Hadaan 2018 ninkaan wax ka baran lahaa Forex rafaad uma mareen! ICT somali

preview_player
Показать описание


timecodes
0:00-intro
0:19-ha joojin
1:47-xiliga la tarade gareeyo
2:59-Dadka Sl lagaga dhufto
3:06-waxani waa probability
4:26-Risk managment h
4:26-chalange iibso
7:02- xiligaan ku biiray
8:50-talo guud

ict somali
ict soomaali
ict soomali
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

February 2024 baan dawaday anio ICT bilow ah
February 2025 baan dawanayaa Anoo Profitable aah alx ict waata forex igu soo celisay ❤❤❤❤

gurey_muzeh
Автор

I remember this guy, its was brilliant student in godad trending in 2019, mashallah go forward

binglife
Автор

Forex wax weyn baa iska beddelay oo ay fahmi karaan intii ku soo jabtay ee baallaha laga soo rifay. Sanawaad baa la ahaa liquidity suuqa shiidaal u ah oo waxooda la cuno. In aad dadka kula taliso ICT iyo guud ahaan Smart Money iyo Shirkadaha Prob firmska aad baad ugu mahadsantahay.

dalxasofe
Автор

Shukran bro. Casharo kusaabsan ict strategy wxii aad kafahansantahey bro playlist noosoo dhig. Haday macquul tahey .insha allh. Thnkz

uniqueperson
Автор

Macalinkan waa legend 2022 mentor ship ayan qaatay waxwayn aya iskabadalay / waxan rabaa inaan casharadiisa somali ubadalo si somalidu ugafaaidaysato

ammarhassan
Автор

Wll heesta ku bilaabmysa khyr noogu badal hadlkadu wuu igusocda music yar uun xanun ah ❤️

Allahuakber
Автор

After nine months of learning ict gcnta I fdhizty profitable trader wn noqdy 😊❤ still wx cusub ayn si brta thanks zhp cawale xli vcn ayd ict nososhegty 🎉 I watched this before nine months Wxn u cawale shegyna mn grnyn lkn hda anaaba kzi hor odhnya wxu shrxyo Alhamdulilah 😭❤

ictstudent-xmjz
Автор

Ict wax kale waaye nin kaas 2023 wax waali ah aan soo wadaa uu dhahaayay

gicilo
Автор

forex ma jiro wax la dhaho sir uu qof gaar ah ogyahay ama odey gaar ah looga danbaynayo😄 ama stratigiyad gaar ah oo la isla ogolyahy, hadii sir wx noqonayaana waxaa noqnaysa inaad iska dhisto mindset ka !

caaqilka
Автор

It's amazing wlhi wax badan ayan kuhaminayi since 2019 mid jacburis ah aya ibaray trendline waxna kama faidin oo qasara ehen lkn malinka moalimu arkay an kamid noqday ardayda macalinka aye nolosheydii is badashay hada alxm riyadeda dax dabalanayaa 2023 sanad qurux badan illah hainoga diga🤲

updymalikofficial
Автор

Strategy kasta way shaqaysaa Walaal haka dhihin in only SMC shaqayso qofka ayay ku xidhan tahay Dabeecadihiisa iyo Hab dhaqan kiisa Marka laga imaado strategy uu isticmaalayo Annigu Khasatan waves baan ku shaqeyee wayna ii shaqaysaa


Anyways points ka kale waa saxdii waan kula qabaa wallow kaliya aragti Qof ay yahiin oo dad inaga duwan waxna sameeya jiraan…

hassandj
Автор

Haa sax Michael (the inner circle trader) the invertor of smart money concept or strategy

akiniyare
Автор

Thanks wll Lkn killzone Sida ugu Sax san Vedio nooga soo samee killzone uu isbedbedelaaye.

abdiazizali
Автор

anida I maqal waligey qof forex kalian hadlin youtube ka ayaa nacalin kayga ah 4 Sano Ayaan ku miraa daawo moalimo channel

bufiye
Автор

Bank yadu sida ay u trade gareyan cidna ma ogaan karo waayo bank yadu WAA MARKET MAKERS.

Qofka bank trader ah haduu la jooga dadka institutionals traders (banks and governments) marka uu lajooga ma isticmalo strategy daha ict iyo smc iyo falcon price actions dhamaan ee waa market makers

DAAKIR-
Автор

Xirfadahan aan ayan ugu banahay halken ka bartaa✊

Kadar
Автор

guul sxb waad fahantay isku day dadka inaad u sheegkto
waxay maqleen iyo waxay barteenba in aanay waxba ka jirin
se inay tahay (wakgti iyo parice ) AL-khuwarizmi uu wado

dailykids
Автор

Markaad soo shiido aad meeshaan fataalanimo la imaanaysaa.
Intaad horay inoo maran-habaabisay ha inaga ahaato.

ahmedabdinasir
Автор

Wan cusubahe Maan laysoo dhawaynaynin👋❤️

hanaanapdirahman
Автор

saxib gormed nala share garen
smart-money wan ku trade gareya lakin iguma filno information ka kahayo

safwanpro
visit shbcf.ru