HABOON NUURA SANAD GUURO WACAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
HABOON NUURA
SANAD GUURO WACAN
EREYADA CALI HAYBE
LAXANKA CABAAS HIRAD
MUSIC MAFTUUX CADCEED
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan xasuus aad u qaaliya ayay igu leeday
Rajadaan sugeen saadaliyeen anoo raba si wayn ugu soo smroo rabbi swt igu simay Alhmdulillah ❤

kingswagtie
Автор

Wuxuu aha naxariiis badane ilahay u caalamaka u soo diray Nabi maxammed scw ❣️🥰 aniga iyo adiga aqarinya qoralkana ilahay qabrigeena beer beeraha janadda Ka mid ah ha nooga dhiigo aamiin 🤲 💚🤍💙💜

mukhtarali
Автор

Hapoon Noura GaBadHa Kaliye WakhtiGeeDi Ku Jirta ♥️🔥💯

apdipazid______
Автор

Sahankii kalgacal
Sadkuu ii xulee
Isagoon samaan
Sadriygiyo qalbiga
Igu soorayoow

Jacaylkii saldhigay
Ku siyaad bogoo
Farxad saaidey
Subax waliba subax
Ku sagootidaa

Sanadkiyo bishii
Iyo saacadii
seeskii xubiga
Saakey tohoo
Ku sar go'antehe
Sadkii caashaqow
Sanad guura wacan

Rajadan sugeen
Saadaaliyee
Anoo raba siwayn
ugu soo samree
Rabi igu simoow

Ina goon usiman
Sayraan kalglcal
Isa siininoo
Sidoono kaley
Sugayaan dadkuba

Sanadkiyo Bashii
Iyo saacadii
Seeskii xubiga
Saakey tohoo
Ku sar go'antehee
Sadkii caashaqow
Sanad guura wacan
🎉
Ilhow igu sin kaan dunida ka calmaday😢🤲

beer-lula_
Автор

9/16/2022
Mxn inbadn sugyy maalinta maalin ay iiga farxd bdnyd wligy ima soo marin waa mrkn lakulmy aniga kaan aduunka doorty 4sano iyo badh uu iga maqnaa tababar ciidan ayuu iga aaday 2sano isgoo iga maqan baa laysheegy inuu dhintay anigana ma aamin warkaa xun eee iisheegn 😢niydayda wxa ku jirty inuu noolyahy Allena waa ii rumeeyy jcylka nin military ah aad uqaado wx aad u adag weye samirkygii bdnaa Alle wuxuu iiqadary inan 4sno iyo bdh kadib dib ugu kulano magalda muqdisho imikna wxn nhy ul iyo diirkeed waqti dhwna wxn noqondonaa lmano Allow iidaa❤❤

sumayacabdi
Автор

Sanadkii iyo bishii
Iyo saacadii
Seeskii xupiga
saakay tahoo
Ku sargo'antahee
sadkii caashaqoow
sanad guuro wacan😍

hibaqmohamed
Автор

29/5/2018 - 29/5/2023 still xidhidh jacayl wadaag banu nahay Noloshaydi❤️🫅 sannad guuro wacan hppi qalpi
Illahy haysu daayo dadka is jecel oo dhan ❤

apdullmire
Автор

inkastoon jacey kygu sanad gaarin hadana heestaan waa tii aan kudabaaldagi lahaa 30 july 2023❤🎉🤴💯🔐

AyanAhmetbare-mpcl
Автор

Sanadguuro mahaysto qof aaan ladhigto lkn nafteyda aaan sanad guuro udhigaaa si aaan niyada ugu dhisto😢😢😢😢😢

maxamedxaduurcusman
Автор

i👸🏾❤️M🤴: 14 August 2021 /10:22🕗 morning ❤️✌️waan xasuta ✈️asii oo dalana shaqoo kaa imadee safara dheer soo galee ani habenki dhana sugayee marka imadee alabaka kaa furee xishood inadhaha isku qabatee 🎉 maa igaa xishoone ilwaad dhahaya 😩 meeqo saano sugayee inaa malina uun arkoo allha oogaa dhibka kaasoo maree maxa asii dartii waxa badana uu ooyee marka arkeen ani dhana hadl waan igaa soo bixii Wayne ✌️ hada ani sii xaqaan jacel kuu kala maqanahy lkn waan suga malina kale inaa alabaka kaafuuro ✌️😉 jacel haa guuleesatoo ❤️

ilwaadqurux
Автор

Boqorada codka haboon nuura keep going❤🔥
Legend Hawraar❤🔥

cabdiraxmaanmaxamed
Автор

27/5/13 to 19/03/22 ayuu ku ekaa safarkaygii caashaq, socdaalkas oo macaan iyo qadhaadhba aan ka helay, se maanta oo noqon lahayd sanadkii tobnaad ee jacaylkayga waxan ka hayaa Wiil anoo halkan taagan ah iyo xasuuso maskxdayda buux dhaafiyay, Alxamdulilah si kastaba😢

imbashiir
Автор

Rajadan sugee sadaaliyee anoo raba si wayn ugu soo samree rabi igu simow❤

jaylaaniahmed
Автор

Best musical maftuux cadceed
Hadii heesahena music Gan kle loo tumi lahaa adunka yay la tartami lahayN 🎹💯

updirahmanmustaphe
Автор

Sadki cashaqow sanad guuro wacan waxbaa ka dhacay hawraaar iyo haboon wada jira 🎉

captaindirie
Автор

Sanadkii iyo bishii iyo saacadii seeski xubiga saakay tahoo ku sar go’antahee sadkii caashaqoow sanad guuryo wacan 🎉 what a words on fire 🔥

amaanicade
Автор

Heestan aad ban uga helay wlhi wa another level sanad guurso wacan gabar aan dhoho xata mahayo

abdihakiimhuseen
Автор

Wooow sanadkii iyo bishii iyo saacadiii

LadnaMawliid-psdd
Автор

❤❤ innaba haboon nuura wey igu saaqday cod mcn oo qalbi taabanaya ayee leedahay ❤❤

dalmaryarekpp
Автор

Heees xiligeeda kuso beegante 16/5 shan sano qurux bdn noo dhamaate ilahey nabad h nagu kulmiyo sxbkeygi wanaagsanaa 🖐❤♥️🥰

ikhlaasnuur