Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali | crash course Free

preview_player
Показать описание
wixii su`aal ah igala soo xidhiidh

Timecodes
0:00-intro
0:40-unites
0:55-what is crypto
6:35-is crypto risk
7:24-Blockchain
9:13-types of blockchain
10:55-Types of crypto
12:48-stable coins
17:28-Coins/pairs
21:26-Platforms
24:34-Types of exchange
32:00-how to use Coinmarketcap
40:56-Portfolio
44:18-Swaps
46:04-Open Binance exchange
53:00-verified on mobile
1:06:14- how to use address
1:11:36- choose best coins
1:23:29-buy u first coin
1:33:20-buy token on DEX
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Cidii iga danbeysa ha ogaato wlhi yarkaan waa Ultra Legend wax hagara malahan guuleyso sxb iyo macalin
Cilmigu bixintuu ku bataa, coursadan ninkii garanaya unbaa og ahmiyadeeda

dalmardirie
Автор

asalamu aleykum macalin cawaale waxa aan kaaga mahad celinaya sida quruxda badan aad inoogu hagar baxday illahna ajar hakaa siiyo waxa aan aad ugu farax sanahay in luqadeena hooyo aad inagu fahan siisay illah janada hakaga awaal mariyo bil ramadan baa lagu jiraa illah haku sahlo waxwalba aad u baahan tahay anaga cashar kaaga kuwii wax ku aanfaca allah naga dhigo

Karbuun
Автор

sidi ugu fiicnayd ayad usharaxday Geesi abalkaga janno alla haga dhigo wanad ku mahadsanthy hore u soco

hamzemohamed
Автор

Walaal cawaaale aad baan kaaga mahadcelinayaa in badan wax badan baan kaa fahmay maalin neh cilimiga aad ibaratay waan kaaga abaal marin doonaa walaal qaali allaah ku sharfo

abdiraxmanboska
Автор

Teacher masha-allah xaqiiqdii si wacanbaa noogu soo diyaarisay waad mahadsantahay wallaal. Wax badan ayaan Ka dawaday meelo badan balse waxa tahay qofka ugu fiicnaaa ee si waadix ah u sharaxay xaqiiqdii waxa aan kuu sheegayaa in aad leedahay talent sida dadka wax loo fahansiiyey.. thank you brother

abdirahmanmohamedbashir
Автор

niyahoow inta qof wax sharxeeso arkay qofkii si wanaagsan aan ufahmay tahay wlh thanks

Br-ukvl
Автор

CawaLe zi fican ayad u sharaxday thank you mazuul wakhti badan ayad gaLisay

abdirhmandollarvlogs
Автор

Mashallah waa coarse aad u qiimobadan lkn for the long term users. Markay timaado day traders use candlesticks, indicators, support and resistance and market trend but if you use based on your emotions you will loose always make a good research than demo account last step is when you start trading real money!

AwoAhmet
Автор

thanks ustaad waa course basic oo dhamaystiran khayr allah ha ku siiyo insha allah noo soo raaci meelaha lacagta lay gu kayid sado ee aan platformka sida binance

farhanfarahdiriye
Автор

Mahadsanid mclin si wngsan aya u diyaarisy wna fahmy crypto wxu yahy sida uu u shaqeyo allah haka ajirsiiyo

anwarsheikhsharif
Автор

Ustaaz cawaale جزاك الله عنا خير الجزاء❤❤❤🎉🎉🎉
Waa coursigii iigu horeeyay aan arko oo free ah faaida badana.

duruusmaaymedia
Автор

Thanks pro crypto si aan ku fahmo darteed la ag ku bixyey saas ay tahayna waan fahmi waayey mashaa allah 2 sac wax ka yar igu fahansiisey alle ha kaaa abal mriyo

ruuzaofficial
Автор

Allaah hku barakeeyo cilmigaaga waxbadan wlhi waan kabrtay base ka hoose oodhan. waana itus oo itaabsii maaha hadal sida yuutiibaro badani sameeyaan. qof dhamaytay video gaa wuuku shaqatagi karaa

qabyo
Автор

Sifiican baa u sharaxday somaalida kale lacagaa ka sameeyay oo aysan dadka tuseen nagu waaleen cilmi naafic ilaahay hakaaga dhigo

saynabdaye
Автор

Abaal ban kaga haya inta aad iga jaahil tiŕty❤🎉

Saki_Jama
Автор

thank mawduuc muhiim ah oo dulmar ah oo lacag u qalma thanks ustaad

saadbaaqiah
Автор

Masha Allaah wax badan ban ka faaiidey Alle ajarkiisa hakusiiyo

Shukri.isse
Автор

Markaad Luuqadaada Hooyo waxkubaranaysid aadbaad uguraaxaysanaysaa inaad fahamto, Allah hakuxafiddo Walaalkeen Cawaale Oo wakhtigiisa noohibeeyay.

abdirashidisse
Автор

Wllhi waxbadan raadiyay macluumaad ku saabsan crybtada lkn ugu dambeen sifcn iifahamsiisay thanks wllkei ilaahay cilmigaaga hakuu barakeeyo 🥰🙏

ShaymaQurux
Автор

Masha allah ustaad ilaahay hakaa abaalmariyo

abdirahmannuhbashiir