Cumar Shabeel | LigLigan Xasuustii Xasan Aadan Samatar

preview_player
Показать описание
cumar shabeel ligligan xasuustii xasan aadan samatar
Musig: Cabdirixiin Carab
Boongaha: Bushaar Faamos
Kabanka: C/casiis Jabaan
Vocal REC: Akram Shive
Camara
Abdifataah Giriyaad
Khadar Maxamed
Sakariye Saxane

Editing Eng Abdifataah giriyaad
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waaaw masha alaah ilahay codka hakuubarakeyo cumar shabeel waynakaa mamo ubax daahir ibrahim fahmo quruxdii dumarka

xayaadxikmoofficail
Автор

Erayad abwaan maxamed cali kaariye dhaqterkii jaceylka qisadii shankaroon ahmed sagal.
Laxanka abdikariim jiir
Xusuus hore

xaylexoosh
Автор

Cumar xaqiiqdii meesheedi buu dhigay. Qof sidan ukeena wuu yar yahay.

KISTATV
Автор

Heesihii hore iyo hablihii hore soo dhawaada ciyaalbaa na wareeriyay bar yahan

SaidAdan
Автор

Cumar Shabeel waa asal fanaan.
Ma jiro fanaan kale oo heestan sidaa u qaadi karaa

Tayasiir
Автор

M.A
Cumar Codbaa kugu jira walee
Waligay Ma.Arag Qofaan Is idhaa Qofkaasi Heestaa Halkeedii Hore oo kale Ayuu dhigay

suldaankhadarsaed
Автор

M.a ax yaacod🗣️ hore usoco cumar ✊ and mom ubax daahir ipraahim {ubax fahmo}🤩 hooyadii qarankah 💯💖💝💋

shayma-yarofficial
Автор

Keep going baanu kuleenahy cumar shabeel

masuulofficial
Автор

Waaw..hees xasuus igu leh.xasan Adan heesihiiso dhan xasuus iyo tiiranyo ayey igu reebaan

axmedsahal
Автор

Woow cumar shabeel fanaankii fanaaninta qurux iyo cod baa kugu dhane waxoogaa qaadka yaree ama jooji pls

zainabahmed
Автор

Fadlan xagga cameraddaha iyo lighting inaga hagaajiya hearse weeye brmaamijkuye

somalimusicport
Автор

Omar you are doing great keep it up bro

husseinibrahim
Автор

Ninka dharkacad innaba caadi ma ahan 5:46

fitaaxcadbi
Автор

WAAR CUMAR WAS MARKII IIGU HOREEYSAY OON ARKO ADIGOO HARGEEYSA KA SOO BAXAY

nadiamohamed
Автор

Dhibaato weyn ninweyn oo rabo in uufanaan ku noqdo heesa fanaanweyn oo qiimo kuleh fanka iyo umadaba meel shir ah oo isu haysta waar xishooda

AhmedHassan-edue
Автор

WALIGAA WADANI UUNBAAD HEESTAYE KOLKA XAGA JACEEYLKA

nadiamohamed
Автор

WAAD DHAGAYSAN KARTA WALIBA KU CESHAN KARTA

ismailwadour
Автор

WAAR HERSAHA JACEEYKA SOO BADI WAAD KU COD MACAANTEE

nadiamohamed
Автор

Sidaas baa loo hesaa ama waa la iska daayah

abdisalanmohmed