HABOON NUURA | SAADALI GUUSHENA | OFFICIALL VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
SONG : SAADALI GUUSHENA
EREYADA : ISMAHAAN ARAWELO
LAXANKA : KHAALID KAMIL
MUSIC :HAATUF YARE
CAMERA & EDITED : AXMED AK

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Inta gabadhan codkeda ka heshy is mujiya🥰😍
Her voice is another level. Keep going fananadena👏

farhianor
Автор

Heesu hu qalbiga madowayn 🖤
Quranku qalbiga ayu cadaya 🤍

abdinasirhersi
Автор

Haboon nuura Hibadii iyo fankii oo qof ah the best song team hawrar 🙏

KASKEYPRODUCTION
Автор

Naagtan ilaahay baa isu Dhamaystiray! Waa noocii la odhan jiray Dhamaystiran.
Qurux cajiib ah oo nafluhu ka qancayo, Cod cajiib ah oo dhagaha maqlaa aanay ilaaway.
Masrixiyad cajiib ah horteed shaqsi yeelan, intaas waxaa u dheer Laxanka ay barteeda dhigayso iyo sida ay ugu xaragoonayso qaadista heesta.

Haboon yaa haboon.♥️🔥

Sakariye_Akabe
Автор

5M marka gaarto hestan like ha ila dhafin.😍

yaxyefaratol
Автор

Habon nuura i hope one day will your voice reading qur'aan i see it! Amazing wlhi
Good and talented 👏🏽 👌 🙌🏽

ismaip
Автор

❤️Hargeisa❤️ hoygii fanka, hooyadii fanka, hoygii hobolada, 💚🤍❤️
Another level HAWRAAR MUSIC and Pure talented ❤️HABOON NUURA❤️ Song of the year👏👏👏👏👏👏

mohamedarabdhegcarmo
Автор

Ree Borama sow fanka iskama leh
masha allah

LMI-csqw
Автор

landhere fan hadad maqashid waa samaroon
hodan abdirahman 7 days 1.5 million
haboon nuura 5 days 1 million
nimcan hilaac 1 year 17 million

on fire fankaba Awdal baa laga bilaabay

abirahmanelmi
Автор

Siday Huuuno u leedahay maan ka garto inay tahay Durayadii Samaroon Siciid tahay ❤

sahixubi
Автор

waligay man arag fanaanad ka cod macaan future biright haboon nuuura!!!♥️🙌🦋

Abdiichanelll
Автор

I don’t know what she’s singing about but I love her voice and her vibe. With love from the USA ✌🏾

darylmichael
Автор

Waaw waxba lagama qaban Karo haboon waa dhashii aqoonta borama 🇸🇴❤️ new hibo nuura

mksomali
Автор

Codkaanba waxaan loo dhigaa jirin🥰😍 Haboon nuura😋😍 amazing voice ♥️ ♥️

luqmaanhussein
Автор

REER Awdal Hibo-Nuura kama dhamaatay qarni kasta way dhalataa what a voice ♥👌🏾

muhamedhusein
Автор

Sunta nacabka iga baydhi😡
Ku xumee la socod keena👫
Isoo dhowow pea 🥺
Ha sikane wadnaha qaado🖤
Saadaali guusheena😍

caaliyafaray
Автор

This song belongs to my best friend Dadi 2019....2022

abdirahmanmanow
Автор

Heestu waxay la qaraxday ilaa legendkii khaalid kaamil baa laxanka saaray iyo codka haboon♥️♥️

tuluxjr
Автор

hdaa daawaneyso sanadka cusub 2023 like ii saar blz😂👏

exyooga
Автор

Oh my goodness 😳😳9 days and 1.5M another level one million iyado gaadhay hada dawanysid like iisaar

kawtharabdulahi