barto Xirfada forex Idiim alle Sanad kadiib Ayaa Noo Balaan ah insha allah ❤🎉

anasadensheikh
Автор

moalimu oo kale dunidan lama keenin, dhalin yarada somaliyedna abaal weyn ayey u hayaan 5 sano ayaa suuqan ku jiraa inta aan aqaano waxa ii baray Moalim qeyr badan allaha ku siiyo

Adam.Halgan
Автор

M.Abdiwali Aad iyo Aad ayaan kaaga mahad celineynaa aniga iyo Inta Af-somaliga ku hadasha sida wanaagsan ee Aad waqtigaada qiimaha badan ee aad u gilisay video gan qiimaha badan si ay uga fa'ideystan dhalin yarada somaliyeed ee dalka iyo dibad ku nool mar labaad iyo mar sadaxad waad mahadsan tahay Macalin Abdiwali.
.ADIGA OO HELI KARA INAAD DHAXAL REEBTO HA NOQON DHINTE AAN LA TABIN

Bashiir.Midnimo
Автор

waxaan ahay arday go aan saday inuu bilaabo fx maanta oo taariikhdu tahay 03 bisha lixaad ee sanadka 2024. comment gaan waxaa rabaa inuu ii noqdo xasuus insha allaah.

ShaacuurDaahir
Автор

1:40---2:08 inta kujirto 28kaas daqiiqo qofki fahmo 1:Qaabka trendiga udhismo 2:doorka time frameka 3:order flow 4:fahamka imbulance
wax udhiman oona ruleska smart money eheen majidho wlhi .cilmiga kujiro vediogan cilmi yar ma aha wlhi allaha kaa ajar siiyo ustaad

motivier
Автор

I started studying Forex trading on october 15, 2024. Looking forward to coming back to this video in March 2025 to see how much I've learned and progressed. Excited for the journey ahead!

MohamedDekow-rb
Автор

ustaad magacygu wa maxamud abdinur hashi 2sanno ban kulasocdey forex billow ilaa dhamaad adigaa ka bartay ustaad waxadna qeybka tahay hayaankeyga iyo guulahayga aan suuqan kakeeenay ustaad alle hakuxifdiyo sanado badan jiroo jooog guuleyso aduun iyo aakhiraba ustaad moalimuu❤️❤️

mohamudabdinour
Автор

Cajiib!!!! Never expect from others things like this
Ustaad mahadsanid malyan jeer waxaad sabab unoqotay in dhalinyaro badan ay noloshoodu is badasho iyagoo maraya buundada aad noo dhistay, abaal kaaga cid ma ggudi karto

khadarcazka
Автор

Nin Rag qowl buu Leee yhay qowlkaas uu yahay balan uu asiga iska qaaday maanta ay thy Taarikhdu 11 september 2024 waxaan Goan saday in aan barto frX in sha.allah 2 Years After Rajeynaa🎉❤

SaadaqAxmed-nx
Автор

Janagale aad ayaad umahadsan tahay kheyr fara badan Alle hakaa siiyo wax aadan fileenin Rabbi hakugu irzaaqo oo kheyr ah gurigiina alle haka dhigo guri sacaado iyo barwaaqo . dhamaanteen alle jannada hanagu kulmiyo . dadaal badan ayaad noo sameesey abaalkaaga magudi karno wax kaa farxiya Alle haku tuso guuleyso ❤❤❤❤

MohaHaji
Автор

Ma sha allah kun iyo kow jeer mahadsanid Macalin, complete forex education in one video that is amazing.

abdullahimacalin
Автор

Forex waxaa bilaaba 1/january/2025 Wey adkeed bilowgeedii Waxaa damce inaa is dhiibo oon iska dhaafo Balse waan ka diida niyadaydi siday ifaraysay Waan adkeysta Waan ku cel ceshtay meelkastoon fahmi waayey Ugu danbeyntii waa fahme Waxaana dareema Anigoo mcn sanayo ilaa uu forex ku ka mid noqdayday Balwadahayga maalmeed Markaas buu igala hami iyo inaa horey isii socdo Hada qoraalkan waxaa soo qoroyaa 9/january/2025 anigoo bar haaf ka fahmay Hamina igalay oo rabo inaa horey isuu Hayaamo Hayaankaasna Noqdo mid Aan ka miro dhaliyo insha, allh Waxaana kusoo laaaban doonaa Qormadan bilowgeedu yahay hayaan nololeedkayga 1/january/2026 insha, allh anoo Forex Guulo badan ka gaaray idanka rabi 🙏❤️

Update_ka_maanta